Sualaha comments iigu reeb Hal mar Ayan kaso wada jawaba video kaso sameyna thanks.
@EngBabaa
4 ай бұрын
Bro safaarada hind kawaran Nosheek safarada kale dv lottery qabtaan oo aan wali somali aan tagin amo ku yartahay amo talo ahaan safaarado cusub naku siineyso ?
@xamdayusuf3334
4 ай бұрын
Suashan ku waydinaya wxay tahay qofka shahaado secondary ama high school haysta iyo mid jamacadba warqada experience inuu wato qasab miyaa hadanu shaqayn
@bilancaday1
4 ай бұрын
Wlo waxan wasaaradaha laga saaraya waxayna Shahaadada wax miya lagu dhajinaya shambad cml ah
@XuseenMaxamed-ys3zg
4 ай бұрын
Brother gmailka iga lumay mana kacaayo maxaa xal ah lkn confirmationka waan haystaa
@dumarlandpower1
4 ай бұрын
Wllkie su.al an ku waydiyo degree ku xarestay lkn shaahada dugsiga sare ma hysto ee waxan hesta mida dallada iyo jamcada ? Dowlada way nagu adkesay madama 2015/2016 lo badelen shahadada kuwa examka galin? Qabad ma igaga iman kartaa interview marka marayo? Oo la i waydiyo dowlada somalia
@AbdifitahHassan-hl7su
4 ай бұрын
Ilaahay ma baryo jano waydiisto bini adam iyo dalan lahayn markaan saa ugu warwarayo ilahow wadankena kuwi hagajista nagadhig galo marabne
Wlhi wax badana ka faiday sadax sano ayan xareysanaya dadkana wan dhageysanaye lkn wali ma maqlin lacagta green cardka sido kale balamaha jasakalaho kheir🎉
@Aaron-joseph570
4 ай бұрын
Mhdsanid brother xog miisaman oo dhankasta taabanaysa aya nala wadaag wax su'aal ah ma qabo xogtaas aya igu filan ani ahaan waana mhdsan tahay bowe❤
@Maxamad31
4 ай бұрын
I.a caawah waa helaaa
@XallinCaafimaad
4 ай бұрын
Mashallaah sidii ugu wacnayd baad usoo gudbinaysaa wll adigo kale dhalinyaradu way u baahnayd 😊🎉
@MohamedAhmedhassan-n6d
4 ай бұрын
Dhalashada tii cabdiga ehed oo basaborka lagu sojaranayay maliska raba ama mid kle waye☝️
@WarsanmohamedShukri
4 ай бұрын
Asc wll waxan ku weydiinaya wareysiga markaan maraayo luqada English kana anan garaneynin kwrn turjumaan ma helaaya jawaab plz
@abdiqadarabdulqadirjama7623
Ай бұрын
❤sxb waxaan ka mid noqday sanadkan dadka la qaatay balsa maalinti may 06 waxaan jeegarayay najiitaday waxay noqotay in aanan la xulan caseka Mal mah ka dib waxaa laygu soo warliyay list laxushay?waxaas ma jidhaa?
@SamaroonReernuur
4 ай бұрын
Mudane pasaport waa ethopıan documents waxabarashada waa somalı arıntaas bal ka waran
Waxa iga lumay confirmation kii maxaan sameeya xataa tarikhda dhalashadyda ayaa khaldan please iso jawaab
@SakariyeShagaxle
3 ай бұрын
Saaxiib aniga waxaan kuweydiinayaa in qof kaaga horeeyo 🇺🇸 USA qasab miyaa
@Daahaaaye123
4 ай бұрын
Mahadsanid bro🎉
@BaeraFaizal
4 ай бұрын
Wllo hadanan shahado dugsi sare anan hysan oo hysto shahado dugsi hoose caadi ma tahy iga caawi intas
@lailaismail1317
4 ай бұрын
Qofka an maraykan lo joogin ka waran aniga cidna igama horaysee
@rahmahsaan9763
3 ай бұрын
Case number weyn ka hadal plz somali kama hadalaan
@AbdinasirYasin-f8g
4 ай бұрын
Safaarada Ethiopia sax miyaa interview
@abdibasidabdilaahi6753
4 ай бұрын
Walaal Haddi case no fogaado, tusaale 61000 ka waran wax saamayna muu keenaya
@zamzammahadfarah003
4 ай бұрын
Wll qaabka 260 loo buuxiyo video nooga soo samey mhdsnd 🎉
@Cadaani1994
4 ай бұрын
Ds260 waa kan isagoo la buuxinaayo kzitem.info/news/bejne/xaywmZ2CqaaErYIsi=09_KfunCOm8YnYMh
@mxirsidohe
4 ай бұрын
Wadankee ugu fiican in interview in interview laga dhigto
@dumarlandpower1
4 ай бұрын
Wllkie su.al an ku waydiyo degree ku xarestay lkn shaahada dugsiga sare ma hysto ee waxan hesta mida dallada iyo jamcada ? Dowlada way nagu adkesay madama 2015/2016 lo badelen shahadada kuwa examka galin? Qabad ma igaga iman kartaa interview marka marayo? Oo la i waydiyo dowlada somalia
