Masha Alla. Waad asiibtey xildhibaan. Clipkaasi waa taarikh. Forashada so socota waa hubkii lagu geli lahaa. Qofwalbaa STAR saar❤
@user-sl7cg9zn6t
5 күн бұрын
Waa.basaasiin.maad.ciro.iyo.xirsi ku dartid
@abdirahimabdikhalak3592
5 күн бұрын
Guruuji RUNTA ada sheegtay nolow
@khadarciidle1706
4 күн бұрын
Waa sidaa xildhibaan
@jamalskp7280
4 күн бұрын
Waa sax
@DaahirXuseenxasan-un4yf
5 күн бұрын
Maad fahmi kuruuje
@mustafexasancalikaabanka4332
5 күн бұрын
rijaaal runta sheega waa guruuje walahi
@museali8972
5 күн бұрын
HAYAAY XAQII WUU DILAACEY
@Banuhashim237
4 күн бұрын
WOW HABAR YONIS TII LA YAQAANAY❤❤❤❤
@abdullahiomarali5241
5 күн бұрын
GURAAGE XURSI GAAB WAAD KA REEBTET DIFAACA IYO CIRO LABADAA MIDANA XIFMAD KUMA OGID FILYAA MISE CIRO WAA NIN ILLAHEY U DHASHEY AF GAABIN OO KUNA FIICNAA MADAAGIIC HADAL UU TUURO XIRSI GAABNA HADLKIISA WAA CAY OYO HABAAR OO HALKAA XIGMAD KUMA JIRTO
@user-qu8ud6kz2j
4 күн бұрын
Walahi intii maanka dad badan oo reer Somaliland ah ka guuxayey ama ay iswaydiinayeen ayaad sheegtay, Xildhibaan waad asiibtay.👋👋👋💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️. Waxaa caddaan ah in markay qabsadaana ay ina iibin doonaan. Jazakall khair.
@aminahassan4566
5 күн бұрын
Siro ayaa laga hayaa 😬😬🤨🤨😈😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamoudyassin9035
5 күн бұрын
Mycaaradku waa cadaw xasaanad leh oo kuwa parliament jooga ayaa ka mida.
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
5 күн бұрын
Maanta waa in dslka la difaacaa mucaarud iyo nuxaafud somaliland guul ❤❤❤
@OmerkhaireGulleid-jq1gg
5 күн бұрын
Arintaas qolada mucaaradku way ka fascismen,guruuje arintan waa ku saxan yahay
Guruuje Wuxuu doono hayska dhex tuuro, waa ninka kaliya ee cadowga u badheedhay golaha dhan
@dauuddaaauud8339
4 күн бұрын
Xamar daaye habaarqabe khaliif baa wali xisbigooda ku jira
@abdiqadirnuh9912
5 күн бұрын
Absolute
@brbynulolilumu
5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedhuasein3712
5 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊😊😊
@fardawsamaxamed
5 күн бұрын
Walahi wuu asiibay waaruntii
@abdis70
4 күн бұрын
Maantaad Halkeedi dhigtay Guruujow. Ibrahim Gadhle IHU wax a laga hayaa" Dad waxaa u liita nin Tolkii u muruq weyn. Maanta waxa lagu kala baxayaa, Difaaca Qarranka.
Aad baad u asiibtay xamar lacag baa lagaga leeyahay oo wadañiyadii baa ka dhamaatay
@user-sz7sn2rv9r
5 күн бұрын
Lacag baaba laqaatee kufsi baa jira oo weliba laga duubay
@khaliifabdi8139
5 күн бұрын
Guni qayla badnaa Garrujow naga amus
@cumarmahamed5335
5 күн бұрын
Car ha hadlaan raganimadaa adaa ku hadlayso bal baritoole ha uga hadalaan waa lagaga leeyahay waxaa laga hayaa faro waxay ka baqayaan in la soo qarxiyo shalay oo u danbaysay waxsay u hadlayeen jabuuti iyagaaba u jawabay madax waynaha oo difaacayay jabuuti
Nin raga😂🎉🎉Lacag bay ka qaataan xamar. Waa khayinal wadan Mucaaridku. Taasaa dhaba. Codkana yaan la siin . Aamin ma leh.
