Wlh wadanka in dhan kasta lagala tagalama aya dareme Sida lo dhihin somali 100/100 wa muslim in magacas la burburiyo oo wadanka gaalo qomaluud wax walbo cadi laga dhika ka baqa kadib tastuurka aqbalan Mida kale Wil waji dhaqa is walwalaqa somali logamabaran rageena qubeskoda iyo cremkoda ama salid macsartoda❤ka badneed sanadkan nin iskin care iyo mek up aya so batay alaha naga qabto
@BulloHassan-xg4xr
3 ай бұрын
Kani Nin Raga Uma eka Dhalin yaro Iska Jira Nin iyo Naag wxuu Yahay Garan mayeno waxabaa kakhaladan Maxaa Wejigisa galay ee uuka XoqayaaCaruurta Inooga ilaasha
@abdirisaqnur6118
3 ай бұрын
Cabdiqaadir yaxye ha I gafin marxuumka haydiisa waxaan la dhihi jiray CRD Mida ninkan khamiiska ah waa CRC dhuqulna iskuma lahaa isku xishoo qof dhintay ha u gafin ilaahay Ka cabso adeer
@casalasal6466
3 ай бұрын
Nin caadi ah maaha waa lagarone
@Nuurahassan7
3 ай бұрын
waxana ka shaki marku yiri gabar somali guursan mayo ama 10 sana so socodo marabo❤inan guursado guur laantas ayaba shaki ah wil xmr jogo oo yurub jogin ee gbar somali diday
@shadiyahusman7607
3 ай бұрын
😂😂😂
@boonoboono6301
3 ай бұрын
MALINTAN ARKAY QAABKIISA WAA LOODAAA
@adonallah
3 ай бұрын
Ninkaan waa qoloda qowmu luudka ushaqeysTa hala sooxiro ninkaan
Waxa socda arimo badan dad cadaan ah oo gurubyo u socda mexey yihiin iskama socdaan arin baa jirta dhalinyaradana buufiska looga fa ideysankara wa cyi galin baaloo bahanyahay
@HasinoFarah
3 ай бұрын
Waeyaa naayaa niyaa?? Xabuna laahu wanimalwakiil
@mulkiosman794
3 ай бұрын
Aniga waxaan u soo joogay wiilal asxaabah 2012 magaalo aan daganeen in wiilashaas nin u yeeray ninkii marka eey dhageesteen waxuu yiri waxaan ideen hayaa shaqo oo aad maalintii aad qaadaneeysaan 500 wiilashii waa yaabeen waa naxeen inkanah waa deeday in uu u sheego shaqada ilaa eey bilaawaan
@Mashallahxd
3 ай бұрын
Subxanalah walalow lacag waxba matarto ee yeey ka dhumin raga nimadooda
@NasroMaxamed46-cm5dp
3 ай бұрын
Xasbunalaah wanicma alwakiil
@maryami2299
3 ай бұрын
War wadan xalanuu galaa ninnimadiisaa sax ahayn qaabkiisa fiiri ya Ninkaan nin la isticmaalo buu u egyahay hala baaro lacagta xagee ka keenaa
@fathiyayusuf1332
3 ай бұрын
Horta waxu nin mayahay? kuwii gender ahaa amuu yahay.
@mulkiosman794
3 ай бұрын
Shaqada markaad bilaawdaan baad ugaaneeysaan waxeey dhaheen ma dad baan dileeynaa maya buu yiri waxaad tihiin wiilal qurxoon oo xarago badan in mudaha baan i din daba galayay taajir baad noqoneeysaan buu yiri waxeey dhaheen ma daroogaad noo dhiibee may buu yiri
Пікірлер: 44