The biggest thing in every Somali marriage is luck of communicating. Both partners needs to communicate in order to create a strong bond In Shaa Allah. Marriage is not easy. May Allah make it easy for everyone who is in it and those who are planning to get married.
@Neiruzz
4 жыл бұрын
Wallahi I don’t watch her channel but I support every somali who has a KZitem ❤️
@xaasiyohooyoali5130
4 жыл бұрын
thank you for your support qali that means a lot to me....
@Neiruzz
4 жыл бұрын
Xaas Iyo Hooyo Ali Thank You Too, keep going In Sha Allah
Me too.i subbed to all Somali channels even though I don't like most of their contents.
@sadiks.9871
4 жыл бұрын
100% correct. Mahadsanid walaal. Ilaah raga iyo dumarka wuukala maskax iyo jir badalay. Noo sheega waxaad rabtaan inaan idiin sameeyno. Xoogaa muranka badana naga daaaya. Uma dulqaadan karnee. Waligiin noo waji furnaada. Naag caraysan ama cara badan looma xiisayee.
@ahmedwadani4524
4 жыл бұрын
Masha Allaha Allaha xafidiyo wanaaga baad noo sheegtaya. Arrinta aan rabo inaa dumar usheego marka caruur dhashaan raggiin wali xaqa bay idin ku leeyihiin arooska marka aadeysan waad is quruxisan Raggiin isu quruxiya oo guriga ka dhiga markaad arooska ahayda Ninkaga naaga kula guursan mayo waan ku sii jacelanayaa Allaha inoo xafidiyo xaasaska
@hudaabdulahi8229
4 жыл бұрын
Shukran wll waad mahadsantahay bal idinkana noo naxariista oo gabadha markeey dooneeyso in lacaawiyo caawiya sida markeey heeysato ilma aad uyar ilmaha markeey aadka uyaryihiin waa in habeenki dhoor jeer lanuujiyo marka xoogaa hooyadii dhafar baa kudhaceeyso subixii wexeey dareemeeysaa daal badan Abihiina canjeeluu rabaa hhhhhh marka xaaladahaasookale waa in eey culimada kahadlaan hhhhhhh waa muhiim mahadsanid wll.Adiyo walaasheenba xaas iyo hooyo.
@nasrinurali568
4 жыл бұрын
Mansha Allah quruxiy Allah a kubarakiyo
@farhiyoomar1767
4 жыл бұрын
kkkk wad isga qoslisay whl 4 iyo shanad aya leyahay siba shanad howsha wan kudala isna halka bu fadhiya markas ban iska yusa kaligey icawina madhahayo waxan is leyahay wuba kujeda dhibka kuheysto maxakadhahe icawi lkin hadandhaho icawi weligi maya ima oran masha alah alxamdulilaah
@massoukawalieh5239
4 жыл бұрын
Jag älskar dina råd, önskar allt lycka för ditt äktenskapsliv
@warisroobo1759
4 жыл бұрын
Hhhhhh number 5 is so true for all the Married Ladies thanks for your inspiration and motivations.👍👍👍👍👍👍
Masha Allah wa wax fcn qofkaste dabecadisa lamabadalikaro manaficno ina qofkaste islameldhigtid qofwalbe melbu kufcnyahay qofdhamestiran ma jiraan laakiin tan cafinta masha wa fcntahay qali lakin halqabsi no tahay wana wax nogar ah waxlabadalikaro maha ra. Yi ahnteyda
@hanilifestyle526
4 жыл бұрын
Masha Allah waa 5 sheey oo dahab ah👌👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤
@rodaaden9430
4 жыл бұрын
Yes yes yes thank you so much thank you so much
@kafiyachannel3402
4 жыл бұрын
Saddax sano jikada horteeda ayuu isoo fariistaa oo iga fiiriyaa saa hoosha u haayo aniga xanaaq waxanba ku fikiri jiray qofkaan indhaha weyn leh oo aan ku caawineynin subaxnimo ilmo iskuul loo diyaarinaayo oo kuu jeedo sababto kuu caawineynin maxee tahay ileen ragga fahamkaas ma laha markii danbaan fahmay sheekada wey isla qabaan ragga miyaa
