Asc magaceygu waa abdikaafi dhigan jirey jaamacada jazeera 2017 3sano kadib waxaan nasiib uyeesha inaan mar labaad arko macalinkii iigu horeeyay ee maskaxdeyda hadalkiisa kabixin yacni waqti dheer Ayaa laga joogaah alx hada waxbarasheydii jaamacad waa gabagabo inkastoon nasiib uyeelan inaan wadankeyga joogo lkn ustaadka taladiisa maanan ilaabin ustaad abdirizaak waanadiisa waa waano waalid thank you so much ustaad
@shaficihassanmuse6397
4 жыл бұрын
Ustaad Abdirizak M Hashi aadbayaad u mahadsantahay rabbi haku darajeeyo
@geeljiregeele4053
4 жыл бұрын
Sheeshunaa waad mahadsanin: Waxaan jeclaab lahaa in aad noo soo qordid sida ugu fiican cashar diyaarinta loo sameeyo, Macnaha sida ciwaabada loo taxayo iyo sida ay u kala horeeyaan. 2. talaabooyinka ugu sahlan ee maamulida fasalka adoo noo qodobaynaya. شكراً
@waayoarag454
4 жыл бұрын
Mzha allaha macalin badi casharada dhiigalinta ardada
@geeljiregeele4053
4 жыл бұрын
Su'aal: Macalinka waxaa faraa in uu cashar diyaarinta kuug ku soo qoro laakiin una maskaxda ku soo diyaarini, marka ma daruuribaa in buug lagu soo qoro cashsr diyaarinta?
@maxamed-Saalax
4 жыл бұрын
الله يحفظكم استاذنا
@horayusocotube4881
4 жыл бұрын
Jasakalah qeyr prof
@hassantry245
4 жыл бұрын
Usd Abdirisak wad mahadsantahy waxaan ahay dadka ku xiran page-ka
Пікірлер: 11