Erayadii allaha unaxariistee Dhakhtarkii Jaceylka *Abwaan Mohamed Ali Kaariye* Waxana horey ugu luuqeyay waliba si cajiib ah Allaha unaxariistee *Mohamed Ahmed Kuluc*
@salmaismaaiil7192
5 жыл бұрын
Ilahy iso dhawee qofka aan jeclahy Wali ismaanu arag😥😥😥 anah nairooi isna Burco😥
@KingXamaadaOfficial
Жыл бұрын
Still maydaan kulmin miyaa wllo?
@cmcproductionxd9449
5 жыл бұрын
Cabdi fataah yare hadaa aragto qoraal keyga bro waxaa tahay fanka sharaf tiisa mid yaqaano oo halkeeda dhigo heesahii hore big respect baan Ku hayaa sxb
@siciidcabdirisaaqmahamed4316
5 жыл бұрын
xussuustii alle ha umaxariistee maxamed axmed kuluc
@nawaalburcodhalad5987
5 жыл бұрын
Ax Ax heestu anay iga hadlysa Ilahyoow isoo dhawe qofkan iga fog i am from aasiya isna from hargysa😢😢😢😢🎤
@laariofficial3245
5 жыл бұрын
Hhhh xishood byo
@HaniHeloS
5 жыл бұрын
Ax Waa Hees Qalbigeyga Taabaneyso Igu Soo Duceeya Ruuxa Jeclahay Ayaaa Xamar Iga Nool Ana America Ayaaa Jogaaa 🙏❤️♥️💋
@farhanismail9609
5 жыл бұрын
Illaahay hku soo dhaweeyo
@shaakacadecade3714
5 жыл бұрын
Illah haku so dhaweyo
@HaniHeloS
5 жыл бұрын
🤲🤲🤲🤲aamiiin Guys 🙏
@NimcoGlam
5 жыл бұрын
Saaxiibeey yaan lagu gaadin iska hubi hadaa kheyr isku tihiin I laah hakuu rumeryo
@Kichiba252
5 жыл бұрын
@@HaniHeloS miiiiiin
@GedoBoys
5 жыл бұрын
Hadaan baalal leeyahay Bari soo ma duulen, Hadaan baxaad leeyahay Badda soo jiidheen,,,,,,,,,ish Alaa Hees iga deh. wa Xasusti maxamed Ahmed kuluc.Thank you Ahmed Rasta. Day.Friday Date .26/4/2019 @ Nairobi kenya .
@sultanahmedliiban2603
2 жыл бұрын
Iloohoow Canada iisahal ani iyo walalahay ilahay idankiih
@duriyadiisayidnuur9735
5 жыл бұрын
Heestan waxaa lahaa Allaha unaxriistee Maxamed Axmed kuluc
@wiilkahargeysajecel8748
5 жыл бұрын
Heestan Maxamed Axmed kuluc ayaa ku Cod macaana AUN ,Ninkani halkeeeda ma dhigin heesta
@libanali8492
5 жыл бұрын
Cabdifax yare fanka waan kafadhiistay soo kiI lahaa mise markii ladanoonaa lagu tuuranayaa
@khalidnaagtisa6619
4 жыл бұрын
Boholyowga cashaqa Sidu ii barisaday Baxan deg moye Hessta asal ahan bay kuwacantahay
balag baa la ii lulay waa boqol kuno mayl galkacyo ayey jogtaa bbeda💓 am far from her🎤
@marwanosman8940
3 жыл бұрын
Ilahow iso dhawe qofkan jclhahy hadu cafkygi yahy 2021/my/21/Friday
@ahmedfaisalabdillahi6461
5 жыл бұрын
Of!Hadan baxadleyy bada sw majidhen Hadan balala leyy bari saw madulen Saw bilic haldhalay barta ay kunoshahay Kuma wabaristeen 💖💖💝 !Ezhqiyazak💗💗💓💞mxmed Axmed kuluc 😍 Allh haw naxariisto
@daadircade4797
5 жыл бұрын
Heestan weey iquseeysaa aniga iyo inta ila midka aha alle ha inoo wada gargaaro
@laariofficial3245
5 жыл бұрын
Kuluc heesti balag rasta legend fanan xasustu wa lama huraan
@updifyarevlog3511
5 жыл бұрын
#ya codi mcn #Ahmed rasta ,comment #C,fatah,like
@khadarmohamed3322
5 жыл бұрын
Midna ma keenin codki kuluc allah ha naxariistee
@caaishamohamuud1804
5 жыл бұрын
illahow ninkeyga iideen from sweden me muqdishoo
@ninculus8597
5 жыл бұрын
Heestan waa Top ✌❤
@c.raxmed1433
5 жыл бұрын
maxamed axmed kuluc allh u naxariisto lkn manta fananiinta joogaa kuwi hore magaaraan ogow dadkii hore live ayeey u hiisi jireen manata heesaha magsar aala saaraa mana gaaraan ku wii hore heeataan kuluc ninkii ku maqli jiray ninkaan ku arko lalabonayaa
@rahmaali7938
5 жыл бұрын
Ww hees shidan iyo fanaaniin shidan❤
@khalidnaagtisa6619
5 жыл бұрын
Baholyowga cashaqa Sidu ii bariisaday Baxaa deg moye Hurdo kumaa bariiste Caaqyahow hessta B bay kudhehantahay
@ubahhayaan9829
5 жыл бұрын
Ahmed 😢
@amnaqurux2844
5 жыл бұрын
Ax ilahow qofka jeclahy isoo dhawey
@mohaapdifarah9718
5 жыл бұрын
Wax kle wcde💎
@gaayacdigaale2911
5 жыл бұрын
Abdifatah yare heesi mu kuso noqday😭😭
@ummyusufsadiiq7828
5 жыл бұрын
I wish it was Abdifatah Yare only singing the song
@bogsiiya7068
5 жыл бұрын
Alxm la igama foga hda o wn isla joogna blse heestan siban u jeclahay rlly
@farhiaismail5084
5 жыл бұрын
hadaan baalal leeyahay beri sow. ma duulen very good great song
Пікірлер: 65