@ayaanccmaqsuud2648
4 жыл бұрын
Kowther abayo wlhi dhaman ciladahas wan qaba waxana ahay xaas 12sano alx tan ugu danbeysa mahane intakale wan isku arkaa lkn shaqo mu kula qabto isma dhaho wayo somalia ayan joga waxan helikara dad icawiya alx e sideen isaga bi,in kara ciladahan thnk u sister.🤔🤔🤔🤔
@marwanmarwan182
4 жыл бұрын
Baari iska dhig
@boqoradamuqdisho5062
4 жыл бұрын
@@marwanmarwan182 🤣🤣🤣
@hafzaosman2613
4 жыл бұрын
waad mahadsantahay abaayo
@64yearsago59
4 жыл бұрын
Anigoon daawan ayaan like sii saaray kawthareey 😍😍😍😍
@xaasiyohooyoali5130
4 жыл бұрын
aaw shukraan macanto
@hibaaqdaahir9996
4 жыл бұрын
Yes wan rabanaa hadanahay gabdha yar yar ee hada gur isu diyarinayo.mahadsanid 💞💞💞💕💕🥰🥰🥰
@user-dc7ih2gj4v
4 жыл бұрын
Cafid la.anta iga buuxda si kastu ii raali galiyo o wakhti bdan xata ka so waregto ma ilawi karo wan so xasusina sasa samysay waagii 😊
@hindaxuseen7684
4 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah kawsar ilahay dartii kuujecelahay arimaha guuurka noosoo badi xbbti maskaxda alle ha kuu barakèyo
@qalidumarqalidumar6939
4 жыл бұрын
Msha allh Abayo wa sx wa xalda jirto
@abshiroomaar5541
4 жыл бұрын
Asc uquti setiihn adi iyo cararurt walgu wayewaye inte ka baxdye mashallha xafidullha tnx
@laila8091
4 жыл бұрын
Good advice maashallah
@xamdicumar7893
4 жыл бұрын
mahadsnid sis mawduc muhid aya nala wadagty jazakallah kheir xppti
@amalshahinaaz5300
4 жыл бұрын
I love it this an amazing even though i heard this advice before but i love your sense of Humor. I saw your video about your foster family can you make a video about the Discipline methods you liked??
@bilqiis9099
4 жыл бұрын
MaashaAllah nice topic, thanks for sharing.
@sagaldouale6792
4 жыл бұрын
Masha Allah thank
@hodanmah
4 жыл бұрын
Masha Allah jazaki allahu kheran wllo mcn , I liked the last advise very much , hhhh I was like you but thank you for the information 😘😘😘I will definitely take your advice into account...👌
@qamarnadafad4687
4 жыл бұрын
Abyo sariirta sida uga goshay nala wadaag hhh intaad waano waday qolkaga busy ku aha 😂😂😂 Masha alah mcnto waano fiican
@xaasiyohooyoali5130
4 жыл бұрын
hahaha wlhi viseo aan ka duubey waan hayaa ,lakiin mardhow qalka jiifka wa waa badalayaa ,waxan is dhahay markaas so samey
@rumandeeq1085
4 жыл бұрын
@@xaasiyohooyoali5130 h
@rumandeeq1085
4 жыл бұрын
Warun
@qamarnadafad4687
4 жыл бұрын
@@xaasiyohooyoali5130 insha alaha quruxey aniga mardhaw hurdo soo dhigtay marka decoration ka ubahna
@najmadaud6583
4 жыл бұрын
Soo dhawaw xbbti
@sucaadmuhudiinmohamed5137
4 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo
@suzanmohamed6209
4 жыл бұрын
Huuuh qosol ban kusogabshay 😀😀😀 Mama malyun wexe oran jirtay hoostade kashidantahy marke iyada wax kusabsan tahayna wexe oran jirtay hoosteyde kashidantahy hada kawsarey 😀some points hosteyde kashidantahy 😀😀😀😀😀😀😀
Shukrn abaayo aadaa u mhdsnthy mowduuc muhiim ah aya nooga hdshy ee noo soo badi jazaakillahu kheyrn.
