@@moderninformation7931 Meel Aan kala xiriro Ma aqani Wlhi🥺😭😭
@caashakhaliif8694
2 жыл бұрын
Waxaan kuu Soo jeedin lahaa,inaad bilowdo program kale oo dadku cafis isku weydiistaan sida(Almusaamax kariim)oo kale ah. Khayr hel CabdiAziiz.
@xamdimaxamuud2213
2 жыл бұрын
Farxad adigaa sameeya is faham walid & wiil kla fogaaday idaa isu keenay fahimkaan kuu baryee farxad ku nooloow frac allaha kaadhigiyo geedka fiidaweeyn oo wiilal Fila waaya sidaada u fiira dheer farta ha kaasaaro rabigii fataax ahaa umada farxadooda iyo Iowa kla fogadaad kii fagaaro isu keenayayoow allahi kuwaa fajiyaa mahadi usugnaaty
@illintir
2 жыл бұрын
Fadlan share dhaha Farxada Mahadsanidiin 😍 ❤️
@aaminokaltun4440
2 жыл бұрын
Hooyo waa cajiib intii ay gabdhu baafin lahayd ayay hooyadii wax baafinaysaa allow waalid keen ha cadaabin
@magafeabtigiis1852
2 жыл бұрын
Masha Allah tabaarakalah ilahay mahad leh ❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹
@hooyomacaan2755
2 жыл бұрын
Wlh brogramkaan maalin barakeysan. Ayaa Aliftey ee nooga sheekey mar. Insha Allah Teda kale Ajir uniyeyso Lacag kasokow
@farxaanxirsi175
2 жыл бұрын
Hooyo mcn masha allah wan qoslay wlhi warkey dhahday baraka dhinah iyo barwaaqo waye allaha cimriga ha udheereeyo hooyooyinkena somaliyed
@NH-lb2tw
2 жыл бұрын
Amiin wallo waa hooyo qaali ah illahay haysku xifdiyo gabadheda runtii qalbiga ayaan ka farxay oo ka qoslay sida ay u faraxsantahay hadana farxada ay ugu quruxbadantahay illahay hooyo kasta ilmaheeda haw xifdiyo
@fardowsasacidhalane8307
2 жыл бұрын
Cabdicasiis sharaf badane
@ilhansicid326
2 жыл бұрын
M.a wll ku xafido muslim ka qoslisay
@nasiib4529
2 жыл бұрын
maashaa.allaah maamada farxadeeda allaha u ziyaadiyo waa fani waan Qosley kal iyo laab 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@falisa576
2 жыл бұрын
Alxamdullaah mamo hadi gabadhadii heshay Inta kaloo kala maqana Allaha isku so Aruursho.Alle aya mahad oo Dhami u Sugnatay.walalken abdiAzizna Aduun iyo Aakhiro Allaha xafido.barnamijkas dad u Sameeyey asagana ilaahay baa ugu so Dhiibay uguna fududeyey in dad badani Is helaan Allahu Akbar weliba 30 sano iyo Kabadanba
@caashakhaliif8694
2 жыл бұрын
Allah waxaan kaaga baryayaa culaysyada aakhiro iyo kuwa aduunba ha kuu fududeeye,wanaagaagana jano ha kuugu bedelo. Adiga iyo waaridkaaba Allah ha idii naxariisto.
@mulkisaney8614
2 жыл бұрын
aduun nimco iyo farxad aaqiro jano
@fttytuthrutty1172
2 жыл бұрын
Masha alaah
@ifrahjama630
2 жыл бұрын
Masha Allah hooyo
@shukrimukhtar9888
2 жыл бұрын
Aamiin yaa Rabbi
@kheertoalinuur7084
2 жыл бұрын
Asc amiin yaa rabi
@fatmasugule9969
2 жыл бұрын
Maa shaa Allaah tabaaraka llaah 😊 Waa hooyo qalbi wacan Yaa Allaah barakee oo cisi iyo sharaf ku noolee. Walaalkey qaali adigana Allaah yardaa calayka 🤲🤲🤲 Dadkii sheer gareeyay iyo intii si'ggaar ah hooyadan u caawisayna Allaah ha xifdiyo 🤲🤲🤲
@hawohosh9198
2 жыл бұрын
Maasha allah allah ayaa mahadle candi casiisna qayr allaha siiyo
@najmamohamud3396
2 жыл бұрын
Maasha allaah wll aakhiro iyo aduunba alle hakaa farxiyo
@qaranimowagoob2405
2 жыл бұрын
Wll aniga caruur ayaa iga maqan hadii aad i caawinkarto ii soo sheeg
@houseinbuluushe4815
2 жыл бұрын
Sodaa
@ibadoabdiwahid7734
2 жыл бұрын
Allaahu akbar wlhi anagaaba kuu duceynoynaa abdiaziizow allah haku barakeeyo addun iyo aakhiro aamiin yaa allah
@Faay371
2 жыл бұрын
Masha Allah alxamdulilah 💖💖💖💖💖🤍🤍🤍🤍🤍💚💚💚💚💙💙💙🧡🧡🧡🧡💚💚💚💚💚💖💖💖💖💜💜💜💜💜💜💜
6;29 Abdiaziz Really ''Maxaa waayana?'' Hooyo ''Baraka dhannah''. Waa Jawaab aad u macaan. Mahadsanid Abdiaziz ducadana ALLE hakuu aqbalo.
