Ka tagistasuna waxba imay yelin aniga balse quruxda xasuusahygu wa kuwo ruxaya qalpigyga😢❤
@HiboSiciid-m9w
Ай бұрын
22/08/2023😢
@mohamedamiinabdihashi8019
Ай бұрын
:Nafada caashaqee aduunka Matahy mid kamida naftaadu."
@salmaahmed6168
Ай бұрын
28/8/2024❤😢
@JAMALABDI777
Ай бұрын
2024 yaa ila dawanaya 😢
@XaliimoMaxamuud-fz3qf
Ай бұрын
Hadad 2025 daawansyso like dhac ku sii😮
@MOPARIK
Ай бұрын
Old is best then now❤
@MATAANoffishical9791
Ай бұрын
[TARIIKHDU WAA 2016 /15/7/ GOOTU WAA MIYI ] MaaLin maalmaha kamida anoo loo beerta ku eegaya 10:30kii meelaha jawigu waa roob roob mayayaga ka loo yaqaano ayaa samada wada qariyay quruxda ma malayn kartid hadaad samada fiiriso cajiib weeyi ayaa waxa ii yimidqy wiil sxpkay ah oo heestan dhagasanaya ana waligay maan maqal waan ka dirsaday naalintii oodhan waan ku cel ceshanayay waxan ilaawi laahy barwaaqadii aan xoolaha ku raaaci jiray iyo dhulkii xariirta ahaa waan u xiisay runtii ma jirto meel ka nolol fiican miyiga ❤❤❤
@yasermohamed3284
Ай бұрын
😢😢way way sagaley ralinoqo wlhi bilahi iyado adunka igu jecel ayey darufu nakalageyey 😢😢😢😢waxay itiri igurso wlhi ana waxba mahaysaan xita arday aha mana abodin lkin iyada jecelkay iqabtay darted i oranjirtay
@rouki9529
Ай бұрын
2014 bn dhgysn jiray ano mrugsan noll fcn na rjaynya hda oy thay 2024 10sano kadib isla hlki an ku mrugsna bn kuso nqoday ano ti hore tu kadran ku jira ilahw itus ano nastay o riydayda karumeyy wn dladay kln qdartada wn ku qncsnhay alxmdulila wn kuso nqon dona iydo nloshu is bdshay inshlah ❤
@GeneralMorgan-ch3un
Ай бұрын
Isoraadi waqtigan 2028
@JamaMohamed-cp4gm
Ай бұрын
Anigu.waxan.ahay.kirman❤❤❤
@Neverl0seadir3
Ай бұрын
Who is watching 2024❤❤
@AbdisalanGavi
Ай бұрын
2024 ayaan dawanayah waxaan is.jeclayn gabadh isku school nahay ila sadex bilood islaa soconay lkn waan kala tagnay lkn walahi ani ayaa ilowbayn alaaa maxaaan aad kugu xiiisay 😢❤
@MahamedCabdilahi-dt9dt
Ай бұрын
After 10 yers😢
@asmahousseindijma
Ай бұрын
Yaa ilaa dawanya hada💔💔💔
@sunlight849
Ай бұрын
8/8/2024 Waxa jeclaaday afar gabdhood oo ilaahba igu og midna mid kale kuma doorsan karo Waxa rajeen inan maalin maalmaha ka mida ah ugu yaraan laba la midoobi doono hadu rabi idmo dad ilahay dadnimo iyo karti siiyay weeye midna ma sii dayn karo rabi ha ii fududeeyo inan guuleesto ❤
Пікірлер