Anigu waxan ku baratya heesta ruwaayadiii magaceda😂sheegi mayee waxa garnaya dadki markas heestan iyo ruwayada😂 isku bartay wan idin salaaamay
@fatimamire4987
Ай бұрын
Anaa hada bartay heesta
@niciimafaarax294
25 күн бұрын
Wcs waliba anigu manta ugu yaran 3 jeer wa dhagaystay hees ka xigmad badan waligay ma arag 2/7/2024 july🎉
@mohameddeeq9169
2 жыл бұрын
Adiga Qoralkey aqrinaayo hadi aa nabad kuso garti sanadka cusub Alxm Dex 🤲👆inshallah 2022 mid qheer kisa wato Allah noga digo
@amalxasan2010
2 жыл бұрын
❤️
@ilwaadAbdurashiid4631
2 жыл бұрын
Aaamiin
@sacadmuse3690
2 жыл бұрын
Alxmdulah
@abdidaaha3467
2 жыл бұрын
Alhmudlilah
@Shacbaandauus9
2 жыл бұрын
Aamin
@dr-abdala8403
4 жыл бұрын
Ereyadii Abwaan Sangub "Riwaayadii qabyo" Allow kunaxariiso #Aabo maxad fan dhaxal gala nooga tagtey 😢
@abdulljamac508
2 жыл бұрын
Aabe Ku raaxayso janadii udgooneed 😥
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara
@ibrahimosman9909
Жыл бұрын
Magaceyga wa Ibrahim Osman Mohamed waxan ku nolahy Hargeysa waxan la nolahy walalke alah Ii Daayo hoyadey waxey ku noshahy muqdisho abaheyna wuxu ku nolyahy holland waxa iladhashay 15 walalo heskan waxan dhageysan jiray 2012 hadafka an nolsha ka leyahy allah Ii fududeeyo inshallah hadan nolado 10 sano kadib ayn reply so Gali dona qof kasto Muslim ah janada allah nagu kulmiyo ❤❤
@sahalabdi6534
Жыл бұрын
Hafadkaga alaha kurumeeyo wlloh
@sahracabdisamed3928
Жыл бұрын
Aamiin
@Allaale00
Жыл бұрын
allah kuu rumeyo
@ubaxabduqadirubaxabduqadir4437
Жыл бұрын
Ilh haku rumeyo🤲hdafkaga anigana ilh ha I rumeyo🤲
@cawil252
Жыл бұрын
Insha Allah ku dar sxb
@Zairilifestyles
4 жыл бұрын
20 20 hadaad. Dhagayssnayso like runtii erayada. Heesta. Waa erayo dhaxal gal ah. Qofkii fahma. Manshaa allh.
@khadarcabdi3871
3 жыл бұрын
Waa run ciddi daneyneysa
@khaalidcabdalla6686
2 жыл бұрын
Asc saaxiib 2020ka maahan oo waxana hadda dhagysanayaa 2022 kawaran sida uu waqtigu u ordayo?
