Caawa qofka ugu horeyo naqdy wlh waligey manaqan like isiiya
@freepalestine8701
4 жыл бұрын
Abaayo please choose your ads wisely . May Allah swt protect you and your family... Amiin
@qamarnadafad4687
5 жыл бұрын
Abyo wlh waajeclhy barnamijka dhiragelinta hooyada aniga umulan ahy waxan dhalanahay 20bari hosha wan qabta 4kilo na waan iska riday
@nooramuhammed4506
5 жыл бұрын
Mashaalaah runtaa waye adoo xanun San Lakin gurigaaga nadaafad aakamuuqatay ilahay Hakubarakeeyo 😍😍😍😍😍
@uniquehooyo
5 жыл бұрын
MashaAllah great advice JzkAllah sweetie ilaah ha kuu barakeyo Amiin
@xabsailiyaas4392
5 жыл бұрын
ilahy ha ku barkeyo wlshy mcn🧕🧕🧕☕😍😍😍
@FatimaAli-cw8tj
5 жыл бұрын
Masha Allah xaas iyo hooyo alaha ku barakeeyo ilaahey haku caafiyo waxa Naga Soo caawisaa dadka qurbaha ku cusub casharadaas Naga Soo dhis qayr alaha ku siiyo xbbti
@sihaamcabdulqaadir5553
5 жыл бұрын
abayo sheekh haku mashquulin ee quraan waxaa ogu kheerka badan kan ninkaga ku saaro ama aad adiga isku aqriso qof alle qof oga dhow ma jiro ilaa camalka iyo dadaalka iyo jeclasha alle mooyaane siduu qof walibo alle igu dhowado ama isku jecleysiyo buu alle u jecladaa ilaheyna wuxuu dhahay idcuuley waa ana astajiib laku marka lagu leyahay laa shifaa ilal quraan ma ah inaad shiikh landan iyo turkiye u radiso ee adiga aqrisaniye karo ninkaga ku saariye karo alle gurigiisha cimro ama xaj u imaaw asaga u dhowow oo cafimad ka tuug wax walibana waa imtaxaan aduunyo alle haku cafiyo qof wax bartay waad u ektahay balse iska daa sheekh aan u safraa oo quraan igu tufayo somaliya aa markii cimiga yaraa aa sheekh loo wiciye jiray dadka quraan ku aqriyo balse hadad culumadiiye waa bateen oo diintiiye waa la fahmay oo qof tuftisa oga fcn qof kale ma jiro qofka quraanka asagaaba mudan inuu nafsadiisa ku aqristo
Masha allah wll qali mahadsanid dhiragalintaada jasakallah kheyral jasaa caafmaad taaman allah kagabaryey qali dumaray ❤️❤️❤️
@xigaalchannel
5 жыл бұрын
Aniga oo xaalimo ah ayaan gurigayga nadaafadiisa lagu mashquulaa wlhi. Lkn daal iyo xanuun badan ayaan dareemaa shaqada kadib.
@NimcoNimco-jp5wb
5 жыл бұрын
abyo jaska laahu qer kowsr aniga wadnka jarmalka ku cusub pls kindr gandarka noso kali waxa loga bahn yahy
@bishaaro21
5 жыл бұрын
Kawthar you're one of the best abaayo masha Allah Jazakallahu khair dhiira gelintada caafimaad Iyo xoog ad ku shaqeysato Allah ku siiyo take it easy darling ❤️❤️😍♥️💕👍
@xaasiyohooyoali5130
5 жыл бұрын
aaw thank you macanto
@casiyabintuhassancasiyabin2738
5 жыл бұрын
Jazakalahu kheeran abaayo allah ku hifdiyo ❤❤❤❤❤💘💘💘❤❤💗💗💗💗💗💞💞💕💕💓💓💔💔
@zeinabibrahim2192
5 жыл бұрын
mansha Allah qof karti leh aya tahay Allow kudhow mafirsan kartid gurigaga oo rafadsane
@faadumomaxamuudjimaale3414
4 жыл бұрын
macaanto hadaakujiraa
@kifahkhali5169
5 жыл бұрын
Hadaa xamilo tahay ha igu dhalin u made my night love u abaayo❤❤❤❤
@varahmuhumed2566
5 жыл бұрын
Maashalaa huuno kawsar keep going 😍😍😍
@umuasma5881
5 жыл бұрын
Ala ma ana iga hadlaysa walahi coosh mela kala geya ba la ahay
Magcyga waa Umu Nastexo wn u bahanhy Kindergarten no soo gali wax caruurta loga bahanyhy gbr yar baa ii bilaabi rabto abyo mhdsnid
@muniirocawed5913
5 жыл бұрын
abdinasir isse wlo dhaar ba loga bahanyahay mesha lo dhigayo kabaha guri ku joga iyo dharka robka laga xirto
@jamiilakazim
5 жыл бұрын
Mashaallh xabiibti jazakallh kheyr cafimad alle hakuu siiyo
@reerkadahormariumumm5239
5 жыл бұрын
Abaayo kowthar jazakallaaah qali badan abaayo plz and plz ma noo sheegi kartaa xiliyadaan jaakadaha iyo dharka calarada la qaado xiliyadaan kuleelka laga baxaayo qaboowna la gaarin waxaa jira hooyoyin badan oo aqoon oon ka mid ahay shukran qali
@fardusjama7379
5 жыл бұрын
Mansha Allah wllshy ilahay ajar hakaa siiyo dhiiri galintada wllo noso gali kindergarten waxa loga baahanyhy oo dhan insha Allah
@lulhassan5219
5 жыл бұрын
