XARIIR AXMED LYRICS | ADUUNYADII MAY DHAMAAN HEES JACAYL
Lyrics writer:-
Kuma Dhayalsanine Nasibkaa Halkaa ina dhaafin waye.
Dhabtii imad xumaynine calafka ina kala dhaqaje.
Kamaan dheeraanine waxan ahay qof dhig iyo dhuuxaaga raacaye.
Niyadaadu yay dhiman. Ii dhawr ala dhowr naftadana.
Waan kugu dhex noolehe. Dhiso dhaqan ban ku leeyehee
dhigaa u sare walaley. Jacaylkii haduu dhantaalmay dhantalmaay.
Aduunyadii may dhamaanin. Dhiso dhaqan ban ku leeyahay
Voice artist: Xariir Axmed
Released on: 2021-March-28
Song name: Aduunyadu May Dhamaan
Lyrics: Maxamed Saalim
Melody: Sakeriye Kobciye
Music by: Henok Atlabachew
℗ SNE
Don't forget to subscribe - bit.ly/2XAhnLw
#xariiraxmed
Негізгі бет Музыка XARIIR AXMED" LYRICS | ADUUNYADII MAY DHAMAAN HEES JACAYL AH
Пікірлер: 295