heestan 4 sana ku dhawaad youtube baaan ka raaadinayay waan ka quustay, Hada baaan iska nasiibiyey bal inaan kahelo waana helay.! xasuus ay igu leedahay awgeed un baaan uraadinayay.
@hassanibraahimabiikar4295
Жыл бұрын
Xasuusta nooga dhac
@abdiwaliyasindiriye7404
Жыл бұрын
Yaa Salaam 2009 ayaa dhagaysanayaa markaas oo aan gabar aan dugsi qur'aan aan wadda dhigan jirnay aan aad u jeclaa Xasuus hore ayaa galay Caawa oo ah habeenkii 3 ee Ciid ayaa ku dhagaysanaa Muqdiaho gaar ahaan Maqaayada Silver Adduunyo ✅✅
@diamondcali8695
Жыл бұрын
Anina 2009kii bishiii 6aad ayaa sxbky oon xiligaas is jecley iidaari jiray taleefankii Tree one zero ama 310 ladhihi jiray xasuus alx jclkeenii waqtigaas bilaawday waxuu alle noorumeeyy 30/3/2018fri ilaa hadana waan wada joognaa my husband yaarabi farxada noosiyaadi intii isjcl oo kala maqan isku keen inta isla joogtana sheydaanka kahaay jclkoodana u adkeeyy
@amadafufey6697
2 жыл бұрын
Heestan xasuus gara ayey igu ledhahay 3septem,2021 ayaa Gabar aan jeclaa IGA tagtay iyadn kuzo xasustaa🥺🥺
@ruweydaabdi4229
2 жыл бұрын
Hada makuu Soo laabatay
@ilwaadAbdurashiid4631
3 ай бұрын
Xasuus wlhi heestana 2011 gabar walashayda mobilekeyda ayuu ku jiray ka dhegesan jirey 😢telefan shiineyso ahaa wlhi 2024 mar kale daawanayaaa anigo naaag weyn noqday 😂
@zakihussein9481
5 жыл бұрын
Yasalaam heees xul ah wye
@maxamuudaxmed-xk6df
10 ай бұрын
Heestaa mudo laga joogo 9 year baan dhageysan jiry anooyar raadiyo aabo io ader dhageysta ga soo gali jirty ana waan agjoogi jiry all xasuus dugsi xitaa magaarin markaa dhageysan jiray aabo alla ha kuu naxariisto waan kuu xiisee iigu duceeyo aabahey 🤲 azxpy
@abdifatahahmed5569
3 жыл бұрын
Wlhi xasuus Radio Ka dhageesan jiray 🔥✨
@wiilbahgari4815
Жыл бұрын
7/7/2023 Xaqiiqdi waa hees xasuuus aad u wayn Igu leh
@qooley-somali-pigeons5428
4 жыл бұрын
2020 hada dhageysaneyso 👍
@mohaabali6198
2 жыл бұрын
Anigoo hoyaadoo Hoygaygii joogoo Meelna la iga hayn baan Hurdo seexan waayaa!
Пікірлер: 43