@abdijabar10
4 ай бұрын
Mahadsanid
@Asmafouad-rz3kw
4 ай бұрын
Walalka waxaa rajeynaa inaa iga soo jwbto waxn jogaa turkiga sharciga turkiga mahaysto haduu isoo boxo lacala samen mee igu yelanee
@CilmiInadaahir
4 ай бұрын
Case waa maxay
@jeeni-goroyo5354
4 ай бұрын
Mahadsanid wll
@isirkasim7069
4 ай бұрын
Wall waxan kuwaydiinaya waxan haystaa pasport Ethiopian waxbarashadaydu wa somaliya ilaa jamacad imikana waxan jooga wadamada carabta oon daganasho kahaystaa marka hadu isobaxo imika maku xaraysan karaa passport ka Ethiopian ka
@mahamedawaleh
4 ай бұрын
Wll case number kayka wa kun maxa hala iso jawap wll plz
@farhiyoosman1626
4 ай бұрын
Thank you walaal
@waayowaayo3097
4 ай бұрын
Pro waxad noso sharaxda sida waraqaha logu sameeyo support leterka madama ducmentiga somalia la aqoonsanen iyo cadeemo hda hesho
@lailaismail1317
4 ай бұрын
Waxa ka ao hadasha waraaqaha cadaymaha waxbarashada kuwa caafimaadka kuwa dembi baarista inta muhiimka ah iyo kuwa la ga tegi karo waxa kalo so sheegtaa safaarada ugu fiicane qofka aan ku adkayn interviewga ee horay ka siinaya jabuuti iyo kenya wa xaasidiin ba la dhahaye dadkayaga somalia joga xage noo fiican
Hadi wll qofka xanun laha heelo miyaa lareeba marka
@cabdicasiisnimcaan8234
4 ай бұрын
Ma shardibaa inuu qof america kuu joogo? Teeda kale shahaado from 4 ah haddii aanan haysan na
@maxamedmuxsin-ko9po
4 ай бұрын
@mahamed bullale zhp dhalashada ds260 maku badali karaa haday marka hore iga qaldanayd dv lottery aan ku xareye🤚
@dulqaadboyofficial5914
Ай бұрын
Sxp goormaa la xareeyaa dv lottery ga
@XallinCaafimaad
4 ай бұрын
Suaal maxaa sababa KCC inay usoo jawaabi waydo dadka qof aan garanayo casekiisa wuxu ahaa 20k mana helin second NL bal wll nala wadaag
@ApdiAziizCarlo
4 ай бұрын
Form three marayaa wali zxp high school degree wan qortay mid original ah wan sameysan karaa schoolkayga wuu iga cawinaya midaas ma la diidayaa Somaliland wan joga
@NRCAbdi-fv3xc
4 ай бұрын
Well done Mr bullale
@adoontialle798
4 ай бұрын
Work experience ga qasab miyaa hadaysa qasab thy maxaan sameya wllka oon aan haysan
@ABSHIRAALIABDI
4 ай бұрын
Asc bro am somali Kenyan waxahesta high school certificate markaxarenye kismayo kudeshay qorte so can use somalia passport
@abdikariin7002
4 ай бұрын
Kawaran haduu passport iga dhacay inta ay ii xaraysnayd oon passport cusub qaatay
Walal waad ku mahadsantahay siidad nugula wadhagtay xog muhim🥰 marka sual aan watoo mxa aniga oo passport hasaniin ma buxin kara Ds260
@farhanwadani4583
4 ай бұрын
sidee u buuxinaysaa magaca kuug qoran maba ka saysidee. waa sidaan isleeyahay, sabatoo ah haddii tusaale ahaan: aad ku xaraysay "Farhan Salad Mohamud" laakiin passport lagugu sooqoray ka waran Farxaan Salaad Maxamuud. soodhib ma'ahan
@ileysnoura-
4 ай бұрын
Aboowe hado noso baxo ani ilmaha iyo abahod ma wada baxena interview o anaga dhan ma cafimaadka mareno
@IbtisamAli-u2v
4 ай бұрын
Abowe family ka so waxan ani. Iyo odeygeyga iyo 3 caruur an ku xareystey hada la i aqbalo hada uur yar hada igu subaxa 😢 cunugan ma iga rebayan hadey i aqbalan abowe kan hada calosha ku wayo iso jwb abowe
@saynabcali6288
4 ай бұрын
Wll intee qarash ku baxda soo sheeg
@Wariyerayaan882
4 ай бұрын
Plz wadankad interview kumartay nala wadaag
@zaami166
4 ай бұрын
Tansania ayuu dhahay yarka
@saahircreative
4 ай бұрын
sxb turjumaan ma helaa hadaa english aqoon ? adiga wadankee ka xareesatay ?
