Horaa loo dhahay labdii dacad isku ah isma helaan jaceel kale farxad wataa ku rajeynaa waa Qiso cajaaiib ah❤👌🤔
@gabarbarichannel9804
4 жыл бұрын
HeesTan habnkii aan bosaso ka so baxayey Ee soomalia igu danbeysay baa Tagxi aan sarnaa by ka baxeysay xasuus😑 Hamigeygu wuxu ahaa Yurub axl waa imi wakhti Yar ka dib 2020 Yaa ila dawanayo hesTan🌺
Hoyadey iga xanusan mel dukan wax ka gadanyey maqli jiry 2012 m.a hyo mcn mar hore i cfmdy allha u siyaaadsho io oll hoyoyinka musliminta melkaste jogaaaaaan
@cabdiraxman6731
3 жыл бұрын
Maxamud xaji cali gawarow cimri dheer iyo cafimad allah siiyo
Xasus 4.04.2021 hestan wa jecel wana hes xanbarsan faarin balse aniga waxan u jecelahay kaliya magaceyga madma hesta Faduumo ku jirto hahahah inta ila jecel like dhac ku si ❤️❤️
@deqomohamedosman4957
4 жыл бұрын
Hoydayi baa jecleed💋
@abdiladiifahmed4657
3 жыл бұрын
Aniga xitaa hooyadey ba jecel anigan wan ba iska jecelday
@abdirazakmohamed9012
2 жыл бұрын
hadda waxan ku noolahahay wadanka turkig waxan kasoo fogadey walalahy hoyaday iyo abahay iyo waliba middaan dunida u jeclahay eedadaydii iso korisay si aan wax ubarto maalin dhoweyd anoo facebook status dawanaya ayaan hees kle oo qarami ah ku arkay heestii anoo radinya hestan iga soo horbaxday wan rumeysan kariwayey 2010 ano 10 jir ah aya waxa dhegysanjirey wallahy uga waawyen walhi aad baan ugu frxay waxan moday inay walalhy ila joogaan mar kasta aan walalhy u xiis heestan dhegysa mahan inay kahadlyso waallo wax ku sabsan lkn aliya iney walalhy dhegysaanjireen ayan udhgystaa aad baan ugu xiisay walllahy waliba labadeena curad iyo kuxigeenkisa aad baan idi jeclhy mohamud iyo salad nolol wacan baan idi rajaynyaa
@ahmedmohammed8811
5 жыл бұрын
FARTU SOOMA AY QORIN FARIIN BEENA INAY TAHAY FADUMA AAN U DIRO TAAR
Xagge bay ka baxaysay heeskaan waa balwadayda armuu aniga ii daarna
@ibrahimabdi6399
3 жыл бұрын
Heestan waxan ku soo xasuustaa wakhti aan dugsiga sare ee 17 may dhigan jiray 2011 xiliyada musasaacaha ayaan dhegaysan jiray caawa oo taariikhdu tahay 29 /12 2020 waxan ku dhegaysanayaa adisababa Ethiopia
@iliasismail6827
3 жыл бұрын
Caawana 29.06.2021
@ibrahimabdi6399
3 жыл бұрын
@@iliasismail6827 hh waa runta zxp
@abdiazizmoha1288
3 жыл бұрын
Alle ha u naxaristo xasan cawaale baan garanaya 01/12/012 iyo abdirasaaq alle haw naxaristo labadood baa halsano baan dhiganayayey cawana heestasaa iso xasuusisey 4/7/021 long time from Frances
Пікірлер: 118