Magaalada Muqdisho waxaa bishii hore laga furay bandhig ama xarun madax bannaan oo loogu tallagalay farshaxanka casriga ah. Xaruntan oo ah tii ugu horreysay ayaa hadafku yahay in lagu hormariyo hal abuurka. Maxamed Nuur Macalin ayaa warbixintan ka soo diray Muqdisho, waxaase soo jeedinaya Maxamed Bashiir.
- Күн бұрын
Xarun bandhig farshaxan oo laga furay Muqdisho
- Рет қаралды 12,411
Пікірлер: 13