Kkkkkkkk odeyga caadi maaha walahi manshallah waa dadkii hore ee asliga ahaa weliba iskuma jiraane waa asal Burcaawi
@rijal6608
5 жыл бұрын
Lafihii Hore Laf kaaWayn WaaKu jabisaa✋😎
@mohamedmj12mj
6 жыл бұрын
esh calaa fannan Maxamed Cali Burco
@amalmohamed5717
6 жыл бұрын
Adeero noolow Cali burco❤❤
@nimcofariid7419
Жыл бұрын
Wow best of best Caruurtii yar yarayd casharbuu u dhigay
@mrzigu18
10 жыл бұрын
Wah Wah Ciyaalkii Siigaa Loodhaafay
@zerazmr8542
10 ай бұрын
Old is Gold wlhi ❤ Waxan xasuusta Heestan Maalintii iigu Horeysay Aan Maqlay Aniga Oo Safar Ku Jira Aniga Teamkaygii Kubada Aan wada Ciyaari Jirnay 2014 Dhamaadkiisi Anago Burco Ku Socona Waaberi Ku dhawaad Buurta Sheekh Marayna Ayan Heesta Dhagaysanayn Waxy Ii Noqotay Xasuus Quruxbadan Wakhtigii ugu Quruxda Badna Een Wadankaygii Hooyo ku so Qaatay Still 2023 i'm listing Maxamuud Cali Burco Kama Xiiso Dhaco Heestisa Beutifill Memoris nd Super Background ❤
@MAXAMedCASE-ct7tw
5 ай бұрын
Inta 2024 daawaneysa isoo raaca
@ixsaan9294
6 жыл бұрын
Maxamed ali burco fanaan nagu qaliya💝💝💝👏👏👏💝💝💝💝😘😘😘😘😘😘😘😘😘💝😘😘😘😘
Пікірлер: 74