muuqaalkaan waxaa kusoo koobayaa waxa sababay inuu aragga fog daciif noqdo.daaweynta daciifida aragga fog & habka loogu hor tagi karo in aragga fog kaa sii daciifo.
Ka dalbo ookiyaalaha difaaca shaashadaha iyo cadceeda👇👇👇👇
ahyaaoptical.com/
Негізгі бет Daciifida aragga Fog| Daaweyn| Ka hortag
Пікірлер: 130