@user-kd3cf3ix2m
4 жыл бұрын
Maasha Allah Abaayo gabar Aad u caqli badan Ayaad tahay wax badana waan kaa faaiiday mahadasanid
@hodonjacaly624
4 жыл бұрын
waligay gurigayga arimihisa iyo goan kayga cid kala ma tashay alxamdulillaah ilahay caqli igu filan baa Allah isiyey nin kayga san usasabtana waan aqana meel kaliga inta farisato bal fakaro caqligaga ka shaqaysi waxkasto aad ku sasaban karto samey wayo dantada ku jirta mararka qaar waxaa ku sasabanayso wax naftada asan samenkarin baa jirta lakin dantada inta garayso samee somali waxay ku mah mahda dantada darin maqar baa logu sexda dadka ina kugula yaban baa laga yaba ama kugu cayaan lakin farid baa ka bixi karta wax kasta
@sucaadmuhudiinmohamed5137
4 жыл бұрын
Allaha ku sharfo abyo
@dagan3004
4 жыл бұрын
Mahadsanid abayo
@muctasim0309
4 жыл бұрын
H+
@farxiyo2790
4 жыл бұрын
Mansha Allah abaayo thanks 👍👍👍💓💓💓
@fofoomer7557
4 жыл бұрын
Mashaalah macanto shukaran jisakalaahqeer waalash
@farhiyaahmed8334
4 жыл бұрын
Thanks sister good advice
@jawahirmohamudhassan4979
4 жыл бұрын
Masha allh dear u are amazing thank you so much
@salmaabdulle9150
4 жыл бұрын
جزاك الله خيراً اختي you are talking about me ،you are amazing 😉 thank you 😊 😍😍💐💐💐💐💐🌷🌷🌷👍🏼👍🏼👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
Mansha Allah walalo walaahi wan qoslay lanbar 5 🤣mahadsanid quruxeey
@qalanjoqiimabadan9219
4 жыл бұрын
Kowtharteeenaa waa imaatay so dhawow sweetie😍😘
@TheSomaliPride
4 жыл бұрын
💞
@sofiaabdalla6608
4 жыл бұрын
yupe i agree with you sis thanks ^^
@saidhilowle4080
4 жыл бұрын
waa gabar aqli badan maashallah
@qaalinuuxchannel146
4 жыл бұрын
Masha allah walashey allah ku barakeyo
@warsanweedhsan6919
4 жыл бұрын
Diinteena macaan ee suuban ee islaamka aynu ku dhaqano soomaaliyeey qaladka iyadaa dawaysa wanaaga iyo naxariista iyadaa dhalisa oo laga helaa maslaxad kastana iyadaa laga helaa wax kastoo loo caal waayana iyadaa ah meesha loo la noqdo ee xalisa markaa aynu ku dhaqano barashada qur’aanka iyo cilmiga kaleba aan ku dadaalno wbt.
@ismahantahirfarah5174
4 жыл бұрын
Pls aarimahaas nosoo badii we need it more than cunta kariiso
2: means xaaskaaga/ninkaaga ha dafirin Yacni hais ilowsiin / hais qaafin🙏🏻
@naciimaabdi7338
4 жыл бұрын
May aabaaayo hais dhiggan camal hais dayacin
@uniquehooyo
4 жыл бұрын
😂 😂 😂 wallahi qodabyada qaarkood waan soo xasuustay runta u sheego ninkaaga wax walbo aad rabtit dareen malaha nimanka sida dumarka 😂 I did the same waan isxanaajin ama waan ooyn 😢 adigalee waaye 😂 ilaa aan sheegtay wax i dhibaayo. Kawsareey love this topic JzkaAllah for the remainder 😂 old days.
