Barnaamijka Tusmada Sharciga qeeybtiisan waxa uu diirada saarayaa in lafahmo xuquuqda ay shareecda islaamku siisay agoonta , maxaa waajib oo saaran dadka ay la noolyihiin agoonta , iyo maxaa ka dhalan kara hadi lagu xadgudbo xuquuqda agoonta
Негізгі бет Barnaamijka Tusmada Sharciga | xuquuqda agoonta | Sheikh Cabdulxayi
Пікірлер