@faizaahmed1993
4 ай бұрын
🎉🎉🎉
@Hibo-e6t
4 ай бұрын
Wakhtigaad xareesay imisa bay ahayd bishii actober bisha aakhirkeeda ama ...
@ananhassan6717
4 ай бұрын
asc suasheydo waxaa waaye hadii magaca aan ku xareystay dv lottery ka yahay Farxiyo kan shahaadada iiku qoran yahay Farhia ma fashilaa neh halkaassuaal iika soo jawaab tan kle DS260 maku saxi karaa mise ma shaqeeneeso, wali baasaboor ma sameesanin passporka ma kan shahaadadaa ku qortaa mise kii dv lottery ka
@farhanwadani4583
4 ай бұрын
isku caqabad ayaa ina haysata wlhi. bal aan xal raadsanno, inuu inoo soo jawaabaa rajanaynaa
@mohamedmohamuud6587
4 ай бұрын
Wax shahaado hadaan heesan
@farhiyoosman1626
4 ай бұрын
Aboowe aniga uganda waxaan ku noola 9 bilood ma la iga rabaa warqada police ka
@gesdhere5596
4 ай бұрын
Haa
@mohamedcade9698
4 ай бұрын
Haa wxiii 6 bilood ka yar ayaan laga rabin lkn hdaad garto 6 waa qasab wye
@miskiabdirahman5470
4 ай бұрын
DS260 bisha la xaraynayo no so duub wlo
@ayanabdillahi420
4 ай бұрын
Wall su aal ayan qaba Qofka haduu 3bil wada kale u safro warqada danbi la aanta ma laga rabaa From markii aan buuxinayay waxan ku buuxiyay Wanda dalxiiska ku ahaa NUMBER kiisa iyo inan hada wadaka jogay Lkn waxayga kale waa sax Hadii uh ii soo baxo ma u badalan karaa Numberkayga Somalia iyo magaladayda hada an gobta aan jooga a
@RoodaAhmed-cm8km
4 ай бұрын
Halkaad joogto in sheg meelkale haysku sheegin mxa buuqa ku galin
Wall waxa ugu yar ee Qofka laga rabo waa shahaado dugsiga sare hadadan haysanin way adagtahay in lagu siiyo viso thanks
@user-zr2tl5ht8c
4 ай бұрын
Zxp sha haado dugisga sare hadii an samaysto kawarn taasn
@Thefirstandthelastmemories
4 ай бұрын
@@MohamedBullale Zxp hdi sandkan imtixaanka galo shahaadadaña isla sanadkan qaado DV lottery na isla sanadkan isoo baxo wax caqab ah miyaa jira
@MohamedAhmed-bs1wd
Ай бұрын
@@MohamedBullale walal waxaad ka warantaa waxaan haystaa Shahaado Machad diini ah oo U dhigma High School Kawrn Ma aqbalayaan sidoo kale Hadii aan wadankaas tago Jaamacad It Maku gali karaa Plz Isoo jawaab
@ahmedharir5863
4 ай бұрын
Wadankee ayad kuso gaashay interviewga sxb adigu? Hadii rejected lagu siiyo lacagta vise ay kasi qaadeen inti anad galin interviewga miya laguso celinayaa?
@mohamedkobra2305
4 ай бұрын
Wall inta jawanta lotery sugayaay qofka guursaday maxa xal ah xaaskii ma sheganaya 260 mise wa in ad singalimada ku wadatid
@XallinCaafimaad
4 ай бұрын
Wll hadii aan talo ku siiyo hadaad guulaysato sidaadi hore ahaw waxay modan khiyano inta badan soomaalina waa darama badanyihin
@mohamedcade9698
4 ай бұрын
Hdaad usheegto wxay modayaan inaad khiyaano wado way adagkaan in ay ku amina marka sidaadi horay ku dayso wall iyada hawl yar
@dumarlandpower1
4 ай бұрын
Wllkie group talgram iyo waxas ma ledihin
@mohamedcade9698
4 ай бұрын
Waan jiran group telegram mid aaan ku jiro 5 sano ku dhawaad
@dumarlandpower1
4 ай бұрын
@@mohamedcade9698 wll magacisa in an kuso biiro rbaa
@SaamiyaAli-ru9op
4 ай бұрын
@@mohamedcade9698maxaa ku qoran wll
@zamzammahadfarah003
4 ай бұрын
Safaarada kusoo martay noo shg😊
@apdi_fatah_zaamofficial1710
4 ай бұрын
Rwanda ayuu ku marey wall
@Asmafouad-rz3kw
4 ай бұрын
Walalka waxaa rajeynaa inaa iga soo jwbto waxn jogaa turkiga sharciga turkiga mahaysto haduu isoo boxo lacala samen mee igu yelanee
Пікірлер: 140