hablo gabadhaan qadar baa ku dhacay ee garab istaaga waa hooyo ilmaheeda ayay ku ilaashanaysaa ninkaan saan u fahmay marka aan u ducayno gabadhaan tusaalena haynoo ahaato😢❤
Asc walal aniga waxaa kugu taking lahaa hadaa quraanka taqaanid Surah Albaqrah malin walba aqriso breakout badan ku jirto iyo Saliga Nabiga iyo adkaarta IA Allah faraj ku furidoono dhalashada Turkish II qaad ku dheh
@fabrigasdufff9295
Күн бұрын
Guumeeysi aya ku jirta shuuba yaheey
@SabrinAbdullahi-om7fj
13 күн бұрын
Nima abyo thank you hal hada kugu darsadana leerka ku badso camera da ama meel iftiin leh tag
@bushramoral7829
6 күн бұрын
Will ka hadu ku jecelyahay waxa kela way ka hadhaan aniga waxn raba inan gursato will ajanabi ah oo waliba Turquie ah maxa luqadan wax ayan ku hadal
@HappyDominoes-ef3pk
3 күн бұрын
Hadaad ku qanacsantahay waa gaar se ogow in ay ajaanibka markasta ay kuu arkaan in aad ka liidato, I hope in aad wax badan ka fiirsan doonto
@malyuunahmedabdi3255
13 күн бұрын
Waa saxan tahay abyo runta inaa sheegto maahan qalad qof ka nolosha oo soomaray inuu sheego waa cashar
Oo maxaad shalay noogu so cabaadaysay maad iska aamustid oo adoonsigaaga aqbashiid neefow
@XaawoCilmi-k8n
10 күн бұрын
Mashallh❤
@RuqiyoDihad-lt5jk
12 күн бұрын
Ilahow raga somalidanohagaji ragayagu waa dheman mansha anigo nin somali ujeda marabo nin kale❤❤❤❤❤
@suadmohamud9166
12 күн бұрын
Maanshaalaah ❤❤❤❤
@barwaqoshorts2338
12 күн бұрын
Abayo wax kaste waa qoralka ilahay in ad kursato nin ajanabiya way ku qorned ilmahad ayaa ka qornaa inaa udhasho xoga sar sidaa ku xalin lahed dhibkaste shaqesone oo isku filnaw adoo rerkagane dhaqanaya
@maryansheikhabdi6860
3 күн бұрын
Waa wadenkee ninkaaga abaayo. Waa wax marwalba guur nin somali iyo nin ajanabi isma lahan. Waayo somali dhaqan gooni ayaan leenahay waana ku mahadsantahay waanadaada
@AsadAhmed-p9p
2 күн бұрын
Turki waaye wll gabadhan ilahay ha u sahlo nin Somali wey iska celin laheyd cayalkedana ayada iska leh lakiin cayalkedi ayuu u diiday iney la baxdo
@maryananshur5732
11 күн бұрын
Waa tun qof aadan af iyo dhaqan toona la wadaagini wax la guursado ma aha
@aminamuse-s2x
13 күн бұрын
Asc Nima wuu jaa go.aay video noosoo dhamaytir walalo❤❤❤❤❤❤
@sodax6696
12 күн бұрын
Ani 3 ila 4 xabo firsaday Lakiin Wa 2 erey kaliya oo sidi bahashi macsarada waregaya Ma fahmin
@AmalhassanAbdi-vl9tb
13 күн бұрын
Qisadii soo dhamaystir abyo plz
@cawralafaniq9090
13 күн бұрын
Urayso gaalbay la nooshay maxaad noofa sheegi
@AhmedHassan-vb5gt
8 күн бұрын