Mansha Allah i love you am like you haduu kurigu wasaqoobo xanun baa igu dhaca
@xaasiyohooyoali5130
5 жыл бұрын
haa qali saas aan ahay lol love you 2 macan
@isirali4317
5 жыл бұрын
Maansha alaah huuno kowsar ma reer sweden baad ahaan jirtay luuqada igu adkaatay språk ga waxoogaana waan jooga 3 caruuraan nu dhalay wll advice iga sii sida tolkaha loo baran karo💕
@rajoiyonololchanel2472
5 жыл бұрын
ma luuqada sweden baa kugu adkaatay wllo skool miyaa aada intee sano joogta skoolka intee dhiganaysay wllo aniga hada waan fahmaa luuqada bilo ban dhiganaya
@gabadhaisjecel5930
5 жыл бұрын
Mashallah abaayo keep going
@suadmire7450
5 жыл бұрын
Asc abaayo Waan ku jeclnahy cafimaad weara amiin amiin
@samiraduus8963
5 жыл бұрын
Abaayo raaqiya sheikh aan kugu talin Karo waa sheikh Abdulxaq. Rusheeye ayeey dhahaan. Marka uu turkiya yimaado tag hadaa awoodid sis. Ilaahey cafimaad taam ah ha ku siiyo. Aamiin ya Rabi
@canabmuuse403
5 жыл бұрын
M.a nolow qali dumar qimo bdn boqorada 💋💋💋❤
@safetmohamed4906
5 жыл бұрын
ana ubahan dagska waxa lookubahan yahay walashey qali❤jazakallah khair
@Udgon
5 жыл бұрын
Xaas iyo hooyo ilaahay abaayo caafimaad haku siiyo waxaa jeclahay inaan maalin kasta ku arko ilaahay cimridheer haku siiyo❤️
@xaasiyohooyoali5130
5 жыл бұрын
aaw shukran macanto amiin
@idilahmed4498
5 жыл бұрын
Asc wlashey ilahy garbkaga hanoqdo cafimad dhameystirana rabi haku siiyo runti wan ku jeclahy e rabi ha noo ka xafido amin
@deqa868
4 жыл бұрын
Mashalahaa jzl qeer abaayo
@bilqiis9099
5 жыл бұрын
A.aleykum walaalo, I've managed to declutter my house alhamdulillah, it took me a while SubhanaAllah so much hafish that I never knew we had, now what's left is the shoe closet inshaAllah will do this week before going back to work biidhnillah. Thank you for the motivation too walaal macaan.
@shaymashafici1691
5 жыл бұрын
Xbbti kawsar walahay sii niyda kugu duceyy illahy ha ku cafiiyo qalii amiina amiina waxad tabanayso rabi halmar ha ka kor qado adoon safriima amiin yaa rabi
@xaasiyohooyoali5130
5 жыл бұрын
macan jzk kheyr
@nafisoalaahi9260
5 жыл бұрын
Alaah ha ku caafiyo Habo mcntoo
@sahruujachannel
5 жыл бұрын
Masha allah keep going
@barwaaqomahmoud733
5 жыл бұрын
Bls abayo nososame ciyalka maryahoda soda logu hagajiyo
@sabaxdahir1926
4 жыл бұрын
Manshallah tabarikallah sweetie
@liishatown6023
5 жыл бұрын
Our somaöi queen we love you waxbadana waan ka baranay shukran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xaasiyohooyoali5130
5 жыл бұрын
aaw thnx xannti love you to uumac
@hamuunaragsan4862
5 жыл бұрын
abyo allaha kuu barakeyo hooyo wngsn baa kuso barbaarisay jasadeeda jano allaha kadhigo waa kula socda Daiman xbbti iso qor whtspkaga
@koritaankacaruurtachannel7329
5 жыл бұрын
masha allh jazakalh abayo
@ummumucaad8882
5 жыл бұрын
Mahadsanid wlshey
@misshonesty86
5 жыл бұрын
Mashallah abayo allah hakucafiyo
@HargalTv
5 жыл бұрын
Masha Allah abaayo kowsar Good job
@nadiaaweis8734
5 жыл бұрын
Masha Allah shukran abaayo
@tuuney88
5 жыл бұрын
.masha allh abayo sax run aya sheegtay aniga maanta wa nastaay malamah ya dixariya qollka carurta aya hagajiyay abayo allah ha gu fudeyo abayo macn
@amaanilifestyle704
5 жыл бұрын
Masha Allah
@hayaatyusuf8843
5 жыл бұрын
Masha allah sister I love you sake of allah
@xaasiyohooyoali5130
5 жыл бұрын
I love you macanto uumac
@sucaadabdi3366
5 жыл бұрын
Vedio gii hore een aan dawaday ayaa dhirigilin inoqday waan kaa faaiiday Masha Allah
@nasteexoaa6872
4 жыл бұрын
New subscriber ma sha allah sis program ka waan ka helay dhawr videos ayaa dawaday
@sukeenaquruxsan6707
5 жыл бұрын
Ilaahay haku cafiyo abayo insha allah
@luccayarelove8953
5 жыл бұрын
Quruxay sethy ana diyaar ah
@fardele2699
5 жыл бұрын
Abaayo Allah ha na cafiyo ani Xata mudo dheer aan xanuun sanahy . Il xasad baa saas ii gashy ii soo duceya Adina Allah ha ku cafiyo.
