Hydrogen energy it’s storage transportation maintenance is not easy in Somali due to safety reasons and the nature of the explosivity. Although I’m working on the same in kismayo currently
@abdirahmanmusetubeec7362
Жыл бұрын
Thank you so much
@mahmudhussinmohamed6455
8 ай бұрын
Brother wan ku salmaay ,I want to visit kismayo and see the project
Listen to it @2024 all he said is true!! With Ethiopian government ambitions to take part of Somalia, unbelievable. We need to wake up people stop this qabil bullshit
@magolabdulle5811
Жыл бұрын
Dhiil haduu imaado dhibkaa badanaayo. Masha allah waaye qeyr allaha ka dhigo kuwo qeyraadkooda ku heshiiyo allaha Naga dhigo
@saladmohamed8894
Жыл бұрын
Sax waaye Ciidamadeena Badda Dhakhso waain La sameeyo.
@ashahassan8878
Жыл бұрын
Professorow soomaali nasiib umalaha waxaad sheegeysid dad doqomo sixran yaa noo taliyee aakhiro waxaan noqon doonana allah baa og aduunkana waa ku silicsanahay waxaa noo taliya dad aan indho qabin oo dhaga lahayn oon aqlina lahayn aad moodid in ay sixran yihiin yaa noo taliya illahayow doqomada sixran naga qabo waxaas oo dhan oo nimco yaan leenahay hadana waa ka qatanahay war soomaaliyeey gaar ahaan reer muqdishow xassan iyo damu jadiid naga qabta inta aanan gongo noqon iyo yeman idina ma faaiidaysaan cidkalena wax ma faaiidayso waan isku khasbanahay ee qabyaalada indha la aanta ah iska daaya hadaad rabtaan boqol sano haysta ee wax xassan dhaama keena war walaahi cidda ugu xun oo dhibka ugu badan uu ku dhicidoono waa idinka oo cuqubo ku dhaci doonto maxaa yeeley waa idinka cidda qabiilka ugu garbeynaya idinka oo qabiil ku difaacaya isaga oo wadankii gaalo iyo carab cadaw ah gacanta u galinaya umana ogolidin cid aan idinka ahayni madaxweyne ka noqoto kuwiina madaxda ka noqotaana waa kuwa ugu liita oo madax soomaali kanoqda marka dhibka wadanka hayaa waa idinkee dib isugu noqda
@yusufamiin76
Жыл бұрын
Maasha allah pro, Allaha ha u barakeeyo aqoontiisa lakiin annaga waxaan laga hadlaayo wax ka duwan ayaa na haaysto oo ah aasaaska nolosha ayaa maqan marka taas la helo kadib uun ayaa arimahaan loo jeedsan karaa aasaaska noloshana waa Nabad marka Allaha Hana siiyo Nabad waarta
@XamarCadeey-c2i
7 ай бұрын
Wax barashada green energy ee kashidantahay
@maxamuudcali2564
Жыл бұрын
Somalida waxay aad u barteen qabyaaladda, musuqa, dilka, aargoosiga, haybsooca, burcadbadeednimo, isbaaro, magac dowlad wax lagu dhaco, kufsi, xafididda abtirka, laangaab/laandheer faaiidada kukala jirta, wadaad xaaraan cun ah, ugaas ahlunaar ah, faan, gaajo abaar soo noqnoqota, marka horumar maxaa la dhahaa?..
Professor keenna Masha'Allah Rooble makala hadheen
@MM-tw7pu
Жыл бұрын
Kan waa maangaab laacib ismooday. Soomaliyadaa dadkeeda amnigoods aanba sugikarin iyo waxeycunaan buu kahadlayaa hydrogen fuel cells energy. He is a clown 🤡
@darishore814
Жыл бұрын
Ninkaan wee ka waaleen markii hore fahad aa u adeegsadat inuu rooble kala laado isaga iyo fahad sxbo ku ahan jiren Nairobi lkn wuxu ogeen in ninka uu ku dhagay inu aha nin habargidir oo jaxanjaxeen
@Ruun-finder
Жыл бұрын
Waxaa nasiib daro ah dalka intaa qaraadkiisa loo sheegayo dadkiisii iyo xoolihiisii gaajo u dhintaan.
@somalia5019
6 ай бұрын
Mahadsanid mudane
@jeimoha3286
Жыл бұрын
Cabdiwahab jamacadii miyaa ka tegey..mise siyasi
@mahadjama1481
Жыл бұрын
Mr Boofiis
@hamdicabdi8535
Жыл бұрын
Yaa ka dhaadhicinaya Soomaali in ay joojiyaan dagaalka madaxda wadanka gadaysana naga qabanaya Si aan u calfano nimcadaas cidii gaarta.
@cabdallecabdikaafi4215
Жыл бұрын
Qorshe cad oo isku duubni somaliyed ka muqato ayaa kula soo bixi karna , haddii ay naga go'antahay inaan horumar gaarno
@harunsheikh8520
Жыл бұрын
MashaAllah. Great news. Thanks Prof.
