Sax suldaan waad ka dhabaysay dhaartaadi💪💪💪💪💪💪 irir Somaliland guul
@fatihaybe2815
Жыл бұрын
What is going around comes around...I would like to say Putland let's meet in GAROOWE and BOSASO!
@noormohamed8427
Жыл бұрын
Cato Habe !!! You the product of Abaarso stay tuned with your homosexuality. You’re talking about Garoowe & Bosaso and the descendants of Dervishes are near by Oog on their way to Buao & Hargeisa to taste you once again you suffering of 1988.
@gaadhayegaadhaye777
Жыл бұрын
😊badhya culus halkeeda ha logu tago
@cabdaleaxmed5723
Жыл бұрын
ku.afuuf.cadawga.soomalilaand
@maxamedaden6332
Жыл бұрын
Abwaan caqaayad soodhawaw huwanta buufi
@sahraahmed-fv6rj
Жыл бұрын
Allaah dhul gariir haydunku rido waad ka qoomamayndoontaan kibirka
@MohamedSalah-tq9fy
Жыл бұрын
LAASCAANO HOOYADAA MIYAA LEH DAALIMYOHOW
@mrabdu1805
Жыл бұрын
I can't wait goroowe oo qaxaysa😂😂
@mustafexasancalikaabanka4332
Жыл бұрын
kala gurasha maahe waa kala guur sheekadu garowe dib ugu murmi mayno sool waa soomaliland
@sahraahmed-fv6rj
Жыл бұрын
Allaah baa idinka wayn hadaad awood isbiden
@maxamedsaid1576
Жыл бұрын
markii horeba dhulbahante ayaa kuu dagaalamijirey ee waxaad dhuusa moodey yaanay xaarkugunoqon adoo sidaan si ka duwan adigoo u hadlayana waan sugayaaye 2da bilood tirso
huwan in lala dagaalamay bay uhaysten dagaal hada fisha iyo dhamaystirkii hawlgalka gobolka sool ee somaliland ha yaacina jooga dagalama waxna iska celiya dhe
@aliabdi3689
Жыл бұрын
Maal tv libaax libaax dhalay halkaa kawad
@noormohamed8427
Жыл бұрын
Qowmu luud yohow ma tadha dhac iyo been ayaad meel ku gaadhi?
Legend is a Legend nin wax badan og that is why baan kuu Wataa mashalaah
@batunmohamud1238
Жыл бұрын
Adeer allaha kucazfiyo Waad riyoonaysaaye
@maxamuudtimojilic2310
Жыл бұрын
Abwaan caqaayadow Mahadsanid Lkn doodda waxaad ku darsataa:- Somaliland iyo somaliya markay wax isku darsanayeen waxay ahaayeen laba maamul oo somaliland xornimo horraysey, maantana state of somalia way is ballaadhisay waxay noqdeen 6 maamul goboleed:- banadir state Puntland = Galmudug= Hirshabelle= Konfurgalbed= Juppaland= Waxay rabaan inay somaliland na ka dhigaan state kii 7aad, Weli way riyoonayaan. Wa billaahi tawfiiq.
@saja9892
Жыл бұрын
Dhulbahante soo dhaaf horta marqaanka ka toos sidisididaada maahee dhuludhacaaga hubso
HORTA SIDEEDABA COL MOOYEE NABADBA LAGAMA HADLIKARO MIYAA?
