Wll nabi maxamed darti subscription iso dheh rabi ku rumeyo wixi qalbiga ku jiro
@nadramirre2639
24 күн бұрын
Masha Allah
@apdyladiif-h4l
9 ай бұрын
Ani youtube short ayaan sameeya bilaa views ayaan ahay azxaapta youtube kayga boogda wn idin brya🙏🙏🙏😭😭
@RelatableRealitiesYt
9 ай бұрын
U deserve now 1m your straight on to point
@mohdislam1
9 ай бұрын
Thanks brother 😁
@Mohaqurbaaw
9 ай бұрын
Wan idin salaamay intaa la sheegey 500 wax yar iiga hadhay fadlan isoo bookho si aan ana muuqaal uga sameeyo walaalakaa ahay ha i dhaafin ❤❤❤
@amiin28
8 ай бұрын
Wan kusaaray ane isosaar
@edit.v19
7 ай бұрын
Keep going brother 💪🏼🇸🇴
@diinaariga
5 ай бұрын
$3 ❤ taa badalkeeda waxad heshay 3M oo qof oo maanta somali ah oo mybe wajigaaga ka dhex garan karta umada dhan. Waliga focus ka ha saarin lacag. Ee waxaa awooda sartaa inaad abuurto bulsho ku qanacsan hal abuurkaaga. ❤
@user-cp7eq3tu7b
6 ай бұрын
Mukufahmin wll
@Aarkalaasgeel
2 ай бұрын
Wwwww
@Pulsefootball-w3w
6 ай бұрын
Keep going bro🎉
@Haboonhappy143
2 ай бұрын
Masha❤❤llaah🎉🎉🎉
@Rowdaquran
9 ай бұрын
Mansha Allah Shukran Sxp
@mohdislam1
9 ай бұрын
Welcome 😊
@Khalidbarreali
7 ай бұрын
@@mohdislam1ustaad xagen kala so xirira whatsapp kaaga nala wadag fadlan
@Wll___fate
3 ай бұрын
WLL
@Gaas12-24
9 ай бұрын
Saaxiib mahadsanid inaad iga caawiso baan rabaa waxyaabo badan.
@Gaas12-24
9 ай бұрын
Meelaan kaala sooxidhiidho iireeb sxb
@XAMAR_SHORTS
9 ай бұрын
Thank u ustad🫡
@mohdislam1
9 ай бұрын
Xamari shorts 🤝
@user-bp8bq9di9s
9 ай бұрын
Maasha allaah hori u soco wàad gaari doonta
@mohdislam1
9 ай бұрын
Inshallah sxb 🥰
@Khalidbarreali
7 ай бұрын
Ustaad Guuleyso qof qalbi wanagsan aya tahy
@mohdislam1
7 ай бұрын
Thanks 👍
@Yuusuf_M_Y
9 ай бұрын
Wow this vedio is keeping me to do more and more vedios about youtube thanks wll
@mohdislam1
9 ай бұрын
ManshaAllah, let's go my brother ❤️
@Yuusuf_M_Y
9 ай бұрын
@@mohdislam1 shotout akhii if its possible
@ifraaxchannel351
6 ай бұрын
Masha allah wa mhdsnthy wllkey waxban ka faidey
@deganguray48
7 ай бұрын
Keep going wll🎉
@mohdislam1
7 ай бұрын
Thanks ✌️
@RNN1234
9 ай бұрын
KZitem Channel Ka Faa'iido Badan Ma arag kan Walaal Maxamed Islaam, Oo Aan Dib U wada Daawaday Video yadiisa Oo Dhan 😊😊
@mohdislam1
9 ай бұрын
Thanks sxb 🤝❤️
@barribisleee7110
Ай бұрын
Asxapta youtube channel cusub ayan lee yahay views laan aya ihaysa iso boqda😢😢😢❤️❤️
@kingkang3024
9 ай бұрын
Keep going broo
@mohdislam1
9 ай бұрын
InshaAllah 🤝❤️
@Mohamed27282
Ай бұрын
Thanks
@user-bq4yg1ev7t
9 ай бұрын
Alle haku sharfo walal waxaa tahay dhiirigaliyaheyga kowaad balse hal wax baa kaa codsanayaa maadama Monetarization maadama mardhow lagu furay bil markey gaadho intaa income ka sameyso natus in aan ku soo biiro baa rabaa KZitem.
