Noloshani way adagtahay waxay kaaga baahantahay dulqaad iyo dhabar adayg iyo sabir .
Sidaa darteed waxaa Jirta Qawaanin iyo Xeerar awood ku siinaya oo Hadii aad dabaqdo aad Ahaanayso qof Xoogan ama Gabar xoogan ,
Qawaaniintan waa qawaanin La qoray qarniyo Ka Hor ....
Baadhitaan dheer in aad u marto maahane si sahal ah kuma ogaan Kartid kumana Heli Kartid,
Xogaha iyo kutubta ay Ku qoranyihiin qawaanintan wa kuwo loo tarjumay in kabadan 200 oo luuqadood.
Waxad u bahantahay Xeerarka awoodda ee Nolosha,
Si dadka kugu xeeranna Si Caqliyaysan oo Xoogan aad ula dhaqanto....
Noloshana aad u Noqoto qof xoogan ,
waxaan kugu Soo gudbin kuguna Sharrixi Muuqaalkan 14 xeer oo Hadii aad Sida ay Yihiin u dabbaqdo Noloshan aad Meel adag Ka istaagi doonto .
my instagram 👇 instagram.com/p/C2pDNtHsH...
Негізгі бет Xeerarka Awooda | 14 Xeer oo Noloshaada Badali doona | Get real power of your life
Пікірлер: 55