Heestan aad baan u jecelahay . Marksta waan dhgaysta .waxan dhigysanayaa habeen sabtiya 28 bisha 11/20. Way igu socotaa markay dhamaato na waan kusoo ceshanyaa hadba. Liketa yaan la ila dhaafin. Garowe ilaa nairobi to kampla ayaan dhagaystaa
@amolamohmed
Жыл бұрын
Ma noshay huno
@nimcoadem5782
9 ай бұрын
Isku mid ayanahay wlal kama dali dhagysigeda marka dhagysanya way itabata 😢
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees samatar Lagend
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara
@niyaalshilall5914
2 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto abwaan Singub 😭🤲 sanadka cusub baa cawa dhalan rabo rabbi Intii dhimatay ha u naxariisto anagana allaah ha na janeeyo Sallaamullaah inta iga dambeysa 🙏❤️🤦🏻♀️
@kaskaychannel
2 жыл бұрын
Aamiin my dear
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste Lesoon vedi
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara
@hamzeali6067
3 жыл бұрын
Heestani waxay toos uga hadlaysa in aan aduunyadu waxpa ahayne qiyame iyo qabri inaga nadbeyaan alle hayna wafajiyo khayrka🤲❤
ax ax ax tears from my eyes 😭😭😭😭 Is there anyone who listens to this song 2020 maalintii aad dhimatana dadkii kuu dhawaabaa ina dhaafsha maydkiyo xabaashii ku dhigayoo iilka kugu dhababayee dhame in la caabudaa insi iyo jin oo dhaqay adduunyo dhamaanteed Danbi dhaaf allaleh 😍😍 dhib cadaabta lagu galo noole wuu dhitaystaa..!!😭😭
Magaceygu waa abdirahiim jama ali from baxdo waxan ku noolahay dalka uganda xaaskeyga aan aduunka ugu jeclahy waxey ku nooshahay dalka us waxan replay soo gali doonaa anoo america joogo Insha Allah 🤲🤲🤲 Alle weyne ayaan ka baryaa nolasheyda hadafka aan ka leeyahy inuu ii fududeyo 😢😢😭😭
Runtii Heestan micnaheed ma fahamsaneen Cawa fahmay waxay ina tusineysaa ineysa Aaduunyadaan Qurux badan aan laheen oo laga tagaayo wana ruun Allow noo dembi dhaaf intii Muslim 🤲🤲🤲🤲
@ustaadmustafe9609
10 ай бұрын
aad iyo aaad
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaa Lagend
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
Hees dharaara
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara Lagend
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara
@najiibmohamed4468
3 жыл бұрын
Hestan haben jimco 6sac thy ban dartey markan gabdhan jecla iga dhimatey xasus💔😥😭 12/4/2020 haben jimco
@mohamedabdihamiid7996
3 жыл бұрын
Sorry zxp alle ha u naxariisto adna samir iyo imaan haka siiyo
@xusenshekh4777
3 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto😭
@user-we1pz2mt1b
7 ай бұрын
Heestan markan dhagayso wxn xasuusta akhiro wana ka hadlaySa runtii😢wana ku nafiSa Allahow camalSan baan ku waydiisanay iyo cibaaado suuban💔Aduunyo waa maalmo kobane ilahow naga yee kuwa mar walpa adiga ku xasuusta Ee aan ku mashquulin aduunayada dhaldhalkeeda
@mustaphhonest9217
2 жыл бұрын
Who is listening still 6/may/2022 Old is gold🔥
@ibruumoha3562
2 жыл бұрын
🔥🔥🔥
@nimconuur7364
2 жыл бұрын
18/ may /2022
@umulkheirmohamed9585
2 жыл бұрын
1st june 2022 listening 👂 🥺🥺🥺
@haniabdiomar4896
2 жыл бұрын
Hi bro👋offcourse me😭
@apdinuhofficiallchannel1148
2 жыл бұрын
Dhaxlimeysid aadami dhalantaad
@balaqeybalaqey7902
9 ай бұрын
