Heestan waxan aad u xasuustaa 2011 qalin jabintaydii saddexaad ee barashada cafimadka gaar ahaan shifa college taas oo aan ka qaatey markii labaad diploma midewife ah Fanaan muwaadin ah Somali ku abtirsada
@MurtiSameChanel
6 жыл бұрын
Hees xasuus leh wlahi 2008 baan Radio jabuuti ka dhagaysan jiray Xasuus gooniya heestan igu leedahahay
@abdirihmanhajji7992
2 жыл бұрын
Reer boosaso noolada waayo badan I love u boosaso my home
@nuuramukhtaar2350
Жыл бұрын
Bosaso deqa bartan ku ababey oon baryo badan ku qatey wax likeniy ano jira 7sno mantan 20sno Ayan jira malin mel kale mel madin bosaso deqay waliga hamudan ciil 🇸🇱❤️🥺
@MultiSharmarke
13 жыл бұрын
BOSASO FOTURE OF SOMALIA (LAANTA HAWADA
@playboiYams
3 жыл бұрын
Xaafad waacan oo madaxda ay dhagan weeye manta. Rageedi bad tahay hadad garanaysid 💯
@toja6926
Жыл бұрын
i⁹o9y
@ahmedoffishical9791
11 ай бұрын
Ma nooshahay talow magnate sxp
@AhmedSahal1
3 жыл бұрын
2020/11/28...Germany 🇩🇪 yaa iladawanaya
@mubarikfarah6109
5 жыл бұрын
Best song 👌 like isaar qof 2019 dwanya
@cabdullahimire170
2 ай бұрын
Heestaan waxaan maqlay anigoo aad u yaraa 2006/2007 hal mar, waxaa qaadi jiray wiil sanad iga waynaa oo adeerkay dhalay xiligaas somalidu khadku wuu ku yaraa iyo talephonku, mudo badan youtubeka waan ka raadiyay waana ka waayay balse bilo ka hor ayaan nasiib wannag helay Alxamdu-ilaahi, wllhi I like it
@odaysoomaaliyed538
4 жыл бұрын
Heestan aad baan u jecelahay aadna waan u dhagaystaa. Fanaanka hibada qarniga xasan wado
Hassan wado fanan weyne Djibouti aya ku xistay still watching 2020
@shokanitube1219
3 жыл бұрын
Boosaso cadey wa meeshi xudun taydu tallay alla habarakeyo 2020 yaa dawanya.😘
@IsmacilHaybe-y7e
Ай бұрын
Gabiley bay ku dhixiyoo❤❤❤❤❤ree gabilay likt ta
@zuhaybaapdi1831
4 жыл бұрын
Bosassa Deqa 😭🥰💋 Wn u xizy gar ahan xafadydi “Gal O Dib U Guro”
@mohamettfarxanigaboosaso206
4 жыл бұрын
Zhp Hda aNa ku joga
@caaqilka3712
3 жыл бұрын
Hees nin wayn Bosaso waa u xiisay
@user-ve4rv3fw4x
2 ай бұрын
Waa wakhtigii aan dhashay 209❤❤❤❤
@naqdhabiijo4647
2 жыл бұрын
Waxan ka Dhegaysan Jiray RADIO JABUTI waagaan Yaraa Raadiye Yar Oo Baytariyaha Loo Madhxin Jiray Ardaaga Gurigayaga oo Baadiyaha Burco ahaa Marka xoolaha Lasoo Xareeyo Iyadoo la Daalanyahay Baa Cawayskii Radio Jabuti soo dayn Jirtay , Imikana Waxan Ku daawanayaa 12,01,2022 Gaadhigayga Dhexdiisa ,Waa True Story Ilaahaw wA kugu Mahad Cimrigu Ciyaar ciyaar maaha Wakhtiguna aad Buu U Ordayaa
@ahmedkhader5967
7 жыл бұрын
heesta sigaara ayaay iledahay dhabtiiii lama ilooobaaaan al fanan hassan wado
@nimcanmohamed578
Жыл бұрын
Heestan Waxan daawan jiray 2006 Waxan dib u dawanaya 17sano ka 2023 22 April
@isma-lurechanel2522
4 ай бұрын
Heestaan xilli aan ku qiyaasayo 2009-2010-kii ayaan bartay ilaa hadda oo ah 3.3.2024. waan jeclhy dhagaysigeedana kama xiisa dhaco, balse dhibka ugu weyn wuxuu ka jiraa heestan wax yar baan ka fahmaa ama in badan oo ka mid ah ereyada heestan maba fahmo ma af qalaad baa ku jira ma ogi? Waliba waxaan isku tiriyaa dadka afka Soomaaliga aadka u yaqaanna. Ma jiraa qof heestan ereyadeeda wada fahansan oo qoraal ahaan igula wadaagi kara.?