@warsamediiriye3743
2 жыл бұрын
'' Qosol ayaan ku jaantooleyn lahaa'' waa hooyo nool, dadnimana ay ka muuqato.
@ashaluul1969
Жыл бұрын
Masha allah Abdiazis sidaad hooyadaas maskiintaa uga farxisay allaha kaaga farxiyo, dhibna illaahay aduunka iyo aaqiraba kuma tuso. I cried with a joy.
@fatumaali1463
2 жыл бұрын
Cabdicaziz really hala garab istaago please 🎉👍🏻🙏🏼🎉🎊✨🌟wuxuu qabtaa howl culus mansha allah
@xasancumar7833
2 жыл бұрын
Mahadsanid cabdiczis
@umumamiin5233
2 жыл бұрын
Masha alaah ♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🎁🎁🎁🎁🎁C.ziiz alaha ku xiftiyo waduun io aaqiro 🤲🤲🤲🤲
@Almacarif
Жыл бұрын
Bathiya saliga nabiga scw اللهم صل على محمد وعلى آله وصحبه وسلم
Asc SaaS baa loogu shaqaystaa KZitem ka,ee maanta dhen xan ku soo yaaca lama hayo Guuuuuuuulayso willow. 👍 👌 l❤❤❤❤💯💯💯
@maryanl804
2 жыл бұрын
Illahay haka farxiyo cid walba oo ka qayb qaadaty
@anisaduela9784
2 жыл бұрын
Dadkan waa ween ee waalidka halmaamaya Allah ha soo hadeeyo
@umimohamed2323
2 жыл бұрын
Amiin
@Fawzia87H
Жыл бұрын
SubhanaAllah! Why will a daughter disappear from her mothers life for such a long period
@ciiseileeye4989
2 жыл бұрын
Mamada waxan u Rajaynayne Kheyr badan, walaalka Ilintire waxan Leenajay Jizakallah Kheyr halkaa ka wada Shaqada Fiican Ee aad u haydo Somaali weyn, Ajar iyo Xasanad Allaha kaa siiyo Aamin.
@fatimaali6726
2 жыл бұрын
Masha allh allha ku barakeeyo c caziiz
@malyuundirrir216
2 жыл бұрын
Masha alla
@seynabfarah357
2 жыл бұрын
Mash allah hooyo. O faraxsan
@halimaosman961
Жыл бұрын
ManshaALLAH guuleyso abdicasiisow ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo
@sowdobiryar5463
2 жыл бұрын
manshaaaalh
@zamzamhussein6531
2 жыл бұрын
Mansha Allah walalo Allah hakunabadyeelo runtii dad badan ayaad isku kentay Allah haku xifdiyo
@abdullahinur5327
Жыл бұрын
Abdiaziz im plufing but your very smart guy only what i ask you change your in to Abdiaziz illin tir rather calling stupid word realy which has no signficant meaning
@fosiyahaji5792
2 жыл бұрын
Abdicaziz khayr ale ha ku xafido akhiro iyo aduuyab lugu lugu lugu ku rajeeye
@munoqali826
2 жыл бұрын
Mahadsanid walal
@Nastani91
2 жыл бұрын
Mashaa allaah hoyadan way iga qoslisay aad ayeey u faraxday wlhi ilahay haka abaal mariyo intii kafarxisay 😂
@salatabdirahman4880
2 жыл бұрын
JazakaAllahu kheiran jazaa, Abdiaziz i love u because of Allah.
@farhia2984
2 жыл бұрын
In leys caawiyo waa wax wanaagsan bal eeg hooyadaa farxadeeda dad baa caawiyey si ay gabadheeda u hesho qof iyo labo ma aha inta caawisey hadaan lasoo kaxeen lahern c/casiis mey awoodin in ay u timaado haduusan isagana caawin maanta gabar iyo hooyadeed is jecel ismey heleen intii ka qeyb qaadatey ilaahey ajar haka siiyo weligaa kudadaal in aad dadka caawiso
@bilan9703
2 жыл бұрын
Asc Abdiaziz Ilaahey haku xifdiyo.you really doing great job.walaalayaal dadka daawanaya subscribe maa siisaan Abdiaziz kuwa fusuqa faafiyaba waad siisaane. Alla Soomaalida dadka wanaagsan maxaa loo caawin waayey.
@khaalidcusmaan2778
2 жыл бұрын
Islaanta waa reer mudug Asli ah gobanimadabweey ka muuqataa
@abdilatifibrahim7117
Жыл бұрын
ManshaAllah I like how mamada gacmaha wax ugutimameyso viva mama
Ummadda waad anfacdee ha ka mid noqon kuwa utubeka cayda iyo ceebaha ummada u fadhiya iyo qaybaalada ee habaar hore ugu dhacay iyo mid hadda ku soca la nool ha ka mid noqon, intaad dad ka ducaysatay allaha kuu siyaadiyo. Alaya cisak akhi
@hanaibrahim4721
2 жыл бұрын
ajar aan kadhamaan allaha kusiiyo wallo
@xasancumar7833
2 жыл бұрын
Waxan codsanaa bafinta in lagu daro dadka xanunsan o dalka waxba loga qaban karin o awoodin iney iska baxshan qarashka.
Пікірлер: 404