Hal teebo ayuu ku wada heesay iyo laxamo kala duwan iyo xadhko kala dheer fanaan qiimo badan hal heesa Moore intooda badan waa isku teebo bele kudagtay duniyeey
@hodanabdi6395
6 ай бұрын
Ce souvienr 1998 xasuus djibouti jano
@Mohamed-pe8pn
10 ай бұрын
Anoo jigjiga iyo jabuti wajeer jowhar iyo hargeisa hablaha diri dhaba dhax jogaan ka wayay midaan jaclestay jelalada eg made madedii qalbiga tii uu jacladay hadey jarsare isa saartay Jarexo anoon sugeen intey Xusulka igu jiday waliba si xun ijalecday miyaan jixin jixo ka wayay Habeen walboon 4 bacood oo garaba ah aan ku mirqamayo un baan dhagestaa aad baan utageraa xasan wado Holland 🇳🇱 haduu ii imaan la haa waan soo boqon la haa aad baan ujaclahay hesihisa
Пікірлер: 33