Daruur dhibic ku hoortiyo Dhibicdoo guyaaliyo Ubax dheel ka toosiyo Cirkoo qurux dhamaystoo Dhaayihiisa diinkuba Kuma qarin dhashiisee Ana dhugashaadaan Ku dhayaa naftaydee ALLOW nolol dhamaysiyo Farxad aan dhamaan oo Dhidibkeedu yahay DIIN KU dhisnaa ku dhaqnaa KU dhisnaa AROOS wacan Dayaxoo dhamaysiyo Dheeman iyo LUUL iyo Dhool bari ka muuqdiyo DHEDIG dhaban wanaageey DHIBAATADA abaaraha RAGGU dhabar adaygee ANNA dhawristaadaan DHARAARAHAN la noolee ALLOW nolol dhamaysiyo JACAYL aan dhamaanoo DHaqan uu u yahay TIIR KU dhaqnaa ku dhisnaa KU dhaqnaa dhalaan wacan JACAYL dhaxal tisqaadliyo DHAYMIHII naftaydiyo RAJADAAN dhur sugaayiyo HANADKAAN ku dhaatoow DHAGXUMO iyo ceeb BUU nin RAGG AHI Ka dhawrtaa Anna dhalintaba dhammaantood ADDAAN kugu dhadhabayaa ALLOW NOLOL DHAMAYSIYO FARXAD aan dhammaanoo DHIDIBKEEDU yahay DIIN KU DHISNAA ku dhaqnaa KU dhisnaa AROOS wacan MIDDAB dhabeel ku caaniyo DHAMBAALKII kalgacalkiyo DHAQAN iyo xishood dumar MIDII ASLUUB u dhalataay DHUDHUMAHA aboorbaa DHILASHADA ku mariyee ANNA dhalan rogaygii JACAYL baan la dhuubtee ALLOW nolo dhamaysiyo JACAYL aan dhammaanoo DHAQAN uu u yahay TIIR KU dhaqnaa ku dhisnaa KU dhaqnaa dhalaan wacan.
@ducalesiciid7593
Жыл бұрын
Cadi maha hesku
@HadiyaAbdi-gn3tv
Жыл бұрын
Hees tan ano 10 sano jiry dhagys ty ila hada xusu
@honestboy1200
7 жыл бұрын
wax nadan ayaan ki xasuustaa heestan
@galaydhdhaladdarwiish3030
5 жыл бұрын
i
@galaydhdhaladdarwiish3030
5 жыл бұрын
' h
@BuulCaws
12 жыл бұрын
@Mrscudoon,Aduunyada waxaa ugu daran qof iska caaya qof aanu aqoon,Adiga ninkan maxaa kaa khuseeya,Wuu cod xun yahay dee,Kiinka iyo waxaad sheegayso anigu garan maayo cunsurina maba ahi oo weligay qof somali ah meesha uu doonoba ka ka yimaadee maan xaqirin, laakiin sheegaa ma dhaafto ayay somalidu ku maah maahdaaye malaha aadigaa cunsuriyad ah,Walaahi ninkani somali meesha uu ka soo jeedo in aanan aqoon waa ii somali uun aniga,shakhsiyadiisa ama qabillkiisa ma caayin ee wu cod xun yahay .
@abdisalamrageh6665
5 жыл бұрын
2018 ❤❤❤
@jacobroman9965
3 жыл бұрын
I realize I'm kinda randomly asking but does anybody know a good site to watch newly released series online?
@jayceontrenton4468
3 жыл бұрын
@Jacob Roman I would suggest flixzone. You can find it on google =)
@kohencarlos1522
3 жыл бұрын
@Jayceon Trenton yea, have been using flixzone for months myself :D
@jacobroman9965
3 жыл бұрын
@Jayceon Trenton thanks, I went there and it seems like they got a lot of movies there :D I really appreciate it!
@jayceontrenton4468
3 жыл бұрын
@Jacob Roman glad I could help :D
@BuulCaws
12 жыл бұрын
Ninka waxaan kula talin lahaa in uu heesha iska daayo, waayo cod ma laha.
@samanmahad7532
5 жыл бұрын
ali omar wxn umalayna in oo taladada qaatay 7sano ka dib ayaan ka danbiya hada asago fanan ma ahaan
@BuulCaws
12 жыл бұрын
@mrscudoon Maxaan ka hinaasaa? ta labaad anigu maba lihi magacyo kale oo aan soo qaato ee malaha qofkale ayaad igu qaldaysaa,Ra'yi aan qabo ayuuun baan meesha ka sheegay runtiina ninkani dee cod ma laha, laakiin adiga wuu kula cod macaan yahay waayo waad ka heshaa,ani laakiin ma dhagaysto waayo dadka codka macaan ayaan anigu dhagaystaa. wax aan ka xishiidona anigu maan odhan ee adigu meel kale ayaa dab kaaga baxayaaye is qabooji.
Пікірлер: 23