Macha Allah astaan tv tartankan wax badan ayan ka korodhsanay waadku mahadsan tihiin abdourahman hambalyo sida wanagsan ee aad parnaamijka udaadihineysid
@sowdohassan
Жыл бұрын
Hambalyo waangaarnay 1 milyon keep going my company ...... I love
@Fadumina12
Жыл бұрын
Qof ilahey talo saartay ma guul dareysto🥰❤
@abdifatahali9551
Жыл бұрын
Waa A (2250 km) wuxuuna ku yaalaa South America. Wuxuu ka soo baxaa Guiana Highlands kuna dhamaadaa Atlantic Ocean.
@mohameddhicis4199
Жыл бұрын
200 ayuu ka walwaley wllhi nasiib badanaa ninka
@suleimanabdulkadirghedi3968
Жыл бұрын
suaalaha jawaabahooda ayaa ah Qalad tusaale ahaan Webi ugu dheer Aduunka , hadaba Webi ga Nile ayaa ah kan ugu dheer dunida dhererka webiga Nile: 6650Km sq halka webiga Amazon dhererkiisu yahay 6400Km sq
Dadka qaar ayaa ujeedaa wax dhaliilaya, waxaas inta iska dhaaftaan taka horta stage kaas ha iska dhiginaha dad highly educated ah.
@dbdjdjdjdj
Жыл бұрын
CONGRATULATIONS FOR 1 MILL SUBSCRIBERS
@ibraahimmahamud5148
Жыл бұрын
Nin weyn oo da'daa jira weliba waxbartay in uu garan waayaa madaahiibta fiqiga ee afarta ah waa nasiib daro : abii xaniifa , ahmed bin xanbal, imaamu shaafici , imaam maalik
@amkamohamed7274
Жыл бұрын
wllhi beentaa maaha sxb waan yaabay laftigeyga
@hamdijama9150
Жыл бұрын
Congrats for 1m🎉🎉🎉 🎉 🎉🎉🎉🎉
@naimay4570
Жыл бұрын
Suasha 1 bangkok suasha 2ad imam nawawi 3 ad Sudan
@mohammedamin2609
Жыл бұрын
Waar dadka qaar halkan eey imanayaa, waar muhiim maaha, in aad haleeli weyso , jwbta, ee haiska dgigin, dambiile, ama mid dulmane ,ah waaba kalsooni daradii qof ah wilkn. Mrki laleyahy, Aqoonta kuugu jirtaaye ,waxba ma aha kalsooni hadadan naftaada ku qabin. Waxan rajeyna . Wariyha , qofka eey su asha weydinayan, ugu yaran iny, yfidiyan, some inspiration.
@ahmedabdi9368
Жыл бұрын
Barnaamijkan waxa aad ugu fiicnaa wiilkii sanadkii Hore sheegi jiray kan Hada xaysiinta codka ayuu ku Fiicanahay
@dhalboqortooyo2811
Жыл бұрын
Haa wlhi
@muhaner_channel
Жыл бұрын
Hambalyo Astaan 1m 🎉❤😮
@Kamalvlogs10
Жыл бұрын
Ki ogu fuleysanaa inta tartame so daawanayay war ma nafta laga qaadaya waxan just injoy ur self waye naftada Aamin waqti ga wad lumineesa fursadaha na ku dagdageesa
@SuperExcuse
Жыл бұрын
Maskiinka waa ciyaalka xaafada aqoon ma jirto runtii 😢
Su aalihiino ha ahaadaan sida kuwa radio muqdisho GA aanku wa mid kafiirso w QALAD
@AwaysGaafow
Жыл бұрын
D-Bangkok
@amalgamjama4613
Жыл бұрын
Wareega kowad hadu helay alxamdulilah $200 Africa waba ciidiisa Mansha Allah one thousand 🎉❤❤ marabe kaleexda wiilka haduba 3 fursad iska so cuney kuma helay keep going 🎉😂
@Kamalvlogs10
Жыл бұрын
Maxa waaye ciida aad sheegeyso mesha ma caruur ba joogto qofyahay wa danbeesaye
@dhalboqortooyo2811
Жыл бұрын