@aminajama8534
Жыл бұрын
Ok guuuuuuul guuuuuuul Somaliland cadowgiin jaban AMIIIIIIN AMIIIIIIN 💪💔👍💔
@faiiskhaalif3721
Жыл бұрын
Abwaan waad kumahsdsan tahY go.aan qaadashada
@nuraden9871
Жыл бұрын
Is he crying..you don't wanna mess darwiish hadii kale ooyin iyo waali ka ku danbeyn immisa ka joog lagu yiri godka ka soo baxa
@roodakarreiyehkaire4714
Жыл бұрын
🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕
@fatsjk-ok8rx
Жыл бұрын
Miskiin waad sarkhasantahay harti Halimo riyoon indhuhu way ku soo bixidoona Boosaso magadhay side burco yaan laguguimin yaa qadiro adigaa galada xabarijiray Berbara ilaa shikh
@dahirabdullahi10
Жыл бұрын
Huwantii xaaraanta ahayd biyaa godka ugu soo galay
@maxamudyaasin9209
Жыл бұрын
ABWAAN YUUSUF WAAN KU SALAAMAYAA MAAL TV WAAN KUU BAARIGAYAA
@terraheesosomali8874
Жыл бұрын
Somaliland xadkeedi tagto
@batunmohamud1238
Жыл бұрын
Odaygu ilaa maalintii uu dagaalk bilaamay masedxan baan umalayn si buu u ildaranyahay
@yassinmohamed5506
Жыл бұрын
Waad ku sugtay waxaad sisay jawaabtii sax ahayd ku wad
@roodakarreiyehkaire4714
Жыл бұрын
🐷🐷🐷🐷🐷🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐷🐷🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐷
@mohamedarabibrahim7685
Жыл бұрын
Rasaata u badi badhyo culusta💪💪💪
@jiheeyechannel1219
Жыл бұрын
Jalkaas ayay kaa gashay mijintii aloow alle
@HH-lo1kn
Жыл бұрын
Danood ogaden dhexdiis no idoor
@oscaryusuf8885
Жыл бұрын
Wxd geesi tudhaale le waaqica dhabtaana ka warama qadiyada muwaadin nimana aan laga liicin karin
@abdirazakrazak9807
Жыл бұрын
Sxp taaha yaraysta ssc khatumo wy socoty
@abdullahiguled
Жыл бұрын
Caqaayadoow qofnimana alcoholic baad ka tahay qabiilna muuse cabdale ayaad ka tahay inan gumeed yohow Inangumeed ku dhalay cuqdada qabaa ee jaahilka ahi geedkaad gaadho Midho kasoo guro dagaalkaad ku baaqday waanu kula qaadanay laangaab yohow laangaabku dhalay gumeysigu Waa kii aad dusha kaga soo qaadi jirteen berbera ilaa sheekh markay soo xagaa baxayaan taariikh duna Waa mid qoran afqashuushle afqashuushle
@Horn-sc2hzgtdooonbbfd
Жыл бұрын
somaliland dhibaatada majeerteen oo soomaali heshiisa ha fahanto. Waayo? Hadii soomaali heshiido daarood ogaadeen baa majaraha u qabanaya taana majeerteen ma aqbali karto.
@hangoolhaaji9358
Жыл бұрын
Ader xogta hainaga bixin, midakale dagaalka waalaga dahai bal hala dhaqaaqo
@af8803
Жыл бұрын
Hasta burhaanag yaa isaaq. God ka ka soo baxa hadaad awood leedihiin. Dagaal waaba dhacay waad hurudaaye. Reer abaarso wixiinu waa waan Socon weynee aan orodno
Man laqiya maalaa Yacniihii, laqiya maalaa yarliihi😅
@nuradinali4156
Жыл бұрын
Waad miyarsandotay soo soco
@ayaanismail5516
Жыл бұрын
Waxii 18 May. Dhurbaxadii. Yareed ee lagu dhuftay ilaa hada madaxa kor uumay soo Qaadin
@skaba6390
Жыл бұрын
Maasha allaah. Guul soomaalilan waxaan ku odhan la Haa Xadka yaan la tagin Laascaanood hareeraheda uun hala joogo wixii soogalana Dabka hala saaro oo Buthlan dhuumashada ay ku soo galayso halagu dhameeyo wayxamiliwaayeen gumaadkii ku dhacay ee ay lahaayeen waa ciidamadii deegaanka laascaanood ee anay muuqan markaa waxay doonayaan in ay soomalia iyo caalamka Hub iyo taagero kaga doon taan markay Somaalilaan Ku duusho. Markaa somalilan waxaa u Dana in aanay sool dhaafin wixii soo bada galana ha gumaado Please gaadsii madaxda Ciidanka Goojacade adaa la joogee. Hadalka dani yaan laraacin
@noormohamed8427
Жыл бұрын
Qowmu luud jamaahiirtii ayaa duleedka Oog kuuso joogta adiguna Puntland soo gelideeda Lascanood argagaxisada SNM ha ka ilaaliso ayaad leedahay. Sow kaag iyo kala dheeri ma aha yaa NADAL?
