Wuxu i dhahay intii aan tahriibka ku jiray heestan ayaan qaadi jiray waan sawiran jiray adiga oo ila jooga😘😘😘 my geesi waxaan hystaa isaga iyo sadex carur u dhalay wxn wada noolnahay 7sano 2008 dee bay ahayd wakhtiga uu tahriibka uu galay ugaaskayga ana borama ayaan ku sugnaa wakhtigaas school sh ali ban dhigan jiray alhmd maanta inta jeer ee xaafadooda lagu yidhi wuu dhintay ma yarayn ana damqasho🙁🙁🙁
@mohamedabdullahi4652
7 ай бұрын
Maxaa loo dhahaa marka somalidu jacayl mayaqaanaan
@VsFr3ncyy
4 ай бұрын
@@mohamedabdullahi4652 Wa Suaaal muhiim ah ?
@NasirHamudOmar
2 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa aniga oo ku socda berbera somaliland 2024
Wallee anba sidaa si lamida ayaan ugu xasuustaa heestan zxp
@cqadirdahir
Жыл бұрын
Qof aan jeclaa ayaan xusuustaa markan heeskan maqlo Ogoow wili sidii baan kuu sugaa❤❤❤
@uptherhmnizmail9157
Жыл бұрын
Hees wa dhafty tan jawi degan waaye🥺🔥❤
@dowsoabdi2937
9 ай бұрын
❤😢
@ruqitv900
2 жыл бұрын
Fardawsa Hees Qiimo leh
@sheekhmooldhe8104
4 жыл бұрын
Caleek indaaro mohamed aadan himilo axayaa pure somalilander
@fayselhassen4681
2 жыл бұрын
Marlabad 24_10_2021 . Alla muxuu wakhtigu kala wadey Dad isku wacnaa, Calaf kuna Cajiib sanaa.
@GorGor2023
4 жыл бұрын
Mohamed Aden Cali (Himilo) Caadi Maahan Heeztan Iyo Cod kuba Rag Waa Ragii Hore Dumarna Wa Intuu Qabay Hada waxa laqaado padan kood wax micno leh maahan Thnkz Himilo wad nazhaafizay papa Allaha ku zhaafiyo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@amenmoh7317
3 жыл бұрын
Legend #Himilo 25/03/2021 from #Turkey
@adelali4210
5 жыл бұрын
Engineer ka Al Fanaan Himilo
@bushrabotaan-ee1py
9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉 0:14 0:14 0:14
@amiinmohamoud3273
5 жыл бұрын
Al fanaan Himilo halyay la tabay,
@xamdayusuf2531
Жыл бұрын
Waaw.waxan.dawanayaa2023😘😍😍😍
@zakiabdi6144
3 жыл бұрын
Farduwsa is my world life 😍💑👫❤
@cabdinaaficcasayr5850
11 ай бұрын
Dunidii wacnayd!
@Saakhoney
Жыл бұрын
Xaskeyga fardowsa ❤️❤️❤️❤️❤️
@Saadakulej
3 жыл бұрын
2021 anyone ?
@shairmungani7833
2 жыл бұрын
I really enjoyed the production by the great musician Axmed Saalax 🇸🇴🎹🎹
@Hassan97Mohamed
2 жыл бұрын
Lyrics by ABWAAN WEYN Jamal Ali Hussein Music by legend musician and singer Ahmed salaax qaasim naaji
@shairmungani7833
2 жыл бұрын
@@Hassan97Mohamed I know Jamal Cali Xussen, the songwriter ✍️ he has written some songs for Abdifataax Yare, Mustafe TT and many others. Axmed Saalax stopped playing, but we still use his music productions today, he is a legend 🎸🎹💯
Пікірлер: 60