Hada waxaa arkee gabar 5 sano ku dhawaad la qabo oo malinku ninku xareste dabad danboba aanu u ogalaan maxaa di daayo su isba usoo warego inad uso waregto gabdhaha hada la qabo wlhi istarrs an uga baqaa xadis ma lagu shegay in aanad guriga ka bixin iska baxa iska so bashaala mar mar banaanka wax ka so cun gurigan dhan iska dhaaf hadu ku raacayo yo hadi klapo asay u taala markisa caruurta i dhiiba inel kaliga ma dhaline wlhi dumar ka ligod ku kogsan aa arkee nio bilaa buuq ku nolada yo hawo faresha wabili tawfiq🤚
Gabadh la qabo maihi Wana dhagaystay 😂lkn taloyin kaa faidays habo iyo dhiirigalin ❤Alle haka abaalmariyo wanagaga🤍🥰
@bamiiman8891
5 ай бұрын
Aniga talo gabar reer yuutubarad ah I siisay wan ku qasaray balse nin kayga nin fiicaan ah oo ii samray❤❤❤❤❤
@fahmomohamed2864
Жыл бұрын
Masha Allah wakufahme
@shamuuzisalahmaxamed7428
Жыл бұрын
Asc ayan ma fcn thy abayo maad ka so hadashid fadliga saliga nabiga swc si uu anfaco dadka asxabtada kugu xiran laga yabo dad murugsan ama owlad radis ah si ay u helan muaradka ay allah ka leyihin adiga allah ka ajir siyo shukaran🎉
Waxan kawada gabdhaha waxbarashada kujira sodhirigeli from xaslayasha beskadheh 😮anagane bal nasoboqo
@quruxleyabdi3859
Жыл бұрын
Wan kugu raacsanahay taladaada guriga madax xanuun badan aya yeelanaysaa wana lagu washaa stress ka badan waye ilahay hana ilaasho mida kale reer somalia maba ku rumaysanayan hadaa tiraa qurbaha walagu washa
@aishaamirisse7767
Жыл бұрын
😂😂😂 caasho carab dheer hoyadey aa ugu soo dhacdey
@NajmaXuseen-fx9cm
Жыл бұрын
Na ayaaney😂comment aan hada kusoqoray aa video gaan uwaday midkale kuqalde bal hala igawarhayo😅
Ayaney sidan uxiseyo taloyinkaga darted wxn jclahay Inan Mel daganyahay jawigeda aan ku dhageysto thanks mcnto❤❤❤❤
@ayaangobdoon3254
Жыл бұрын
😘❤️
@ifraahahmed592
Жыл бұрын
🫶❤️
@fertunali1007
Жыл бұрын
😂😂😂 ayaanita hadad maqasho qurbaha gabara ku jiran nimanka ayaa jirada kurida hal iyo labo ayaa ka fakado dhibka waxa keena waa dumarka nimanka ayey iska dhadhiciyan naftoodana waa u daran yihiin. Kow ani jiko ayaan dhex taganahay nafsiyan waa siiro 😂😂😂 hadana wala noolyahay
@najmasaid9321
Жыл бұрын
Ayaaney walhi arintaas ane igu dhacday naag maseeersan o nag la la aroosay aya dhinac iga toogatay abayo ana saxib ba ka dhigtay taladeeda qadan jiray ileen ma ogiye ninkeygana iyada u aroosisay ana eaji bey igual hadasha ninkeyga iyo iyadan wa saxiibo isku si shubtan qarabo na wey yihin balse ani daacad aha lakin guri gubtay guri gubtay kama naxo
Пікірлер: 144