@zahrabulale375
Жыл бұрын
Ilaahay idikiisa guul guul iyo gobanimo ilaahay nabda siiyo dhamaantoodo uma diisa oo wanaaga dhex dooda ha dhigo
@mwlaimuabdullahi2925
Жыл бұрын
waxad ku faaneysaa qabiil layidhaahdo isaaq waadna leedahay dagaal baan qaadayaa waxana ku qaadayaa Harti kkkk horta Aawey ciidamadii Aad Soo tabceyseen 34 tii sano ee lasoo dhaafay mar maanta Aadku faaneysid wiilal yaryar oo dhiboo ah ? Hadaad maanta Soo qaadaan dagaal iyo haddii iidan Soo qaadinba runtii monoolid waana lagaa taqluusay
@ijoxasan9132
Жыл бұрын
mwlaimuaabdullahi2925 ciidankii qaranka somaliland waa heegan hadaad mooday dalku in uu labo taako yahay somaliland waa dalweyn waad arki doontaan ta dhacda yaa sab kibirtay waa naqaanaa sida loo shaabuugeeyo
@ayaanismail5516
Жыл бұрын
Ma jidho land waa in Calanka Somaliland ka babadaa
@xasanaxmed82
Жыл бұрын
Maal tariikhda sax hlkaad ka tidhi 1969 waa 1960 halad ka tidhi 1984 waa 1884 kii
@DhagaxKure
Жыл бұрын
The true soldier fights not because he hates what is in front of him, but because he loves what is behind him. Somaliland guul iyo gobanimo 👍
@noormohamed8427
Жыл бұрын
1988 qaxaye I true soldier wins when he is in the right path and fighting for justice. Guul for the Jamaahiir death & disasters for the aggressors SNM the terrorist organisation.
@adanm.3358
Жыл бұрын
1884
@mustafexasancalikaabanka4332
Жыл бұрын
💚🤍❤
@aminafarah7494
Жыл бұрын
Guulaysta insha Allah cidamada qaranka ❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤
@AbiLolo-cy1gp
Жыл бұрын
Guulaysta Ciidanka Qaranka iyo shacabkeenuba
@abdikhadirfarah7415
Жыл бұрын
Waa sax somalinad waa in xaduudada soo xirtaa Wilba masha kala bar la dhahana ay saldhig ka dhigtaan cidanka qaranka somalinad Waxaan ku talin lahaa in waqti loo qaybto dhalinyarada la qaladay
@noormohamed8427
Жыл бұрын
Qowmu luud yohow jamaahiirtii SSC ayaa Oog kuu soo dul fadhida adiguna xadduud ayaad ka hadili Shame on you homosexual
Ma meesha qowmu luudnimada iyo Alle ka fogaashuhu ka socdo ee Adna Aadan leedahay waxa cisbitaalka nalooku keenay wiil todoba jira ooy todoba nin fuuleen eey misana ku leedahay mid ka mida oon u guurino ayaan garan la’nahay iyadana walaalkeed qowmu luud yahay ayaad leedahay من دخل فهو امين) سبحان الله
@abdiazizmohamud-wv5xh
Жыл бұрын
@@noormohamed8427 adigu qowmu luud baad sheegaysaa noolaanshihiina doonimaysid oo maanta iska dhaaf Somaliland, soomaaliya oo dhan axad aan reer bahal ahayn inuu ku noolaado ogolayn, marka fisqi, dulmi iyo munaafaqadba waa reer bahal.
