Nacima ilahi dartis ayaan kuu jeclahay dumar adigo kale walahi wakuyeryihin zaman kan xikmad ba kuhadasho qof oo din iyo qurux ilahi siyey ayaad tahay allah haku barakeyo adiga iyo zowj kaga walalo
@dhaqaaqaaddhaxashidee
10 ай бұрын
Walaal qaali Zainab Allaha ku jeclaado Allaha ku xifdiyo, magacaadana aad ayuu iigu ween yahay waa magaca hooyadeey macaan Naxariisti jannah Allaha siiyo aamiin! Soo dhawoow walaal barasho wanaagsan!
@user-wx9ji2vr9c
10 ай бұрын
❤
@zainabali-nl3wv
10 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee jazakalhul janaah ya ikhtil qaliyah aad ayaan ugu farxay coment kaga quruxda badan ameen hoyona samiday bey ahayd ilahi janadisa hakawarabiyo waan dhowahay walalo ❤️❤️
@fartaibra881
9 ай бұрын
Bulshadeena caqli iyo cilmiba waa kuyaraadeen waalaga faa ideysanaa Naciimo Allaha ku xifdiyo aduun iyo Aaqiro ❤
Diinta Illaahay wuu inoo dhamays tiray Rasuulkuna صلى الله عليه وسلم wuu inoo wada Sheegay markaa Bidcooyinka halaga jiro Dadka Naciima iyo Maxamed mahadsanidin
@duniyacali595
10 ай бұрын
Mashaalaah ♥️ Naciima iyo Seygeeda Alla ha idiin Xafido Farxad ku noolada Aqliga iyo GarashadaAlla idiinku minestay ayaan idiinku Hambalyeeynayaa HAMBALYO SALAAN HIBO IGA GUDDOON Wllayaal ilxaasid idiima aragto dhag xaasidna idiima maqasho inshaalaahu 🤲🤲🤲😍
@dhaqaaqaaddhaxashidee
10 ай бұрын
Walaal Duniya aad ayaad u mahadsan-tahay ducada Allaha noo aqbalo, adigana waxaad jeceshahay Allaha kusiiyo!
@Queenjiija
10 ай бұрын
Sheikh bad baado sheekh ma ahan aniga mar hore ayaa arkay allaha so hanuniyo yaa rabi in la fiirsado bes lo rabaa bismilah
@rodahmohamed7946
10 ай бұрын
Maa shaa Allah, Maxamed iyo Naciimo ilaahay caqliga iyo garashada ha idiin dhaafo , hana idiin ziyaadiyo , dad aad u jecel wacyi gelinta iyo wanaaga ummada ayaad tihiin , caqliga ha waayina. I am very happy to follow you time to time, horey u socda walaalayaal
@dhaqaaqaaddhaxashidee
10 ай бұрын
Mahadsanid walaal Roda Allaha ku xifdiyo!
@Duqa-magaalada
3 ай бұрын
Masha allah noo soo gudbi taariikhaha waa muhiim wlhi dad badanaa xataa ku waano qaadanaayo oo ku hanuunaayo dhacdooyinka
Shiiqnimo iyo badbaado kala fog aniga xitaa ma fiirsado waa hore ayaan arkay
@zeinabsomow7983
10 ай бұрын
Masha Allah
@omarbaalwi3544
10 ай бұрын
Mashaa allaah excellent program thanks bro and sister
@nasramohamed4229
10 ай бұрын
Masha Allah Allah haidin barakeeyo ❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
10 ай бұрын
Aamiin shukran walaal!