@MacalinEnglish
7 ай бұрын
Guuleeyo sxb
@Muqtarchanel
9 ай бұрын
waad dadalaysaa legend keep going🎉
@mohdislam1
9 ай бұрын
Thanks legend 🤝
@user-bp8bq9di9s
9 ай бұрын
Xilliyada ugu fiican ee tik tok muuqaalada lasoo dhigo waa waqtigee
Walalkey maxamed marka hore waaa ku hanbalyenaaa marka xigta rag waa kuwii is cawiyee halken kala soo xariiraaa adoo mahadsan
@Hassanaadan201
9 ай бұрын
🎉legend keep going dear brother
@mohdislam1
9 ай бұрын
Thanks ✌
@Cumarmacalin499
8 ай бұрын
Mansh allh
@mahadinhoofficial5262
9 ай бұрын
Keep going pro
@Marta-l3v
9 ай бұрын
Mhdsanid sxb❤❤❤
@mohdislam1
9 ай бұрын
Welcome 😊
@fathivlogs128
9 ай бұрын
Congratulations 🎉🎈 pro please 🙏 zhp share out iisameee waxn ka leehy rajajo wyn🎉🎉❤❤
@FuaadShujaac
Ай бұрын
Waa kuu cimaamaday pro subscribe 🎉
@DHIMBIL1000kI.N
9 ай бұрын
Kabada ayaan kuu Rajeynayaa
@mohdislam1
9 ай бұрын
Inshallah ❤️
@ShaaficiMaxamed-ub1wx
8 ай бұрын
Nice
@mindfulmoments401
2 ай бұрын
horay usoco walaal
@Nuuxnaasiri
9 ай бұрын
M.a sp sare
@abdallaupdalla1
9 ай бұрын
Hamplayo pro❤❤❤
@mohdislam1
9 ай бұрын
Thanks 👍
@AhmedAkOfficial1
9 ай бұрын
2019 Baan buuxiyay Shuruudaha Balse wali Monitazationka uma Furan hdaan xoojinayaa shqadaas wakhtigaas hore waan Dayacay insha Alllaaah
@mohdislam1
9 ай бұрын
Inshallah , guul kurajena sxb
@duufaan6300
9 ай бұрын
Sida adcens google adsense loogu xerto video hore Iyo kanba ka dhawaajisay ilaa hada nama tusinin sidaad ugu xeraty hadii waxd ka sheegto muqaalkada aadn sameeneynin haso hadal qaadin wll
@mohdislam1
9 ай бұрын
Ok ,
@AishaTakow-ds7rw
3 ай бұрын
abowe Kenya malakasamenkara❤❤
@khadarcabdi1
3 ай бұрын
Isoo booqda walaalayaal
@Reviews229
9 ай бұрын
Sxb tiktokna kasowaran sida lacag looga sameeyo iyo muqaalada lasoo galinikaro oo lacagtana laga sameeynkaro iyo kuwa an laga sameeynkarin
@mohdislam1
9 ай бұрын
Ok , sxb soowada Inshallah
@Short-show1
2 ай бұрын
Sxp 1k subscribers wan hesta 4k watch waan gaarey weliba wax kayar 20 days marka qeebta lcgta inaa furto sharuud kale miyaa iga xigto is jwb❤
@AbdinajiibMohamed-vb1rw
9 ай бұрын
Hore usoco pro sirtu waa joogtaynta
@mohdislam1
9 ай бұрын
100 percent 🤝
@ClcasiisMawliid-ky4ky
4 ай бұрын
Sua,aal muhiim ah zxp:Marka qeybta lacagta youtube laguu furo lacagta sidee u shaqeenaysaa ma muuqaalladaa soo galiso ayaad ku helaysaa
@MohamedOmar-lq5xu
9 ай бұрын
How to apply monetized and Google adsense
@mohdislam1
9 ай бұрын
Inshallah sowadaa sxb
@zamin_nasri
9 ай бұрын
Brother intee kala so xariiraa😊
@user-xw1eh8qd1y
2 ай бұрын
Wllo Nairobi ayaan jogaa inan bartana wan rabaa xagee kaala so xiriraaa
saaxiib waxaan doonaya inaad i caawiso markaa zxp halkee kaala soo xidhiidho
@user-fu4lh7qb9w
9 ай бұрын
Asc wllo fadlan jawab wllo wllo waxaan leeyahay youtube shuurudha markan buuxiyeey adsense hore uguma xidhin bil kabacdi baan ku xidhay markan ku xidhay imu soo jaawabin week baa ka soo wareegtay marka ma wax caadiya baa in adsense week iyo wax kabadan uu maqnado mise cilad baa jirta Wllo soo buu uu dhacay aad iyo aad wllo isoo jawab adaa iga horeyeey xaladaane
@Islampeacereligion01
Күн бұрын
Sxp sidee views video caadi views looga sameeyaa sxp 🥺😭
@xabiiboibraahim65
5 ай бұрын
Wll anigoo somali joogo ma ii furmaa adares ayuu iwediiyaa
Congratulations 🎉🎈 pro please 🙏 zhp share out iisameee waxn ka leehy rajajo wyn🎉🎉❤❤
@user-fu4lh7qb9w
9 ай бұрын
Asc wllo fadlan jawab wllo wllo waxaan leeyahay youtube shuurudha markan buuxiyeey adsense hore uguma xidhin bil kabacdi baan ku xidhay markan ku xidhay imu soo jaawabin week baa ka soo wareegtay marka ma wax caadiya baa in adsense week iyo wax kabadan uu maqnado mise cilad baa jirta Wllo soo buu uu dhacay aad iyo aad wllo isoo jawab adaa iga horeyeey xaladaane
@user-fu4lh7qb9w
9 ай бұрын
Asc wllo fadlan jawab wllo wllo waxaan leeyahay youtube shuurudha markan buuxiyeey adsense hore uguma xidhin bil kabacdi baan ku xidhay markan ku xidhay imu soo jaawabin week baa ka soo wareegtay marka ma wax caadiya baa in adsense week iyo wax kabadan uu maqnado mise cilad baa jirta Wllo soo buu uu dhacay aad iyo aad wllo isoo jawab adaa iga horeyeey xaladaane
Пікірлер: 159