Naa Ayaney markan salato kabaxo wlhi horaya kakicijiray lkn markan wan duceysta hal sac ku fadhiya saliga Ayedey mcn waxey ledahy Ayan gobdoon wax badan bey ka badashay ❤ Ayan gobdoon is not easy 😂❤
@QisasChannel
10 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@zahraabdulahi8565
10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@faizaabdulla3604
10 ай бұрын
ASC AYANEY NINKA NAGTA QABO AYAN UJECLAHAY ANIGA NIN NAGQABO DOQEYGA WAYE CILMIGA SARIIRTA AYUU KUFICAN YAHAY NINKA NAGTAQABO OK
Ayaan Gobdoon HOYO marwaliba waa hay dhahdha Ayaan Gobdoon wah badhan ayey kabadha shy wana run wahbadhn aya ika badha shay abyo walhi wankujclahay Qali inolow macanto ❤❤
@roodacrixmanmaxamuud6924
10 ай бұрын
Ayaany inaanu ila guursaana waa ku duceysan saw ok mho
@istahil.roble7788
10 ай бұрын
Alla hooyoy beerka wlshey saliga kama kacdo kulahaaa ar taaas dhib badnaaa waxbaan aqrisanaaye qosol ayaan la ilaaway kaligey sidii wax waalan aan qoslaaaaaa😂😂😂😂😂
@falishassan528
10 ай бұрын
Wadankii lee shaqaalo la isku caayaa lkn meeshan wlhi musqulahaa ladhaqaa hadaadan shahaado sharaf leh aadan haysan
@rayaababdikariim7846
10 ай бұрын
Wllhi ayaaney been makuusheegaayi markaan bartay janalkaada ayaan gob doon wax badan iska badalay tnxs mcney❤
@ikranadan4259
10 ай бұрын
alxmdulilaaah allaaah gacmao loo hoorsaday iyagoo maran ma soo celiyo allaaah isagaa yiri udcuunii astajiblakum aayad kale allaaah waxuu kuyiri haday adoomahayga ikaa weeydiyaan aniga wan udhawahay allaaahu akbar kabiiraa
@CaishaCuud-is8vz
10 ай бұрын
Wcz ayaaney waa in duhur socoto lgu bixiyo 🤣🤣
@xafsoahmed9
10 ай бұрын
Ayaaney wir wirtoo noqotay duhurkii lugu arkaa😂😂😂😂
@QisasChannel
10 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@kamalali79
10 ай бұрын
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
Ayaaneey wxbadan😂baad iga badashay markasta wxn ku ducaystaa ilaahoow nin aad ii doortay isii alle ha isiiye
@QisasChannel
10 ай бұрын
Alaha kuu aqbalo ducadaada xbbt
@user-kd9ii4cm4k
10 ай бұрын
War dadka dhan maxay uku duceysta nin ficn ani cml walahi xitaa tik tok waa iska dhafay yaa rabi nin wanagsan mida kale ayaan manta faranti aya iku garacday😂😂😂
Пікірлер: 109