@@Kamalvlogs10 cruurtisa ayu ku ciidsina ma ciidba kaga wynaada koleu kacabuus io fanaad xta wu ubhnyhy ciida adi mlnka ciida ma dhar hre iska qbta 😂😂
@Kamalvlogs10
Жыл бұрын
@@dhalboqortooyo2811 Eid aan dhar cusub gato 1999 ki igu danbessay dhar cusub malin Eid ma kubixi karo sxb qamiis kuso tukada kadib na football ground ayaan aada😂😂😂
@dhalboqortooyo2811
Жыл бұрын
@@Kamalvlogs10 qamiiska aad so gadynis xta wa ciid muhiimdu maha inaad dhar wawyn ad gadatid hal qmiis io garan kugu filan ciid wxa utqaana adi in surwaaal io shati laso iibsdo sas mha qmiska lftsu waxy ka dhign thy inad ciidy😅
@shortsRecap4321
Жыл бұрын
orinoco waa 2,740 km
@saidohalane5942
Жыл бұрын
Astaan waxyaalaha qaar aqoon ma ahan tusaale ahaan, taxanaha big bang gheory, waa shirki aad u weyn ee plz ka fikira waxa aad baahinaysaan
@zakinuur1697
Жыл бұрын
Asc waxann rabaa ina iska saxdaan dhererka wabiga amazon dhererkiisa saxda aha waa 6992km
@alihassanhiraabe6197
Жыл бұрын
D
@gureyshamlaaq5760
Жыл бұрын
Su aisha laleeyahey qofka ka fiirso waa qalad raali ahaada
@ahmedabdi9368
Жыл бұрын
The longest River in south America
@afiarte8318
Жыл бұрын
Astaan tv hawshawada
@kasimabdi-je5qx
Жыл бұрын
Bangkok
@HassanAliHassan1960
Жыл бұрын
Dadka aan wadanka weligood ka bixin aqoonta xaga dalalka caalamka ma yaqaanaan
@AnwarMoameD
Жыл бұрын
Adeer Barmijkaan nin baa lahaa Quruxdiisa. Aaway Cabaas
@abdullahiaden629
Жыл бұрын
Ninkan muxuu qabaaa
@Samiaaxmed9129
Жыл бұрын
🎉
@abdillahimahamedmuhumed8543
Жыл бұрын
Waboga Orinico 4ta jawaabood ee A B C iyo D waa khalad Webigan dhererkiisu waa 2010km
@abdiseed3363
Жыл бұрын
Ninkas dad waynaha u dhibtay oo hdna waqtika cunaya mesha xu kaso donay
@maxamedcadaawe6853
Жыл бұрын
😢😢😢
@nasromohamed-we7td
Жыл бұрын
2250 An filaa
@saidmohamed2052
Жыл бұрын
Barnaamijka sanadi hore shidnaa
@umacaaisha1041
Жыл бұрын
Wareega kowad hadu helay axl wa dadaley
@ahmedabdi9368
Жыл бұрын
The Amazon river is 6400 killometers
@ahmedabdi9368
Жыл бұрын
Sudan
@husseinbissad3754
Жыл бұрын
D bangkok
@khadroabdi6931
Жыл бұрын
ASC, Astantv dadka wey qaldayaan, waa ruuxi labaad ay qaldaan ama jawaab qalad ku jawaban su’aashooda wabiga Amazon dhirirkiisu waa 5300km😮
@abdulkafarismailgurhan7532
Жыл бұрын
Bro way saxanyihin xitana Ana hada hubiyay
@abdiseed3363
Жыл бұрын
Waxan lama wareri lahen D dheh sxbow
@ahmedabdi9368
Жыл бұрын
Alayleydumay waxa tiriyay Raage ugaas
@SomhealthPodcast
Жыл бұрын
Barnaijkaan xagee links la soo dhiga horta
@Samiaahmed1-b8j
Жыл бұрын
Bisha hore ayaa lasoo dhagay wuuna buxsamay
@gureyshamlaaq5760
Жыл бұрын
Su aisha qofka lawrydiiyey haduusan ka jawaabin mawaxaa ka jawABAAYE QOF QADKA KU JIRA RAALU AHAADA
@cumarsaalax300
Жыл бұрын
Manila
@a15.