25/10/2023 saacdu thy 22:41 habeenimo ayaan dhageysaa anoo joogo muqdisho hadaa iga dambeso like isaar sxp 🥰🙏✍️
Malintii aad dhimatana Dadkii kuu dhawaa baa Ina dhaafsha meydkiyo xabashii ku dhigayoo iilkii kugu dhababayee 😭😭😭😭
@mubarikxuljano959
3 жыл бұрын
Heestan dhiBaatO wayan Ban u maray Plze wan Heley 2021 iLaa 2030 wan dhagayzan dooNa Hadu alle Ha awoode Le nafta inoo dayO 🤲😪
@cabdiiiddaahirgeelle1438
3 жыл бұрын
Manta helay hestaan toban sano aan raadinaye 2010kii dhageysigeyda iigu danbeysay allah yaraxma sangub iyo mama nagruuma oo ruwayada qabyo kuwada jiray labadaba maanta waa naga hoseyaan
@qoslaaay1357
Жыл бұрын
Heestaan waxay noo shegeysaa in maal aduun Ehel io qaraaboH waxba noo tareynin ee camalka wngzan wax noo taraayo io cabsida Alle illaHow gefkena io geeridiina ha kulminin🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara Lagend
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara Lagend
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara
@dr_abdala8041
Жыл бұрын
Maalintii aad dhimatana dadkii kuu dhawaabaa ina dhaafsha meydkiyo xabashii ku dhigayoo😭Allow noo naxariiso malintas amin yaa rabbi.. Allah ha unaxariisto Abwaan Sangub👏
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara
@xasanmukhaar8480
2 жыл бұрын
Ax ax ax rabbi subxaanahu watacaalaa ha u naxariisto Abwaan Maxamuud cabdilaahi singub waa erayadiisii cajiib
@ahmedmohamedabdalla367
Жыл бұрын
Old is gold habeen sabti baxayso axadna soogelayso 3/12/2022 dhamaadka sanadka 2022 sanadka dhalan doona allah hanooga dhigo mid mid khyr insha allah ,old is gold
@sumayamohamud6535
Жыл бұрын
One year ago 2023
@mariamaxmed1438
3 жыл бұрын
Heestan muda badana radinayay caawo ayaan helay runtii Inta iga danbeyso 2021 love dhac igu siiyo
@zakariagoh6687
10 ай бұрын
Xaqiiqda dhabta ee nolosha bay ka hadlaysaa heestan malaha xadiis bay noqon lahayd hadii musiga laga reebo, cawaa waxaan dhagysanyaa anoo jawi wacan ku jira allow dhamaanteen waxaanu ka barinay caafimaad, cibaado, iyo cimri dherar♥️♥️ 22 sep 2023 8: 45 fiidnimo Laascaanood 💙🐎
@zakariagoh6687
4 ай бұрын
19 march 2024 Ramadan day9 3: 35 fajar Addis ababa
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste vedeio lesson
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara
@zakariagoh6687
Ай бұрын
1 june 2024 3: 35 fajar sabti Addis ababa
@nasruden1420
5 ай бұрын
Heart touching words iga danbeeyow casharkaa qaado aakhirana xasuusnow, allena hayno danbi dhaafo aamiin.😢
@nimcoxassan333
3 жыл бұрын
Yaa ila dhageey sanayo 2021 allow naga bad badi cadabu qabriga 🤲🤲🤲
@Cabdilahi_Yusuf
Жыл бұрын
Wxan dhagaysanayaa HaBen Ramadan Tahay 22 , Cidla Iyo Niyad Jab Iyo HawLaHa AduunYo Oo Igu Cakiran Alle S.w Ha ii Sahlo 😢💔😔
@FatahkeyTube
Жыл бұрын
Amen sxb
@SamiaMohamed-gt4fg
9 ай бұрын
Iska waran walalo hadda se tahay ?
@lakifarah8715
8 ай бұрын
Sethy walal
@hodmaniitaqueen267
8 ай бұрын
⁸8tt7t9i⁸8t6þ😮😮8titiu8😮
@user-um6er4yd3d
3 ай бұрын
Angiuna caawa oo ay Ramadan 22 tahay ban dhaysanaya alle naxariisti jano ha ka waraabiyo abwaan sangub iyo dhamaan intii muslin ah ingana alle ha inoo naxariisto
@king__zhucaip1095
4 жыл бұрын
2020 yaa ila dawanaya like saar
