#MyRights #ExpandingAccessToJustice #MULC
Barnaamijka Tusmada Sharciga qeybtiisaan waxay ku saabsantahay Ilaalinta Xuquuqda isu Imaatinka iyo Bannaanbaxa Dastuurka Soomaaliya iyo Heshiisyada Caalamiga ah.
Mowduucan waxa uu diiradda saarayaa in la fahmo xaqa isu imaanshaha iyo banaanbaxayada :
1. Fahamka guud ee xaqa kulanka iyo isu imaanshaha.
2. Ahmiyada ay u leedahay nolosha aadanaha ilaalinta xaqa isu imaanshaha iyo banaanbaxa.
3. Sidee buu u arkaa dustuurka soomaaliya iyo xeerarka caalamiga ah ilaalinta xuquuqda isu imaanshaha iyo banaan baxa.
4. Xuquuqda isu soo baxa iyo banaan baxa ma xaq furan miyaa mise shuruud baa ku xiran
5. Maxaa ka dhalan kara oo dhibaatooyin ah haddii dadka loo diido xaqa isu imaanshha iyo banana baxa .
6. Side bulshada loogu sii adkeyn karaa in ay ilaaliyaan xuquuqda dadka kale marka ay isticmaalayaan xuquuqdooda isu imaansho iyo banana bax.
7. Ugu dambeyntii maxaad kula talin laheyd maamulayaasha iyo wax garadka bulshadaba
Негізгі бет Ilaalinta Xuquuqda isu Imaatinka iyo Bannaanbaxa Dastuurka Soomaaliya iyo Heshiisyada Caalamiga ah
Пікірлер