Xaafadu way horumartay muuqal fiicana waad ka soo duubtay 👏
@GaraadCabdale
Жыл бұрын
Wax walba waxa ka wanaagsan waxa dhulkeena ka soo baxa. Fadlan kobciya wax soo saarka dhulkeena, kuna dadaala inaad isticmaashaan afka hooyo:
@abydby
Жыл бұрын
Masha Allah Hargeisa rising fast
@JamiilaJiimi-xq3pv
6 ай бұрын
Masha alllllah reer somalland noooolaaaada❤
@abdiibrahim6615
Жыл бұрын
Asc mansha allah saxib hormar
@isseyusuf8888
Жыл бұрын
Allah akbar goood news
@TheWacan
Жыл бұрын
Mashaalah tabaraklah...waa xafadaydii aan ku koray....meeshaas oo wada banaan baan lugayn jiray...😘😋💕🙏
@noorajama5992
Жыл бұрын
Maashallah waa qurxu
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812
Жыл бұрын
Maansha allaah tabarakalaah
@ifrahjama630
Жыл бұрын
Mashallah tabarikallah wax u dhow guriigagi illaahay nabad hanagu keeno aamiin aamiin yaa Allah 🌷👋
@abdiibrahim3037
Жыл бұрын
Asc mansha allah my brother
@ahmed_diinaari
Жыл бұрын
Keep going bro 🙏
@Hawd74.
Жыл бұрын
Manshala
@burcawi6247
Жыл бұрын
Mahallah keepgoin
@abdiazizosman8041
Жыл бұрын
Mansha allh ❤
@somaliofficialplus6106
Жыл бұрын
Mashallah xafada calamadaha isbedel wayn ba kamuuqada wallhi
@halimoab1221
Жыл бұрын
Wll meelaha ficn ee laga cunteeyo so geli InshAllah
@nimomuhumed9917
Жыл бұрын
Beautiful
@Akvlogs_2023
Жыл бұрын
Thank you
@abdiqanimm7518
Жыл бұрын
Big man ahmed 🎉
@abdirahenmohamed1255
Жыл бұрын
Masha Allah wadanku waa hore marey
@ashaabdullahi4659
Жыл бұрын
Adigu murayad iyo dhagax baad itusaysay aniguna waxan raadinayey geed war dhirta beera si at quruxda magaladu usoo baxdo
@talasameabdihasan4343
Жыл бұрын
Keep it up Brother 🐐 you are our motivation man
@khalidqawdhan3265
Жыл бұрын
Good
@sidrasirad9475
Жыл бұрын
Yogurt caano xoolad maha miya waxad tidhi cano xoolad baad moodaysa ma cano boodhaha ka sameyeen
@Ak-nv9zn
Жыл бұрын
Asal meshad daragiska mool badaa unaqaanaa mesha aan lagalin hebel alabta nucas oo sida sariraha murayada leh gurasta maxay wax ogashegan wax baba kuhoos dugan
@mukhtarabdullahi9811
Жыл бұрын
Jigjiga ka soo duuub saaxb
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812
Жыл бұрын
Horumar fican ayaa ka socda somaliland
@rashiid187
Жыл бұрын
Waxyaabha ab la yaabo wadanka somali lagama hadla miyaa maxaa meelkasta ay ugu qorantay English iyo carabi.
@faridwiser5441
Жыл бұрын
Asw, Wadankeena nimcaa taala.. Somaliland Yogurt kii lagu sameeyay, ma sida caanahaa loo cabaa...kkk waad iga qoslisay. Waxaan arki jiray Yogurt malqacad lagu cuneee...it is. Funny..
@abdirahenmohamed1255
Жыл бұрын
Malaha waa yogurt biyo ah very soft 😂 hadeydonaan wax la isku dardareybey ka sameynayaan oo aan caanaba aheyn
@Ahmad-furka
Жыл бұрын
Yicib ma haysaa
@mahdiabdirahman7065
Жыл бұрын
350 a month miyaa wuu u qalmaa
@Hawd
Жыл бұрын
Need to plant trees. Why reer SL hate trees? Ma jaad bad ka dhigatan?
@MmmMmm-xg6pp
Жыл бұрын
Hadaad English explanation ku darto mustaqbalka group 267 qof oo ajaanib ah ayaa u gubbins Donna And now I will try si ay kuugu noqot publicity
Пікірлер: 45