Masha allah ostaad mahadsanid waxaa tahay aabo iyo macalin wanagsan allaha ku sharfo aamin
@teachersugaal5223
4 жыл бұрын
Masha allah Ustaad Allah haku xafido
@aaminaqalanjo2057
4 жыл бұрын
Masha allah ustaad allaha ku xafido
@jameecoofficially2776
4 жыл бұрын
Masha Allah
@badrimohamedmohamuddiiriye2862
4 жыл бұрын
Man sha allah ustaaad ilahay haku xifdiyo
@islamsomali7191
4 жыл бұрын
Mansha allah aad iyo aad baad umahadaanthy Sida wanaasan eed loo dheerigaliso Waxanu uhbahananhy sida waqti badan wac loo akhristo
@geeljiregeele4053
4 жыл бұрын
Sidan ayaan wax u diyaarinaa ee wixii ka qaldan nagu soo biiri fadlan. LESSON PREPARATION: Date: 12/03/020 Class: Form B Subject: Math Time: 2:30 Am Duration: 40 minutes Method: participation and group discussion. Topic: Geometry Subtopic: surface Area. Objectives: at the end of the end of the lesson the, students will be able to calculate the surface Area of the cylinder LESSON PRESENTATION: Introduction 5minutes. Writing the lesson 5minutes. Explanation 10minutes. Classs work 15minutes. Conclusion 3minutes. Homework 2minutes.
@ukashcabdulahi5558
4 жыл бұрын
@@geeljiregeele4053 m.a wll wax fcn Pa ka hadashay keep going
@maxamad9836
2 жыл бұрын
M. A
@saedyasin2859
3 жыл бұрын
Masha Allah teacher
@axmedcali4298
4 жыл бұрын
Thanks ustaad
@deeqtutors6288
4 жыл бұрын
masha allah ustaad
@ciiltireciiltire2547
3 жыл бұрын
M,a ustaad Abdirisaq Hanshi ustaad dhiiri gilinta waa sheyga uu ardayga iskubadalo ustaad mar waliba dhiiri gili dadka kudhaw seee kuwa kale ee ugarsiyaan
@mahamedahmedabuukar1623
4 жыл бұрын
msha allh
@asmahmahamutt6585
2 жыл бұрын
My teacher apirizack mahamett hashi
@SomaliTv.
4 жыл бұрын
Assalamu callaykum Ustaad,,, marka hore sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaaato Macalin Qiima badan aan uhayyo. ,,,. Ustaadoow Waxaan ka mid ahay dhalinyarada sida Joogtada ah ula socda Barnaamijyada qiimaha badan ee channel-ka soo galiso.............. Ustaadoow i caaaawi ........ Ustaadoow i caawai " Ustaad Waxaan ahay araday dhigta Jaamacada waxaanan dhamaynayaa dhawaan, balse waxaa wakhtigu iisaamixi waayay inaan ardayda Si joogto ah ula qaato Course-kaasi ah Teacher evaluation-ka balse fahan guud kama haysto, Sidokale wakhti dhaw ayaan iskuul ka shaqo bilaabayaa,.............markaas Ustaadoow Waxaan rabay inaa iga caawiso adiga oo raaliya Qodobada Macalinka Laga qiimeeyo wakhtiga uu Fasalka Joogo we uu ardayda casharka u gudbinayo ?????........Jawaab wacan ustaad.."
@caish3987
3 жыл бұрын
Walal emailkisa raadi ama fb pagekiisa saxda Chanellkan Malaha ustaadka walaso dhiga Muqaladiisa uun Shukran kolay hada wad Heshay waxad rabtay . Siday ila thy Guul insha Allah
Maalin maalmaha kamida oo aan science udhigayay Grade two ayn mobile ka ka tusay sawrda geedaha kala ah 1. Cuctus tree 2. Acacia tree Taleefan ka oo shaashadiisu iga jabnayd ayay qaar kood ku mashquulsanayeen shaw Markaan ka dhaqaqay ayaan sii maqlayay qaar leh TALEEFAN ASHAHAATAY BUU SITAA MACALIN KU 😂😂😂😂😂😂😂 YACNI JAJABAY ayay ka wadaan.
Пікірлер: 23