Asc dhamaan umada somaliyeed waan salaamaya,nima ha moodiness in aad adiga kaa hadlayo my advice is general to all somalis especially girls, waxa mudo dheer inta qurbaha la yumi aad u badatay gabdhaha somaaliyeed ee ajaanib la noolaada waxna u dhala oo ay social media aad u booriya ama ku faana iyagoo qarsanaya dhibaatadiisa, gabadha somaaliyeed iyadoo helaysa nin somali wax Dan ah oo ku kalifi karta ma garanayo, waxay gabdhaha somalida uhi wali garan la yihiin marka nin ajanib ahi ku yihaah waad qurux badan tahay quruxdaa waxa keenay Aabo iyo Hooyo somaliyeed oo ku dhalay maanta ayaa iigu horaysa in aan ka comment ka bixiyo somali, as somalis we're on path of extinction we broke up our land and most our young women are eager to live with foreign men what a sad, destroying on our hands all over, I feel sorry and sad,we're beautiful nation yet destroying in the tribe thanks all
@ayanitahaji9479
12 күн бұрын
Horay usoco abyo❤❤❤
@bilicdawadanka4199
5 күн бұрын
marba hadaa la noshahay hadalada qaar waa lo geen karaa hadalkaad xakamey abyo tan kale ojilicasanow bolbol is ku kal dhika ilaa hadfkaad ka gaartid.... kan so guur meeesha moqdisho so daga ama gobalada somaliya midkaa jeceshahay gancsi ka sameysta nolala qurux badan gumeysi la hee baad ku nolaaneysaa ha ogalnin in la dhxo ilmahaga ilmihii afrigaat hoyadoda aheed
Dahab ka l lagaaqaatay maluu soo celi yey abaaayo maadaama aa dhaq mayso yaaab waaye
@nuraaskar2146
13 күн бұрын
❤🌷⭐️❤️👍👍🌼😀✅
@Asiya-v6q
7 күн бұрын
Wll party 4
@omarosman8749
3 күн бұрын
ADOON ADOONI DHASHAY. 😡
@abdikadirhassan6859
9 күн бұрын
Runtii qiso murugo badan
@DrAli28-Y
13 күн бұрын
Xaa kuu geeyey Ajnabi, noocan ayaa naceebeeyey. War heedhe Soomaali kuuma baahna ee Radar- ka Soomaaliyeed kabax. Ninkaaga haddii aad ku qanacsan tahay maxaad usoo fariisatay KZitem- emotional damage ba’an ayuu kuu geestay marka maskaxdaada waxay u gudubtay waxa loo yaqaano Coping mechanism. Indhahaaga wax badan ayey sheegayaan, ee naftaada u damqo oo ka fikir.
@FartuunGafaje
11 күн бұрын
Ayada nin soomaliya umay soolaabane hablaha hadda raba guurka ajanabigay latalinaysaa markaa kuma quseeyo mowduuca kadhexbax
@hamdimohamadmohamad1385
13 күн бұрын
Gabadhaan markaan videos yadeeda arkay waxan daremay inay go,ansatay nolosheda intay ugu talo gashey inay inoga shegto unbay ka shegaysa ee inta aynu rabno kama shekaynayso markaa soomaliyeey gabadha faraha ka qaada maxaa idin ka galey meshay joogtaa iyo hawlaheeda😂
@alinoorabdi1744
13 күн бұрын
Kkk😅 indeed very true. Maybe she's giving us cooked story
@hamdimohamadmohamad1385
13 күн бұрын
@@alinoorabdi1744 haa walal lkn waan ku taagersnahy inay somali wax ka reebato midakale waxay shegtay inaysan melna uga socon gurkedan hadana talo aan cidi ina weydisan ayey la hos cararayaan yaa talo weydistay bal horta
@abdulnur3317
11 күн бұрын
Dumarku way is lugooyaan, tan guursata oo dhiban kuwa kale u faantaan. Saaxiibkay nin madow ayaa gabadhiisaka ka guursaday. reerkana kama kaxaysan. Guriga aabaheed ayuu caruurta uga dhalaa. Ma rabo inu guri u kireeyo. Faarax saan ma laha yeelaa? Cajaaib
Пікірлер: 54