@noormohamed8427
Жыл бұрын
@@abdiazizmohamud-wv5xh Beentu waa wax laydinku yaqaan. Ma garanayn reer Bahal kaad sheegayso laakiin dhulbahante taarikhdiiso gudur Ilaahay ma gelin. Laga soo bilaabo taariikhdii daraawiishata ee kaa xoraysay Ingiriiska aad ilaa iminka tidhaahdaan waa walaalkay ilaa maanta waxay naftooda u hurayaan midnimada Somalia halka reer qowmu luudna leeyihiin inanka Adisababa ku dhashay ayaa nooga sokeeya wiilka Muqdisho ku dhashay. Marka yaa munaafaq ah adiga iyo aniga?
@mahdibahdoon9742
Жыл бұрын
Baroorta orgiga ka wayn , waan socon wayne han orodo kkk🤣🤣. Jamaahiirta SSC of Somalia 🇸🇴 iyado hiil walaal la joogin iyay SNM laascanood xoog uga saareen. Jamaahiirta SSC waa diyaar 💪💪
@safiyofarah-gs9qx
Жыл бұрын
Kk beentaa maha minyaro maseyrtey waligaa ma aragtey
@noormohamed8427
Жыл бұрын
Mahdi bahdoon Run baad sheegtay 🇸🇴 ka waran markay hiil walaal xabada ridaan 😁
@noormohamed8427
Жыл бұрын
Reer qowmu luudow bal waxad dib u dhiganayseyn soo daaya ha la arkee. Jamaahiirta SSC waxay balan ku qaadeen inaad Hargeysa ka qaxdaan.
@ijoxasan9132
Жыл бұрын
noormohamed8427 hargasa laga qiximaayo ee daroowe ayaa lagaxayaa jamaahiir iyo jiiqjiiq looma baahna waad riyoonayaa
@ayaanismail5516
Жыл бұрын
@Nuur mahamed. Xaarkaagii baad ka kici laadahay markaas baad hiigsanaysaa my hometown. Hargeisa. Cadeey xasil bro
@noormohamed8427
Жыл бұрын
@@ayaanismail5516 wadhaney ehelkayga miyeyna ku jirin kuwaad u loogey Cali Harti (waraabaha)? Wadhaney miyaanad ogeyn inay jamaahiirtu Oog duleedkeeda reer Qowmu Luud u soo joogaan? Wadhaney Miyaanad oohinta xaaweeleyda Burco iyo Hargeysa ka dhacaysa. Waa jamaahiirtii SSC keliya weli hartiga aad ku waalateen dagaalka ma soo gelin.
@noormohamed8427
Жыл бұрын
@@ijoxasan9132 Jamaahiirta SSC Keli ta ayaa idinkoo Tukaraq oo 80km u jirta Garoowe idinka soo saaray maantana jamaahiirtii Oog ayay dul joogaan. Mohamed Hirti (Majeerteen) haduu dgaalka soo galo ma waxad diidi in Iidoor qaxii labaad gelayaan?
@ijoxasan9132
Жыл бұрын
@@noormohamed8427 jiir baa bisad cunay na dheh ilayn sheekada daaroodku waa taase mulac baa halaq cunay na dheh markaasaanu waxa kaa qoraynaaye,hadaadoonaysaan in aanu beenta idinka dhegaysano Libaaxbaa hal dilay dheh taasaa macquulah
@abdimohamoud1803
Жыл бұрын
Well done, Abwaan
@farahroble9961
Жыл бұрын
Guul somaliland ❤
@khadraabdirahman6791
Жыл бұрын
Cadaw badan oo meeluu sò maro la aa ayaa dooyin u furmayaane wadooyika ama daloolada gufeeya sida ugu fiicana halooga fekero talaabooyinka la qaadayo
Пікірлер: 188