@yasinyusuf5629
5 күн бұрын
Waxa loo waayay waxaa weeye Nin na ciduu u shaqeeyo ma maagi karo mucaarad ka somaliland intooda badan waxay u shaqeeyaan soomaaliya markaa qofkii aan hore u ogownow hadaba ogow
@Abdulkga
4 күн бұрын
Somaliland laba siyaasi oo Muse Bixi iyo ina Kaahin ka xun oo ka liita ma jiraan, laakin cadow maaha. Reer Wadani laakin ayagu waxay la mid yihiin cadowga SOMALILAND. Waxaan ku talinayaa SOMALILAND aan badbaadino, oo intaynu indhaha isku qabano 2024 aan Faisal doorano. 5 sano kadibna aan ugu dhaarano reer Awdal inaynu ayaga u cumaamadayno inshAllah.
@mustafexasancalikaabanka4332
5 күн бұрын
xamarbay rajo malaha ka qabaan wali
@axmedmaxamed6597
4 күн бұрын
Way u shaqeeyaan xirsi ciro, ina xaashi marku guruuje sida laha haaf sax ayuu ahaa in kasta oo kuwi oo dhaliilayey taageero u noqoday ee cadawga somaliland u adeega ee la ujeedada ah kuwa noocaas ah in dalka lagu aamino maaha
@FaadumoArdo
5 күн бұрын
Sax
@fadumogedi7423
4 күн бұрын
Guruuje walee waa geesi qaran mucaaridka sidaa ayaa laga rabaa
@isoqor
5 күн бұрын
Too late your still Huwaan.
@faizaawil1955
4 күн бұрын
Walle manta run shegtay qurujow 💚🤍❤️👍Somallind guulo
@Tayasiir
5 күн бұрын
U jawaabista Xamar iyo difaaca Qarannimada waxaa loo dirsaday oo loo igmaday Xukuumadda Somaliland. Mucaarad waxba umaanaan dhiiban
@nuurahmednuur8529
5 күн бұрын
Xildhiban ahmed nuur guruje waa masuulka xaga qaranimada kasoo baxay kalintisi isago mucarida cadho dheexana xuquqdoda udooda reer wadani iyo inta kale mucaridka ah bari hoore runta usheegay
@MohammedMuhumed-yb6uh
5 күн бұрын
Warka cadee ciro xirsi iyo ina xaashi waala ogyahay waxay yihiin rer somali land inay yihiin nimanka mashruuca kusooqaatay duminta qaranimada jamhuriyada somali land ee lamagac baxay wadani ee isbadaldonka midaynta somaaliya 😂😂
@Jiirka-lacagta
5 күн бұрын
Yaa odhankara waa been hadalkisi? Nolow axmed nuurow
@mustafahassan2555
4 күн бұрын
GURUUJE, MAANTA WAA IS MAYDHAY!!!!!.QARSN KA IYO MUUSE, HALA KALA GARTO!!!!!.MUUSE WAA ISKA TEGI BERIBA, QARAN KU SE WAA KA DANBAYN, NINKII DAN KA LEHOW!!!!!!.
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
5 күн бұрын
Xildhibaan guruuje hadaanu ogaynba inay kooxdaa reer wardani cadawga jiritaanka qaddiyadda jamh.Somaliland u kiraysan tahay una jawaabi karin oo xamar iyo djabuuti laga soo Amar siiyo waa danbi laawee sida ay wax yihiin =ha loogu dhaarto please,, for ever Somaliland rep,,,
@KhadaryYusuf
4 күн бұрын
Waxba ha noo dhuuman, GURUUJE JIRJIROOLE, maxaad afka uga dhowrtey WADANI, CIRO IYO XIRSI GAAB, kuwa caddeystey in ay ka horjeedaan ICTIRAAFKA ???? Maxaad farta ugu fiiqi weydey saaxiibadaada LACAGTA ka soo xambaartey ee kala ah ÔYÀYE, LAAB-MUNAAFAQ iyo BAKHTI BATUUN iyo kuwa la mid ka ah ??? Iyagaad is ogtihiin, waanu wada aragnaa, WAXBA DHEGAHA ha noogu ridin HADALO MACAAN oo KALAAM FAARUQ AH.
Waar yaa xildh Guruuje waxaan ka aamin s anaa ayaa ii rumoobay Xildhibaan Guul qaran kaagu wuu kuu baahan yahay waxaad u damqatay qaran kaaga.dawladaada haday sulub tahay
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
5 күн бұрын
KANI WUU ISGA HADLAA HADALKIISUNA WUU IS BURINAYAA MARKAA HADAANU CIRO CADAWGA JAMUURIYADA SOMALILAND AANU U JAWAABI KARAYN OO AANU DIFAACI KARAYN DALKIISA MARKAA MUXUU ISAGU KU RAACAY CIRO OO UU XISBIGA WADANI KU YAHAY??? vv
Пікірлер: 84