Galmada aroortii waa mid ka mid ah siyaabaha ugu wanaagsan ee aad ku bilaabi kartid maalin cusub. Sida aan wada ognahay, galmada aroortii la sameeyo waxay leedahay liis dheer oo, faaiidooyin ah oo, aynaan halkan ku soo koobi karin. Galmada aroortii waxay wanaajisaa niyadda iyo shucuurta lammaanaha. Waxay kordhisaa tamarta iyo kalsoonida, waxayna fududeysaa culaysyada maalinlaha ee nahor yaal. Galmada aroortii uma wanaagsana ninka iyo naagta oo, keliya, balse waxay sidoo kale hagaajisaa xiriirka qoyska oo, dhan. Haddaba, inta muuqaalkani uu socdo, waxa aan kuu sheegi doonaa toban sababood oo, kugu dhiirigelin doona inaadan aroortii ka kicin sariirta adiga oo, aan biyobixin.
1: Waa xilliga ugu habboon ee si wacan looga faaidaysan karo kacsiga ninka.
Aroortii, ragga intooda badani waxay lasoo toosaan kacsi waalli ah. Waxa wanaagsan in kacsigaan si fiican looga faaidaysto oo, aan la iska khasaarin.
2: Waxay kor u qaaddaa hanka xaaska.
Marka gabadhu ay kasoo ag kacdo ninkeeda iyada oo qaawan, isagunu u baahan yahay inuu ku raaxaysto jirkeeda macaanka badan, maadaama ay hayso xaraarad kacsi oo kulul, wuxuu u muujiyaa dareen jacayl oo, gilgila jirkeeda oo, dhan, waxayna gabadhu noqotaa mid dareen kacsi abuuraya leh, oo, isla markiiba godlata, si qurux badan, oo, kalsooni ka buuxdana ninkeeda ugu raaxaysa kahor inta aanay dharkeeda xiran.
3: Waxay maalintu ku bilaabataa xiriir jacayl saaxiibtinimo oo, qotodheer.
Salaanta ugu wanaagsan ee ay lammaanuhu isweydaarsadaan subaxdii marka ay hurdada ka soo toosaan, waa iyaga oo, ku xoojiya xiriirka jacayl ee ka dhexeeya, galmo macaan, dhunkasho, ereyo qalbiga laga dareemayo iyo duco.
4: Waxa ay keentaa iftiin.
Marka ninka iyo naagtuba ay dareemaan inay isjecelyihiin, waxay sii daayaan dareen iftiin gudeed wanaagsan taas oo, dadka kale ee ku xeeran ay fahmi karaan in labadan qof ay ku jiraan nolol farxad leh.
5: Waxay sabab u noqotaa inaad maalintiiyoo dhan dhoolla caddaysid.
Maalintaas oo dhan, labadooduba waxay is arkaan iyaga oo, isu dhoolla caddaynaya, oo, hadba soo xasuusanaya jacaylkii saakay aroortii dhex maray. Waxaaba laga yaabaa xitaa inay qoraallo isu diraan ama ay iswacaan, keliya si ay isugu xirnaadaan.
6: Waxay fududeysaa in lammaanahu ay daacad isu ahaadaan.
Marka jirkaagu ku raaxaysto galmo macaan aroortii, way adag tahay inaad ku dhacdo tijaabooyinka maalinta dhexdeeda. Khiyaanadu waxay ku tarantaa meelaha faaruqa ah.,
7: Si fiican ayaad hurdada uga toostaa.
Haddii aad hurdo culus tahay ama ay dhib kugu tahay inaad xilli hore toostid, nuugista, ku xoqidda, taaha, fuulidda iyo taataabasho ayaa hubaal ah inay hurdada isla markiiba kaa toosinayaan.
8: Caruurtu waa ay ku barakoobaan.
Sababta oo, ah, galmadu qolka jiifka ayey diirrimaad siisaa. Diirrimaadkaas ayaa ku fida guriga oo dhan iyada oo, caruurtu ay markhaati ka yihiin jacaylka ka dhexeeya aabbe iyo hooyo.
9: Waa maalin cusub oo, jacayl loo dabbaaldegayo.
Wax dhib ah maleh sidii shalay xaalku uu ahaa wanaag iyo xumaan kii ay ahaydba, galmada macaan ee saakay ayaa saxda jawiga guud ee maalintan cusub.
10: Waxay kaa dhigaysaa mid guriga horey ugu soo noqda.
Maadaama maalintu ay ku bilaabatay si xusuus leh, lammaanuhu way isusoo xiisi doonaan, wayna ku dheeraan doontaa inay is arkaan maalinta gelinkeeda dambe.
Cilmi baaristan waxa soo ururisay warbaahinta caalamiga ah ee Luula Miidiya. Mar kasta, meel kasta iyo marxalad kastaba ku xirnow warbaahinta casriga ah ee Luula Miidiya.
Негізгі бет Galmada aroortii waa mida ugu macaanka iyo raaxada badan 10 sababood awgood! kacsiga aroortii
No video
Пікірлер: 14