@qarjiijunior2394
2 жыл бұрын
Heestan macalin reer jabutii oo diga luqada faransiska aya qoray dhalxiis wa xey so baxday 2000 mar howlo shaqo u tagay dalka hoollad ayuu iga shegayey
@abdimohamed4051
4 жыл бұрын
Xasan waddo fanaan weyn oo soomaaliyeed in badan noolow
@boqorkatogdheer5051
5 жыл бұрын
Xasan wado fananka fanaaniintii dhexe 👏👏👏
@apdiaziizhajji3499
4 жыл бұрын
2020 Bosaaso Geeyo Baxaan bixi 👑
@mohamedabdijama3531
4 жыл бұрын
HEESTAN YAA DAAWANAYA 2020
@sahalabdi6534
Жыл бұрын
Ala maxad fanan ahayd xasan wado
@mrjamac
15 жыл бұрын
bosos waxaa igu dan basay 1993 insha alaah markale ayaan kusoo noqon doonaa bososo is like boston city its buetfully and this song is nice 2 thnkx hsan ilke 2 see bososo soon viiva puntland
Ana baburkan so saranahayn so dhaWeyntu waa adi quen😍😍
@isqoryoonis4287
3 жыл бұрын
Legend xasan wado still 2021!
@aziizinour5713
2 жыл бұрын
Reer Bosaso noolada waligiin❤️
@abdiwelijaffaal
3 жыл бұрын
Memorial song still love it❤
@awgeeddi1003
7 жыл бұрын
heestan wan tageera xasuus qali ah captan awgeedi
@laylaafrikachannel146
11 жыл бұрын
masha allah waye wado masul sare
@ahmedjeebe7826
7 жыл бұрын
Layla Mohamud hi
@talokeen259
7 жыл бұрын
Anoo beer tayda qodanayaan xasuustaa
@mohameddhaashane1883
3 жыл бұрын
Waan la dhacey markaan heley oo aan dhageystey heestan qiimaha badan, waxaa micne i sameyneysa in aan bosaso ku dhashey kuna noolahey, waa Magaalo nolosha u sameysan.
@amraazali4136
6 жыл бұрын
Xasuus hore wlhi iyo asxabteydi reer wardheer iyo markan guriga ku dhex qadi jiray aaaaaah
@qaranradiye
15 жыл бұрын
inacarabxasn waad ku mahadsan tahay sxb. xasan wado wuxuu ka heesaa jabuuti waa fanaan somaliyeed oo reer jabuuti ah wuxuuna heesahan ku qaaday Maamulka puntland oo ay booqdeen fanaanin reer jabuuti ah waxaana hormuud u ahaa oo kooxdaa watay Abwaankeena somaliyeed Abwaan sangub.
@user-nm3fk9iv9l
5 жыл бұрын
10 sano aya laga jooga hadalkad qortay
@Samriyeh1
3 жыл бұрын
Heestan waxa la sameeyay 2000, waxayna ka hadlaysaa dawladii Soomaaliyeed ee lagu soo dhisay Carta. heesta waxa curiyay Cumar Daahir Cabdi "Cumar-Kuul" (AUN), wuxuuna ugu magacdaray "Bi-Gay", magacaas oo uu ula jeedo in heestu ku socoto laba qaafiyadood (B iyo G), meeris kastena uu ku dhamaado codka "I'" ama "AY. Waxa kale oo heestu ka samaysan tahay laba god : jiifto iyo in yar oo uu marna xagga danbe kaga ladhayo marna xagga hore.
queen muxipoh waa laga in aan isba garano inkastoo wakhti dadka kala fogee ayey wll aad Baan ujecelahay reer dire ma ilaawo adn guul baan kurajeynayaa wll markasta
Пікірлер: 239