@Muktarkalafuremaalim
Жыл бұрын
M.a waan jeclahay ninkan sharafta badan mudane pfr Abdiwahab
@mahadabdiaden9842
Жыл бұрын
What is this elucubration? How can you generate water while you need potable water to produce H2. There are no viable Business Model for hydrogen transportation for energy production. It is waste of energy. Efficiency of the chain is 25%.
@darishore814
Жыл бұрын
Prof buufle ahaa
@abdirizakariif9884
Жыл бұрын
Mashallah professor ka halaga faidesto cadi mahan ninkan taladisana hala qato si aan qasaro nogu dhicin dhaman taloyinkisa hala wada qato ayan dhihi laha
@bardehanad4919
Жыл бұрын
Akhas! Habartii fakhsuusada aheyd ee wadaadka maskiinka ah ku been abuuratay ayaa meesha ka dhex muuqta. waa xero quruntay. uf uf uf!
doqonkii ogaaden miyaanu ahayn ninkii lagu af duubay nairobi
@shantasomaliofficial7451
Жыл бұрын
NINKAN OGADEN MA'AHAN WA BESHA DAGODIYE OO UGU BADAN KENYA. WANA AQOONYAHAN SOMALI YEED . WAXANA AFDUUBTAY ROOBLE BAAHANE KA DIB MARKII U RUNTA KA HADLAY ..OO U BANAKA KEENAY FASHILKII ROOBLE BAAHANE...
Waxa waliba oo faa'iido leh waxeey leedahay qasaaro marka maxuu odayga u sheegi waayay khasaaraha laga dhaxli karo
@Qoordheere77
Жыл бұрын
Shidaalka ma qasaaro ayuu leeyahay, waa kan ay carabta soo saaratee?
@axmedfaarax766
Жыл бұрын
@@Qoordheere77 deegaanka ayuu dhib ukeenaa Waana sababta ay u adkeeyaan heshiisyada shidaalka oo loogu daro arimaha deegaanka
@alimuminshere5737
Жыл бұрын
Xamdi are you okey qofkaan maxaa ka wareysan
@shantasomaliofficial7451
Жыл бұрын
WA PROFESSOR AQOONYAHAN SOMALIYEED OO ADIGA ISKA DAAYE RERKA AD KA DHALATAY XITAA KA AQOON BADAN🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@axmedfaarax766
Жыл бұрын
@@shantasomaliofficial7451 reer maxaa ku gaarsiiyey Asaga maad ku ekaatid
@shantasomaliofficial7451
Жыл бұрын
Mamsha allah professorka wa Aqoonyahay weyn oo la'yaqaano. Halaga faa'ideysto aqoonyahanka somaliyeed.
@waayahaonlineacademy
Жыл бұрын
prof mhdsnd lkn xaqiiqda aad kahadashay caqligeeda allaha nasiiyo
@yasinmohamed8311
Жыл бұрын
Maxaad kan ka waraaysan mise xoogaa faarax macllin iyo cabdi xirsi munaafaq Ku soo shubtay baad ka sii deyneysaa dogoney dabkaa be'
@dinisrealm3240
Жыл бұрын
Hadaase ma adigaa lagu waraysan lahaa ?
@yasinmohamed8311
Жыл бұрын
@@dinisrealm3240 nin la leeyahay wax ma leeyahay cabdi xirsi oo shaaydaan ah baa wax u sheega oo dheha sidaas dheh
@MM-tw7pu
Жыл бұрын
Kan waa maangaab laacib ismooday. Soomaliyadaa dadkeeda AMNIGOOD aanba sugikarin iyo WAXEYCUNAAN buu kahadlayaa hydrogen fuel cells energy. He is a clown 🤡
@farhiaali3873
Жыл бұрын
Shame on you maxaad adiga taqaan
@yaasiinali9062
Жыл бұрын
Qabiilka imisa saa laku qiimey kaas noga sheekey haladhaho borofaserka
@MM-tw7pu
Жыл бұрын
@@farhiaali3873 waxaan aniga aqoon uleeyahay anaa og iyo kuwa igaranayo…
@MM-tw7pu
Жыл бұрын
@@farhiaali3873 shame on me? For what? Afsiimaliga iyo English ha iskuqasin ee wax wax kuool ah la’imaaw
@shantasomaliofficial7451
Жыл бұрын
Ninkan wa aqoonyahan somaliyed oo ka dhashay besha dagodiye..u fiirso waxa u ka sheekeynayaa hydrogen energy iyo faa'idada u leeyahay .halkan hada 🇺🇸America an joogno fuel- ka wa laga tagi rabaa in 2030 oo hada waxa soo baxay babur ku shaqeeyo . Charger- ka wana halka ay dunida u guureyso hada ka dib dagaalkii Ruushka iyo Ukraine .
Пікірлер: 78