@xaasiyohooyoali5130
5 жыл бұрын
ilaahoow ku caafi macanto aniga ba kula mid ah
@fardele2699
5 жыл бұрын
Amiin Amiin Amiin ya rabi.
@user-to6sg3px3l
5 жыл бұрын
Ilahay hakucafiyo
@hawoa7592
5 жыл бұрын
Maasha alh qof dadaalayo aatahy ilaahey cfmd hakusiiyo abyo haa waan ubahantahy wadanka america aan ku cusbahy abyo naga caawi arimahs ilmaha
@HAMZAHamza-bl8jh
5 жыл бұрын
Ilhay hakucafiyo walashin
@istaahiljama2054
5 жыл бұрын
Masha allaah abaayo wa ubaahanayaa xanaanada ee soogeli
@musaabdullahi3465
5 жыл бұрын
MashaAllah abayo
@farhiaali5107
5 жыл бұрын
ABAAYO ILAAH cafimaad siraax kusiiyo
@hanibashir6697
5 жыл бұрын
masha aleh abayo jezakumaleh kheer hore usoco
@luqmaanlove3194
5 жыл бұрын
Ilaah Hakuuyeelo Hadafkaaga qaali Hadaan qadka Shiday Waana kusoobooqday video yaalkaaga uxiisey hor Mar Wacan
@ilhaniman7303
5 жыл бұрын
Dad badan ayaku cusub qurbaha waxakalo kaso hadasha as babta ilmahaga legaga qadan karin io waxa keno in ilmaha laqato dada modo kaliya inlagu qato dilidaa ladilo pls hadad awodo kaso hadan intad kafahan santhy alaha oladena bal mala ig nogalsho
@hooyosoomali7962
5 жыл бұрын
allahakucaafiyo abaayo aamin
@Aaamina12
5 жыл бұрын
Abayo wadad fican o Kenya joga arkay lkn yurub yimada lambarkisa ma hayo lkn wa la amaanayey ilahay haku caafiyo ❤🌹
@xaasiyohooyoali5130
5 жыл бұрын
please iso ogoow qali
@maryamaadem7179
5 жыл бұрын
Jazaakallaah khery walaal
@marwaadan7906
5 жыл бұрын
Mashaallaaah abaayo Deutschland ban kula joogaa xageen kaala xiriraa abaayo
@deeqadagan5517
5 жыл бұрын
Jizakalah qaali.illaahey haku cafiyo
@musaabdullahi3465
5 жыл бұрын
I already ordered abayo the same day
@xaasiyohooyoali5130
5 жыл бұрын
masha allah
@zemzemibrahim4620
5 жыл бұрын
Lkn aniga ma aqaan wax ka qaldan website ka wuu ii furmi waayey
@maryanmaxamed9807
5 жыл бұрын
xaas iyo hooyo best motivaters for every side married or unmaried women waxbdn wnkaabarany familkga allah kugu xafido saliiida Somalia hadee soogarto nalasosocdsiiii
@farxiyomaxamedqolif7758
5 жыл бұрын
asc kowsar wall lanbar kaaga waan rabaa sen ku helaa
asc abayo no so sheeg markad london imanayso i would love to see you we have so much in common like you said i have health issues as well but i also keep pushing my self i have 2 kids, i love cleaning and tiding up, if i dont do it i will be depressed.
@xaasiyohooyoali5130
5 жыл бұрын
waa soo sheega insha allah wana isla kulmeeyna qali, i would love to see you to
Пікірлер: 202