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hees dharaara
@axmed1556
3 ай бұрын
Adduunyo waa in yar yaan la is raacin asxapey Eebbe weyne janadiisa hanoogu deeqo. Waa habeen axad ah 2024
@cadey__boolo__556
2 жыл бұрын
Ilaahow 🤲U naxariiso Abwan sangub Hees Keliya Aakhiro iyo Aduunka in lagu waareyn kuso xazuuzin💔😭Maalinti Aad dhimatane ddki ku dhawa ina dhafsho meydo xabashi ku dhigayo that's true ✅Wlh 😭✌️
@user-vu6tm7fy4l
11 ай бұрын
Adigan Qoraalkan Akhrinaya hadii ad Nabad qab kusoo gadho Alxm sanadkan 2023 14 August 😢
@Fazuunafac
2 жыл бұрын
2005 xasuus igu weyn🥺😭 still love this song 2021/10/21❤️
@abdirashiidomar5843
8 жыл бұрын
I LOVE this song wxn dhagaysan jiray ilaa 2005 miirale qabyo2 xasuuus qali ah
June 2024 ayaan kamid noqday dhageystayaasha qasiidadaan aadka u wacan abwaankeena sangub fan dhaxalgal ah ayuu jiilkeena uga tagay alha janeeyo asaga iyo fanaankaba Like
Heestani wa barrejin ta umad. Wan hadal dhab walhi abwanka sameeyay hadudhintay allha unaxariiso hadu nolyahay khair ayan lajecelahay 😭😭😭😭
@malapohchannel5399
2 жыл бұрын
Waxan dhageysanayaa mar aan wayay eedaday wlhi kuma ilaawi doono mmo mcn allow ku naxariiso sanadkii iigu adkaa 2021.8.3.salaasa 😭😭😭😭
@gabarbarichannel9804
2 жыл бұрын
Cajiiib codka 😩🥺 2o22 Yaa iLa dhagysan 😪
@idirismuuse8666
6 жыл бұрын
Heestan waan dhagaystaa markasta. Oh my god burco ilaa ethopia malaysia ilaa china malaysia iyo imnkoon ku suganahay dubai . Ma ka xiiso dhaco. Sandka cusub 1_1_2018 like ha ila dhaafina
@xiinkaboy123
6 жыл бұрын
Idiris Muuse 😂,KL, magaalo ,stress,,aan u yara xiisay ahaa , alxdu,hada ,one year ago ka maqanahay, 👏👍👍
@hamdahaaji7184
6 жыл бұрын
Idiris Muuse hhhhhhhhhhh kl maa ila joogtaa
@xiinkaboy123
6 жыл бұрын
Meesha ma rer kl ba jooka,, really wan u xiisay, idman sutra, sharci markaan hela uso laabana, 💕👍
Hees tan wlhi waa hees qaaliya waan raadin jiray waxan maqlay 2008 maanta waa 4/2/2023/ ayaan helay wlhi heestan hadii music kada laga reebi lahaa inay xadiis noqon lahayd ax ax ax cidii
@abdilatifaxmad2621
3 ай бұрын
the baste hess dharaara
@maxdar11
Жыл бұрын
Salaad jimce ayaa 1 saacad iiga dhimantay salaada ma tagtaa mise waad iska joogtaa ayaan isku hayey masaajidka oo aad iiga fog darteeed heestan ayaan dhagaystay waxuunban is arkay anoo khamiiskaygii xidhan oo ii socda 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@kadoon22
Жыл бұрын
What a messege !!!!!!! Maalintii aad dhimatana Dadkii ku dhawaabaa Ina dhaafsha maydkiyo Xabaashii ku dhigaya Waa run wlhi qof kasta oo ku jeclaa ama kuu dhawa amaalinkaa wuxuu odhanayaa maydka inaga aasa😭😭 Ilaahaw noo denbi dhaaf🤲🤲🤲🤲
@nimcomaxamedgeele6378
Жыл бұрын
Haah wlhi aniga wllky ban ka samri la.ahay iso duceeya😭
@mohaqoslaaye3398
Жыл бұрын
Taariikhdu waa 2022 /8/27 12:08 habeenimo waxaan Ilaahay ha noo suubiyo khaatumada In sha allh
@luxurylifStyl3
Жыл бұрын
2023 hadaad Iga Danbeyso intan yay iga hoo wllkey/wllshy "Wax Waxlba Qabo Waxad Doonto Samee Balse Salaada Kaftan Ha Galin Salaada Tuko Xata Hadaad Tuugtahay Salaada Tuko Xata Hadaad Sinaysato Salaada Tuko Xata Hadaad W. Caasi tahay Salaada Tuko Intaan lqgugu Tukan 😢"
Пікірлер: 1,2 М.