@fartunmohamed1848
10 ай бұрын
Masha allah gob gob dhashaa tihiin ku socda
@daadircabdiraxiinaadan1455
10 ай бұрын
Barnaamijkaam cml noo soo badiya Kheir allah idin siiya walalahee❤ Janatul firdoosa allah idin geeyo aamiin
@Layla6793
10 ай бұрын
Subhana Allah
@saynabdaye7382
3 ай бұрын
Dulmigii 1991 taariiqda galay was in taariiq laga reebo waa idinku raacsanahay guuleesta
@Degaliah
10 ай бұрын
Masha allah wlaal niciima baryahan inimaa arag ❤❤❤ so guudbiyaa waxyaabaha dhacay walalha jeerer wayne idinkaa u fadhiyaa yutubka ninkastaa ninkiisa ha noolaysto, ma soomalida kale ayaad ka afgaabantihiin
@Marymaabdi4444
10 ай бұрын
Maasha allaah guuleysta Alle Hadin xafiido
@raqiaomar4781
10 ай бұрын
Caqliga iyo garaadka iyo cilmiga allaha idin ziyaadiyo ❤❤❤
@dhaqaaqaaddhaxashidee
10 ай бұрын
Aamiin Shukran!
@seynabfarah3212
10 ай бұрын
Manshaallah
@AminaminF
10 ай бұрын
Allahamdulilah you’re there our society ❤
@fartunsufi6152
10 ай бұрын
Ninkaas mor horaan arkay bulshada qatar ayuu kuyahay hadaan laga qaban wixiisi waa bitci iyo shirki dhuunidii ayaa meelxun kagashay Allaah hasoo hadeeyo risiq xalaalna Allaah ha usahlo
Bad baado basal wye magaciis sheekh halagasaaro meesha
@fardusaali6618
10 ай бұрын
ان هذا العلم دين فانظرو. عمن تاخذون دينكم. Jizaakalaahu khayran runtii waa mowduuc loo baahnaay waayo waa arin jirta khuraafigaas inaalaga hadlo aad ayaa loogu baahnaay ربنا يرضى عنا وعنكم وعن المسلمين جميعاً.
Asc walalahey wada jir qurux badan ❤❤❤❤ kunolada nolol qurux🥰🥰🥰🥰🥰
@dhaqaaqaaddhaxashidee
10 ай бұрын
Wcs Mahadsanid, waan ku waayay maalmahaan!
@shiiddo
10 ай бұрын
@@dhaqaaqaaddhaxashidee masha Allaah abay wan jogay balse xanun ba jira saas etahay Alxamdulillaah
@zeinabshire800
10 ай бұрын
Asc wrwb xabbt Naciima jazaa kalaahu kheeran kheer jazaa badbaado Mar hore baa kashakiyay marka dad inuu danbaajiyo baa kabaqaa
@dhaqaaqaaddhaxashidee
10 ай бұрын
Halis waaye!
@daadircabdiraxiinaadan1455
10 ай бұрын
Linkiga hoos soo dhig wll❤
@nimcoxasan4832
10 ай бұрын
Saa,id isku cajabisen wallahi 😂
@fadumokheire742
10 ай бұрын
Waxaan la yaabay Ninkaan magaca uu la bxay badbaado Aaba qalad ah marka hore Umada aan aqoonta lahyn Allaha badbaadiyo Ninkan umada Allaha ka qabto Waa arkey Like ima hayo iyo sheer Waayo waaba inaad la shqayso Ay noqonee So fiican ayaa ugu nasteexayseen Allaha idiinka Abaal mariyo Alcilmu qabla qawl wacamal
@nadiifohussein3815
10 ай бұрын
Walaalay ka duruk ninka hadaad ajnabi kalatiin, waa nasteexo
@Ghnivx
10 ай бұрын
Abayo waxan rabay in ad ishegto I.a gabar yar oo sagaal jirto ayaa haben kimeyqandhataa ma ogi lkn afka ayaa bisimaha cadadan Ana boog noqotaa
@user-vi1tp6kz5t
10 ай бұрын
❤❤❤❤
@ifrahhaashi4879
10 ай бұрын
Kalaam saxiix
@rumaanmacalin