Жыл бұрын
2250 kilometres
@ahmedabdi9368
Жыл бұрын
Kan meesha wuu iska yimi nawawi
@ahmedabdi9368
Жыл бұрын
The Big Bang theory was 2007
@libancarale3773
Жыл бұрын
Kan uhoreeya waaba ebar
@Steve00133
Жыл бұрын
Nin daalan oo slow ah, 😢🥵🤨
@keyfladan673
Жыл бұрын
Qofka,sfcn u arki waayay wxa meesha ku qoran ma ahan aqoon dari lkn qofki wax fahmaayo wuu dareemi karaa wiilka inu dagnen cabsi zaaid ahna uu dareemayo mrna qofka hduu ku jiro xalad bilaa dagnaan ah wax ma sixi karo mana fahmi karo
@yasinhassan2203
Жыл бұрын
suasha 1aad waa bangok
@casayrmaxamed4292
Жыл бұрын
Wari kan qof maaha ee eri
@nasromohamed-we7td
Жыл бұрын
2259
@Y-ADIL
Жыл бұрын
Amazon River dhirirkiisu waa 4,225 Miles or 6,800 KM NOT 6,400 km Jawaabtaasi waa qalad Meeshaad kala timaadeen adinkaa Yaqaan Reer Astaan Tv? Qofkii raba ha GOOGLE Gareeyo Amazon River Length!
@mohamednourahmed6131
Жыл бұрын
Malaha Adigaa Google Kale isticmaalay bro Amazon Dherarkiisa 6,400km Wye Doodna kama taagna taas
@ahmedabdi9368
Жыл бұрын
Oronoco River is 2250 killeters
@abubakardahir6542
Жыл бұрын
8132 KM weyeh lkn cadi D way uyara dhawdahay
@Kamalvlogs10
Жыл бұрын
Sualaha fududa suasha wabiga marekan ayu ku yaala jawaabta wa B 2250 kilometers
@asliahmed8232
Жыл бұрын
BANAKOG
@liivazza
Жыл бұрын
Waan ka xumahay Taya xumada iyo Tira badnaanta jamacadaha Somalia in xataa dhalinyaradeeni ayaga oo jamacad dhigta eeysan wax aqrin karin Caasimada mid ka mid ah wadamada ugu caansan eey aqoon xisaabta kun iyo Laba kun isku qaldayaan!! Wlh waa Yaabay maxaa laga baray Jamacada wiilkaas!😢 I'm really sorry buddy.
