Jacaylka anaa la jaaray dabeedna ka jiifsan🛏waayay jawiyo sheeka aan dhamaaanayn saqdhexe soojeed ku gaaadhay😭😭 i 👇
@joomoha5613
6 жыл бұрын
Naftaydu miday u jezhy bogayga markan u jexaY wixii jiraY an u zheegay ciyaaLkii horeH ka danpeyay legend of legends hasan wado 2018 ✌🏼
@isxaaqmaxamed854
6 жыл бұрын
La iskama heese walee waa fanaan buuxa legend salaan sare
@sultanhufane1051
2 жыл бұрын
Yaranti oo dhan ban dhagaysan jirnay zxb. Hassan bile dhimbiil legendary fanaan Hassan wado
@canababdi823
6 жыл бұрын
aaax aax heeskan wiilkii igu horeyay o jaceyl aan lashekeysto baa iqadaay mar aan kaa carooday xasuustu waa xanuun inkasto aaan hada marwo ninkale noqday siidaa ooy tahay maa ilobin sharaaf ku nolow JiGJiGA casumadii degaankayaga bilic wanaag afrika ugu nuur badnoow
@goodbyee1088
5 жыл бұрын
Canab Abdi sax
@awalemuse2578
5 жыл бұрын
Ax ax canab abdi wan kula dareemayaa
@THETRUTH-ey7le
4 жыл бұрын
Ninkaga oo hada ku qabo wuu arkaya qoralkada 😂😂😂
@aminoahmed4446
4 жыл бұрын
Emtional😥😭
@mohammed-jama
3 жыл бұрын
@@THETRUTH-ey7le 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mofosman4426
2 жыл бұрын
Hees xasuus badan leh. Hassan wado faanaan buuxa wlahi. Fanaan reer djibouti ah. Congratulation
@sonaaalikhan1226
3 жыл бұрын
Waa markii iigu horaysay aan heeskan maqlo from TikTok
@ladnakaled97
3 жыл бұрын
Qalbiga ki u jecladay hadu jaar sare isa saraay ❤❤❤ jabkagu wa hargaysa jacayl ha kugu galo ado waliba from Djibouti ah
@barkulanchannel503
4 жыл бұрын
Waxan la yabay labada qof ee si dhaba isku jecel goorme ayey is calman donaan ma aduunyo kale aya so bixi doonto cajiib inta aan arkay oon kow la ahay qof qof kuu jeclaay helay majiro allow amuuraha sahal
@abdirahmannur4193
4 жыл бұрын
28/12/2019 Sunday 19:27 fiidnimo Paris France 🇫🇷 Happy New year alle sanadkan sanadkisa bash bash io cfmd qab ha inagu gaadhsiiyo ❤️🙌
@elmiabdi3915
4 жыл бұрын
Abdirahman Nur Amiiin bro Anagana. 🇩🇪 Germany Nagu so galay Paris igu salan Birta dher 😛
@abdirahmannur4193
4 жыл бұрын
@@elmiabdi3915 wn kaa gaadhsiinayaa sxb qli incha allah Paris ❤️ Mar uunbaad na soo bookhane mar dhexdaa ahayd ayn Germany 🇩🇪 joogee 🙌 asxbta ayaa ku badan wadankaase walow aanan jeclayn
@ayaanyusuf6792
3 жыл бұрын
Manoqon sanad happy 2020
@milanovloggsandfunny5938
3 жыл бұрын
Alla wajeer maxan uxiisi ...what a song❤
@abdiahmed9883
2 жыл бұрын
Cawa ayaan joga mudo dheer kadib wajeer
@abdullahawilyousuf3995
6 жыл бұрын
xasuus gaara sxbkay amin carabiyo best fan of xasan wado haduu arko sxbkay amin xabsi sln gaara bro waa laysusoo noqon wixii nool aduunka
@najiibalpha9409
4 жыл бұрын
Legend wado! back to old days I just recalled something 😥😥😥
@Qofnaba.
4 жыл бұрын
Cawa oo ay tahay 2/1/2020 heestan xalada jira oo ihaysta awgood ban uso radiyay mar wlaba oo aan wx tabanayana wan ku Nafisaa heestan
@aminoahmed4446
4 жыл бұрын
Emtional 😥🤲
@Who_are_you900
2 жыл бұрын
Hada jaalle sethy
@yaxyeym3766
3 жыл бұрын
Xasuus inan aan jaclaa bn u qaadi jirey lkn hada waa marwo nolol wWacan bn u rejaynaya 22/2/2021 12:05 duhurnimo 🙏
@anascabdirazaaq248
4 жыл бұрын
JIGJIGA IYO JABUUTI ONE LOVE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@roobleawoowe5573
2 жыл бұрын
Xasuus 2015 ban dhegeysan jiray mnsha Allah mantana waa noolahay 2021
@hashicabdikhani8693
3 жыл бұрын
12/12/2020 waa malinimo sabti ano jigjigo iyo jabuti wajer jowhar iyo hargeiza axsan hees Labo qof dhab isu jecel waqtiga kala weeciyo Waa adun nasib dhamaystirin si loohelo adagtahy Alxamdullilah
@haashimohamed
2 ай бұрын
Bb o o. Nonnonnnnnbn.
@alielmi8449
6 жыл бұрын
Alla Aax aax Dire dhaba Maxan uu xiisay Dhulkayge Ilahyow nabad Igu cele Inte Rer gobelka Siiti ah Gacanta tag
@ahmadmuse399
6 жыл бұрын
Me too I miss dire
@moguehabdifarah1452
6 жыл бұрын
I am from jidhi and abdoulkader in north of somalia
@ahmedusmananshur7698
5 жыл бұрын
Ali Elmi
@ahmedfarid2714
5 жыл бұрын
Ali Elmi amba sida unban ugo xisay lkn bilkaste wan taga Diridhaba mel barakaysan
@xogsadeabdi5422
3 жыл бұрын
Sido kale😭😭6 sano baan ka soo maqanahay
@mustafeabdi2921
7 жыл бұрын
nic song alfanaan xasan wado aadbaan ooga helaa heesahaaga
@mohamed_Hindi
3 жыл бұрын
2021 hadii ad dawaneysi 👍
@sultanhufane1051
2 жыл бұрын
""Jareexo Anon sugaynin intay xusulka igu jiday Waliba si xun ii jaleecday Miyan jixin jixo ka wayay"
Пікірлер: 136