Alaa 😢Xppti Ayaaney 4tii bari eed Naga Maqnayd...... ana qadka wan ka maqnaa Lacag la,an darted........ shalay duhurkii baan gabar talefankedA ka qatay an is idhi Bal ayaan dhagayso markan 4 qiso Chenelka weyn ah iyo 2 kan ah baa taalee baan is dhahayay Saa meshii oo ebar ah so galay😢 wlhi si qalpiyan ah unaxay 😢Waxan is idhi Ayaan Maxaa ku dhaxay 😢😢😢 Xppti Allah unaxariizto wilka qapriga allah uwasiciyo Adinkana qalpiga Allah idiin qaboojiyo🤲🤲🤲🤲😢 miss you more queentayd ❤🎉
Пікірлер: 62