Mowduucaan waxa uu diiradda saarayaa in la fahmo ilaalinta xuquuqda qoyska:
1. Faham guud oo ku saabsan qoys marka loo eego shareecada islaamka iyo dastuurka soomaaliya.
2. Bulshada waxay ka koobantahay qoysas hadii qoys lawaayane bulsho majiri karto , hadaba Dastuurka soomaaliya xuquuq intee la eg ayuu siiyey qoyska soomaaliyeed?
3. Ahmiyada ay u leedahay bulshada in la damaanadqaado xuquuqda qoyska soomaaliyeed ?
4. Xuquuqda dustuuriga ah yuu xil kasaaran yahay ilaalinteeda?
5. Hadii qoysaska ay heli waayaan xuquuqda uu siinayo dasturka maxaa dhici kara?
6. Tusaalooyin kusaabsan sida shareecada islaamku u ilaalisay qoyska laga bilaabo dhismihiisa ilaa iyo jiritaankiisa iyo sida loo dabaqi karo.
7. Xiriir intee la eg ayaa ka dhexeeya ilaalinta xuquuqda qoyska iyo helitaanka bulsho ka caafimaad qabta maandooriye, burbur… iwm
8. Xeerarka dhaqanka soomaaliya ee soo jireenka ah kaalin intee le’eg ayuu kaga jiraa ilaalinta xuquuqda qoyska?
Негізгі бет Ilaalinta Xuquuqda Qoyska ee Shareecada iyo Dastuurka Soomaaliya l Prof.Dr. Mohamed Huseen Ise
Пікірлер: 1