Xasidmo ayay ka ahayd ee nastexo kamay ahayd waliged ba faqashta ayey u nacam llaysa oo ay iskaga dhidta inay walalo yihin lakiin way ku danaysata coshadan u dimisku dashaday cadowga Somaliland Allah ha jabiyo guul iyo gobanimo Somaliland gushu wa inaga mar walba insha Allah haciyane nacabku haska ciyane arligena hayansha ❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdijama-n8h
3 ай бұрын
Jabuuti wa biinalahi biinta abahiit
@jamalibrahim2472
3 ай бұрын
Guul somaliland and ethiopio
@hassanmohamoud-t7p
3 ай бұрын
Adeer calimareexanoow saxaafadan cadawgaa dalka ka qabta mise waa afcunay xishoo
@jamalskp7280
3 ай бұрын
JABUUTI WALIGEEDBA CADOWBAY INAGU AHAYD
@KoosHassan-w9s
3 ай бұрын
Walaalona ma nihin ee waa cadaw cali marexanow jileeca joojiya oo si adag ula hadla
@jamalskp7280
3 ай бұрын
CALOW ADEER JABUUTI WAY CADAYSTAY EE GO"AAN YEESHA
@Zu.Al1001
3 ай бұрын
Kamay fiirsan jawaabta deg dega ah iyo Dafiraada,laakiin way is fadee-xadeeyeen social media wax laga daawaday oo cadaana weeyaan,wax kastaba oo ay isku dayaan loo joojin maayo,xaasidka iyo cadowga meel kasta iyo dhan kastaba Allah Ha Jebiyo inshaallah
Пікірлер: 17