10 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 wan umaleynayay inuu waxa sheegidoono ma dhaweyn markaan ka shakiyay kana fogaaday alah hanaga qabto
@relaxreallychannal
10 ай бұрын
Dad baa jiro jahli ah inuu habaabiyo asaga racan 😢😢
@anfacdadkaagaofficial6479
10 ай бұрын
Mar Hore ayaan ka fogaday wlhy 3 sano ma dhagesan😢
jareerweyne aawe wixii dhaarkaa baxay waa sugaayey intee geeysay. war hada ka dib ku rumeysan maayo perché waxaa tiri hawiye waa la qiiqinaa ana xarash aan uhaayey H qiiqaan sugaayey.😅😅😅😅😅
@user-vi1tp6kz5t
10 ай бұрын
Bisinka waqalad barafunka wa kulel
@zahramohamed4883
10 ай бұрын
Naga aamusa
@mulaaxocaqli554
10 ай бұрын
😂😂😂basal
@eveibrahim7705
10 ай бұрын
هههههه😅😅😅😅😅سبحان الله 😂😂 Runti aniga waxaa ka mid ahaa dadka suasha ka waydiiyey. Naagta cagta wayn Waxaa ku iri hada ma waxaad leedahay nin walbo naagtiisa cagta ka weyntajay Ha iska ilaaliyo?!!!!😂😂😂😂😂 😂 Allah hana asturu Allahumma amiin Waxaaba ka sii daran in uu la hadlo dadka 👉🏿Caamada ah uuna usheego inu Sheikh yahay. Dadkaaso dad hadalkiisas u qaadana ino yahay Qaala Allah wa Qaala Rasuul!!!! Allah ummada haka qabto dadka sidaano kale ah 2bo kala ka arkay Oo ku dhahayo warqad ku qor alrazaaq. Kadib jeebka gasho lacag yeelane Suasha an jaasna weydiiyey waxee aheed in uu asaga siduu dadka faraayo sameeyo. Si uu lacagtaas u dadka usheegayo ku helo. 😂 jawab igama siin suashaas.
@Abdi537
10 ай бұрын
Shekadi barfunka mad ilawde
@Khadija-zx2fz
10 ай бұрын
Dadgooni a hahadlinini
@maryanl804
10 ай бұрын
Adigu horta mxd uga horeysaa ninkaga muu asagu qur aanka ku bilaabo oo ku hogaamiyo
@zeynabnoor2176
10 ай бұрын
Masha allah xaqqa ayaad ka hadashay allow kuu saaidi aragtidaada iyo garaadkaada fog aamiin
@user-oo7jp6zd1s
10 ай бұрын
Sax
@user-pj4ew8pl8c
10 ай бұрын
jow kow now labadina ya niga xun waayo waxad ku baqaysan wax ka xun ma jirtoo ee intaad dadka wax ka sheegin horta inigu joojiya danbiga iyo waxaad ku baqaysan iyo nsku nacamleynta jow kow now hadana bow family isku camiraaya
@Zahrakiin-so5pp
10 ай бұрын
Alla ku ceebee ma ku dhahaa maxaa so qortey wadamada qalaad oo aadan fahmeeyn markii la tago af shini guuheeda aad mooda loo hiiqaa barashadeeda maxaa isu haqirtey afkaaga hooyo oo sax ah u inkiree naciimo luuqadeeda waa sax hadii runta laga hadlo sorry 4 u
@sacido1721
10 ай бұрын
Naa ha ku mashquulin Sheekh Badbaado adiga is xisaabi marka hore Sheekh Badbaado ka.dhamow kaa cilmi badanee
@dhaqaaqaaddhaxashidee
10 ай бұрын
Dadka qalbiga kaxuunsan sidaadoo kalle ayuu sheikh u yahay!
@ubahabdisaid2222
10 ай бұрын
Nayaa Saciido dadki uu bashasha u direy maad ka.mid tahaye haye meeqa kugu maqan hee sheeq meesha ma jooge dadka afka hala so gelin ee inaga fadhiiso meel
@Abdi537
10 ай бұрын
Barfun ka dabada ha la isaga shubo kuye wa nin lo so diray in u dadka musliminta cuduro ku rido ninkas washamsi ha lagu qado
Пікірлер: 102