Hadii aan aniga iyo xaskeyga iyo wiilkeyga ku guleysano xaskeyga warqado wax barasho iyo paspor malaga rabaa horta ma jiraa family ku guuleystey lottery
Thanks wll sifican baad noogu sharaxday waxaan rabaa inaan ku waydiiyo dhawr su alood: 1.interview-ga turjumaan miyaa laguu ogolyay? 2.hadaan ku dhashay deeganada somalida itoobiya shahaadada dhalashada ma waxan soo qadanaya ta halkaa lagu bixiyo ee itoobiyanka ah mise ta soomaliga ah? 3.intaad xog dad selected la yidhi oon tagin maraykan ma jiraan se rate koodu waa intee 60% or 50% se wax ugu wayn ee reebA waa maxay? 4.dv lottery2025 ee dhawaan la yeedhinayo malaga yaaba hadu trump yimaado inuu diido inay soo galaan wadanka? 5.hadii aad interview guulaysato oo approved lagu dhaho intay qadanaysa inta visaha lagu dabacyo ? Ma waajibaa inaad wadanka aad interview ku martay joogto inta lagag daabacayo visaha? Ka raali ahaw hadaan su'aalaha kugu badiyay Thanks a lot
@RidwaanMaxamed-x8s
4 ай бұрын
1. turjumaan wa la ogolyhy 2. waxa lagaaga baahan yhy dhalashada ethiopia 3. way jiraan lkn ma badna. lkn sababaha u badan ee ay uga hadhaan waxa ka mid ah iyagoo macluumaadkodu khaldan yahay ama aan lacag haysan 4. hadii uu trump yimaado ma jiro wax caqabad ah waayo in dadkan ay yimaadan USA waxa dooratay dawlada wadankaas. 5. hadba inta qof ee ka horaysa ayey ku xidhan thy . mararka qaar safaaradaha waxa ka dhamaada visaha. hadii ay safaaradu haysato 1000 visa oo ay interview ku maraan 5000 oo qof taas caqabad ayey kugu noqonaysa o waxa ka dhamaanaya visa -ha
@RidwaanMaxamed-x8s
4 ай бұрын
1. wa la ogolyhy
@deexmaxamed3
4 ай бұрын
@@RidwaanMaxamed-x8s thanks wll
@jeeni-goroyo5354
4 ай бұрын
Mahadsanid
@ismo.v.i.p
4 ай бұрын
Zhp dv2021 ayd mar kamid ahyd sowmha oo wakhtiga kadhacy
Sxb warqada dhalashada intee lagu sameeya plz igu caawi
@cabdicasiisnimcaan8234
4 ай бұрын
Ds 260 muuqaal kasoo samee walal? 9:57
@sakariyeabdirisak8005
4 ай бұрын
Warqada dambi la,aanta somaliland ma la tagi karaa sxb mise waa ta fadaraalka uuun
@daarulmaqaam5140
4 ай бұрын
Fadlan Muuqaal Dhameystiran Kasoo Samee DS 260
@hindamohamed9406
4 ай бұрын
Haddii dhalashada wax kaa qaldameen ma lagu sixi karaa Ds260 ga mida kale ma qasabaa in la helo laba qof oo markhaatiya
@Wariyerayaan882
4 ай бұрын
Malaysia waa immisa caafimadka qarashka ku baxaya azhpey?
@mohamedomar-k4q
4 ай бұрын
safaaradaha ugu fcn noo fiiri
@aarboy2305
4 ай бұрын
SAFAARAD FIICAN MALAHA EE KA ISTIKHAAREYSO
@Raaqiya_sh222
4 ай бұрын
Shahaado dugsi sare ayaan haystaa lkn wax shaahaado oo work experience ah ma haysto markaa ma i saamynaysaa
@butterflyha1889
4 ай бұрын
Ma la iga raba shahadada dugsiga hose dhexe
@dumarlandpower1
4 ай бұрын
1:50 walal hada ku xarestay batchelor lkn shahada dallada dugsiga sare hesto lkn examka dowlada galin anan heysan tan dowlada kawrn?
@Kaphia199
4 ай бұрын
Waa cadi kan Dallada waad so badalan karkaa kaliya school aad dhamesay aad waxad dhahesa waraqad cadeneso inan schl dhameyy isiya so qado iyo kan dalaada sobadalo
@dumarlandpower1
4 ай бұрын
@@Kaphia199 suasha fahn kadib so hdl ama so jawb xage ka badala 2015/2016 waye dowlada diiday in ay badasho xita dad madax ah laga diiday ee interview ka dalad maku mari kara waye suasha?
@aaminabashiir6119
4 ай бұрын
Hadu swiro aroos haynin dhib me qofka u keeni karta wll
@aarboy2305
4 ай бұрын
WAY ADAGTAHAY
@RoodaMoham-zs7pl
4 ай бұрын
Wlow 3 caruura baan haystaaa markaaa inaan katago baan rabaa hooyaday uga tago waayo mahayo qarashkaas badan hadhoow markaan kaxaysanayo miyaay caqabad igu noqoneesaa imisa sano ayaanse ku kaxaysan karaaaa
@Dreamy-M
4 ай бұрын
Ani waxaan dhan maba diyaarin rabi 😂
@anabahmed-sb9uc
4 ай бұрын
Walal imo malagu xaresan kara
@asmaismaaciil8178
4 ай бұрын
Wllo waxad iga soo jawaaabta mar doortay furiiin ma warqad cadayna baaa layga raba
@aarboy2305
4 ай бұрын
HAA WLL
@jeeni-goroyo5354
4 ай бұрын
somalia Passport is $300 in my city
@NashaadHassan
4 ай бұрын
what is the name of your city normally mogadishu $108
@aarboy2305
4 ай бұрын
108 waaye hadii aad ku rabtana dagdag waa 158 ilaa 180 dollar
@jeeni-goroyo5354
4 ай бұрын
@@NashaadHassan Waa magaalada Hargaysa ee Somalia
@jeeni-goroyo5354
4 ай бұрын
@@aarboy2305 wax aan ogahay ha iiga waramin zxp
@faizaahmed1993
4 ай бұрын
Wad mahhdsan thy walalkka
@AbdifatahDurdur
4 ай бұрын
Waaa mahadsantahy wll Waxan ku waydiiyey markan xaraysanayey xaas malahayn Hadda haduu iisoo baxo ma waxan ku daraa 260 😊
@musemaxamud253
4 ай бұрын
Haa ds 260 ku dar
@Jibriil-l3c
4 ай бұрын
Kawran zxbow hadaan hysto shahadada dugsiga sare ee puntland oo runa haddii la tixraacana laxaqiijin karo sax ahaan shaheeda lkn iyadoo faderala sababo daraadeed aan uheli karin ma ku mari kara entrrviewga
@AbdisalanAsadMohamed
4 ай бұрын
Maxa jiro oo federal Ahaan kuu diidaya. Dad badan oo rer puntland ah aya u badasho tan federalka . Ama tan wasarada waxbarashada.
@Hiraabe1989
4 ай бұрын
dhoor qof oo reer pudland ah aya ku wayay visaha waxay wateyn shahadada dugsiga sare ee pudland marka sxp waxa waajib kugu ah in aad so sameysato shahaadada dugsiga sare ee dowlada fadaraalka ee xamar
@mohamedomar-k4q
4 ай бұрын
shadaada dallada fpens ma isticmaali karaa teeda shahaado high school dowlada waa hesstaa lkn qasab miya dugsiga dhexe inaan heesto
Пікірлер: 75