@ibrahimsujac7165
4 жыл бұрын
Masha allah quruxey qeyr badan alla kusi yo waxba dan ayan ka faidya
@ibadanoor2843
4 жыл бұрын
Waaw masha Allah Good advise
@fatimaali6799
4 жыл бұрын
Mashallaah you are right abayo Thank you 👍
@umunasra2382
4 жыл бұрын
I miss you abayo
@hamdiadem8760
4 жыл бұрын
Go forward sis
@نعووووم
4 жыл бұрын
Shukran abaayo waka faiday wx badan ani waxan ahay gabdh mar dhaw gursanyso insha llh thnks for sharing your advice
@zahrasiman591
4 жыл бұрын
Mansha Allah Abaayo keep going
@Xoia_Aisha
4 жыл бұрын
Masha Allah waa runtaa sis waliba number 5 dumarka badanaa waan wada nahney ma i garto camal ama wax isku diro taas waan kula arkey saasna ma shaqeeneso waa inaan hadalnaa una sheegnaa wixii raabno waliba raga shaqada guriga jecleen
@nimcocawl7144
4 жыл бұрын
1 ayaan ahy caawa💖
@simranqurux595
4 жыл бұрын
1 ayan ahay 😜😅😅😅😅😅😅aniga
@ikranmahamod6267
4 жыл бұрын
masha Allah sister waa talo fiican thanks
@istahilchannel
4 жыл бұрын
Wa runta abayo wa mahadsantahay waligey qof horta islama barbar dhigin waxas wa doqon nimo alx wax walba alx intu alle i siyo cafimad ugu horeyan ku xamdiya alx 10 jeer
Ha is siinin ama ha is dhiganin aan u maleynaa No 2
@nalkacabdinuur4186
4 жыл бұрын
Masha alah abaayo waa talo wanagsan mahadsanid walalo
@hudaabdulahi8229
4 жыл бұрын
Mahadsanid Abaayo
@ladancabdullahi8109
4 жыл бұрын
M.a kowsartena caashaqa ha is laheysiinin waaye lanbar 2
@sucaadmuhudiinmohamed5137
4 жыл бұрын
Quruxsan edebsan astaan san
@raaliyodumar7368
4 жыл бұрын
Abaayo kaaso kale waa doqon wayo qofkasta o waxgaranayo aya dhibka kuheesto nr 5
@umuasma5881
4 жыл бұрын
Thanks xbbty ani howsha nebcahay marka hoyaday la jogay howl layma diri jirin alx labo ilmod ba i joga was ku filnahay lakin howsha markay igu badato wa cishoda isagu lakin marku jogo ilmaha isaga haya o ciyarsiya malinyaso dhan ani ima taban qosol Bay ku jiran teda kale ani horta wixi ale isiyo wa ku qanca waligay kuma Oran aqal hebel i dhig isaga wuxu dhaha maxa so ibsana ciyalka maxay u bahanyihin xbbty sida howsha layskaga fududeyo kaso hadal
@hibaaqcabdilaahi3864
4 жыл бұрын
Maanshalah kawsar Alle caqliga hakuu siyaadiyo
@musaabdullahi3465
4 жыл бұрын
MashaAllah abayo thank you for sharing
@TheFatmap
4 жыл бұрын
Masha,allah I like this lipstick on you better.good advice as always.
@naimaiman6420
4 жыл бұрын
Asc Abaayo Marka Hore Iga Hanno Salaan Midda Igu Wanaagsan Allaha Ku Xafido Caruurta Iyo Xaajiga
Пікірлер: 245