@wlloslo9883
Жыл бұрын
Laga yabee inoo qal qalsanaa sxb
@alandosh
Жыл бұрын
Inuu iska sheegtay sooma dhici karto
@adamabdi8369
Жыл бұрын
Tayo xumo waa jirta dadaal yari ardayda dhankoodane waa jirta lkn waxaa macquul ah yarkan in uu dareemayay cabsi iyo anxiety ee aysan ka ahayn aqoon daro
@keyfladan673
Жыл бұрын
Qofka,sfcn u arki waayay wxa meesha ku qoran ma ahan aqoon dari lkn qofki wax fahmaayo wuu dareemi karaa wiilka inu dagnen cabsi zaaid ahna uu dareemayo mrna qofka hduu ku jiro xalad bilaa dagnaan ah wax ma sixi karo mana fahmi karo
@sadakmohamed8418
Жыл бұрын
2.250km way wabiga waxa uu maraa americka
@abdiseed3363
Жыл бұрын
Dadka ayago qad hesta hdna B u codenaya dadkas mesha ka bixiya
@amkamohamed7274
Жыл бұрын
😂😂 soomaaha sxb
@maryan3892
Жыл бұрын
Qofkii ugu damiinsanaa ee aan arko waliba asagoo sheeganayo inuu yahay Jaamici waa ninkàan lagu bilaay barnaamijka
@CudoonHoney
Жыл бұрын
Adiga uu ku dhama koly 💯🤬
@ahmedabdi9368
Жыл бұрын
Kür Dufan is sudan
@sacdiyayassin747
Жыл бұрын
Wiilka aqoon daro mahayso balse cabsi saaida ku jirta
@riwayasin8893
Жыл бұрын
Ha wlhi wal walba haya
@keyfladan673
Жыл бұрын
Runti beenta maaha cabsi saaid ah ku jirta lkn dadka badanaa ma ahan kuwo dareemaha dadkle fahmaayo
@sacdiyayassin747
Жыл бұрын
@@keyfladan673 haa qofwalba waxba mayaqn bey Iska leeyihin dadkn
@maxamedcabdirahmaan-oq9pk
Жыл бұрын
Ninkaan jaamac dhigtaa kulahaa tiradana waa ki cin la yahy
@maryamosheikh6219
Жыл бұрын
Kan madahibta garan wayay waba ebar
@abdinasiraden2593
Жыл бұрын
Maya wuu yaqaanaa lakiin qal qal badan ayuu isku furay tankale wariyayha ayuuba kumashquulay muxuu fahmaa hadii laweeydiin lahaa xamr iyo banadir tee jeceshay muxuu kujawaabi lahaa toloow kkkkkkkk
@cicfantastic6699
Жыл бұрын
Wiilka koowad waxaa ufilaa waa dadka wax barashada weenida ku bilaabay oo Adult ina lageeyay F3&F4 looga bilaabay.
@abdinasiraden2593
Жыл бұрын
Madaahibta siduu ku garan waayay waanla yaabay lakiin waxaa laga yabaa inuu qal qal badan isku furay meesha wuu joogaa kaliya lakiin cabsi farabadan ayaa kamuuqata waa anigoo kale kkkkkk
@mohaofficial9988
Жыл бұрын
sax waynin ku bilaabay
@laasmedia1
Жыл бұрын
Maskiiin Tirada ayuba aqrin karin 😂
@Faraxzan1234
Жыл бұрын
Wiilka su,aalaha adag baad hor dhigteen see cml ma ha iga garan baa.😂😂
@nuuraadan4465
Жыл бұрын
Barnamijkan cabas aya ad uqa fican hoshisa hada sidi larabay ilama ahan ani
@abbasgaras695
Жыл бұрын
Dad somalia jogo horta aduunka kale war kama hayan miya Bangkog wa magalo caan ah o ad lo yaqaano
@khadramahdi3685
Жыл бұрын
PHD AYUU wataa Bangkok na mayaqaanid cajiib barnamijkaan wuxuu itusai IQ SOMALIDA.
@cilmicaadchannelcilmicaadc7586
Жыл бұрын
Qofka jaamacada barta maahan bangiga cilmiga balse field ayuu bartaa
@khadramahdi3685
Жыл бұрын
@@cilmicaadchannelcilmicaadc7586 yaakugu yiri waa bank.? Bangkok safarada alaabta ugubadan ee xamartaalaa laga keena Cunig 10,sano jira xataa wuu yakhanaa macadala Ninkugu yiri school waan dhameyat jamacad baan dhigtaa kkk waxaan fahmay jamacadaha in laiska sheeganayo .
@abdisamad-yare
Жыл бұрын
Qaybtan dulqaad ee u baahan tahay dawashadeeda. Boring said wayay
@ilhamedebsan1520
Жыл бұрын
Subxanalah Nin kan wa boring, he takes 15 min to answer just two questions 🤦🏻♀️ wan sexan rabey wa undecided and without knowledge igatag dhee
Пікірлер: 111