Walaalaha chanalkan wada waxaa fiicnaanlahaa inad nooso bandhigdaan duruusta dhowradii sh shacban alle haini barakeeyo
@Baraarug2011
Жыл бұрын
insha allah waanu soo gelinayna
@allahfirst3414
Жыл бұрын
@@Baraarug2011 aad iyo aad ayad umahadsantihiin
@warsameahmed9871
Жыл бұрын
Yaan la arag goor dhow hargeyso dab kabaxayo maxaa yeeley meel ma soo galaan ilaa waa halaagaan : koofurta soomaliya,aljeeriya,mali ,nayjeeriya ,tunisiya,liibaya,ciraaq,suuriya.
@warsameahmed9871
Жыл бұрын
Reer somaliland ha ku bishaareysteen in caruurtoodii la barey figrigii wahaabiyada ee ahaa khawaarijta noocooda dadka laaya ee loo yaqaan azaariqa ee uu soo nooleeyey saciimul baadiye maxamed c/wahaab oo hadda soomalidu ka taqaano shabaab ,daacish ,salafiyo iyo ictisaam.
Пікірлер: 5