Bishaan aan ku jirno ee ah April waa bisha Wacyigalinta daciifida aragga dhaw ee ( Prespyobia) . Sidaa awgeed la wadaag muuqaalkaan asxaabtaada eenan gaarin muuqaalkaan🙏☝️
@CNAASIRXASANCLAAHI
5 ай бұрын
Walhi macalin tan dhaw ama fog saaid ayeedaciifnoqty❤
@jongin1791
3 жыл бұрын
M.a dr
@BisharoAbdibotan
4 ай бұрын
Dr okiyaalka haduu xogmo dhibato makena hadasiiwato
@safaaomar8056
3 жыл бұрын
Ramadan mubarak dhagtarkeena
@drahyaa
3 жыл бұрын
Ramadan Mubarak
@AminaSaney-mj7hg
3 ай бұрын
22 aaa jiraa arga idhow marko 😭
@sungul6877
2 жыл бұрын
Asc dr labo malin indhaha aragtida eber ii noqoneyso mudo yar oo koban labada indhod salkodana xanuun waligay ma tagin dhaqatar indho
@aminaaragsan4247
3 жыл бұрын
Asc Dr fun cunka insha KASO hada maxaa ufican maxnse iska ilalin kara oo soyadiya cuncunka
@suadaadan4403
2 жыл бұрын
Maxey tahey micnaha balas+ Ama meynis- ?
@sawdaabdullhi5875
2 жыл бұрын
Dr dadka qaalika kalay araka dhawna kalumay ma istic mali karaan
@mohamedzakir2241
3 жыл бұрын
Dr: waxad kaso hdashaa Xlada myopia Dibka laga daxli karo iyo dawenteda Adigo mhadsaaan 🙏🙏🙏
Пікірлер: 19