Waa ogaa inay prank ahayd dhexdina xuman Allah ma dhigo asad na aad ayan ugu kalsonahay inuu yahay qofka aduunka ugu wanagsan inu yahay love you so much my brother and my sister
🇩🇯🇩🇯 waa waareey waad iga naxiisay walhi🇸🇴 wll ifrah qalif alle ah ini dhowro walalnimodina waxan iniga salamaya dalka Somalia🇸🇴 ee gobolka hiiran degmada buule-buurde waxan ahay will reer Jabuuti🇩🇯 we love you dadkayga somaliyeed🇩🇯💖🇸🇴 iyo téamka asad hagio iyo téamka ifrah qalif
@sofiafarah7575
3 жыл бұрын
Finally asad iyo way imaadeen i love you guys.
@sacdajirde5138
3 жыл бұрын
Waan xanaaqay miyaaban ogolay inaa isku dhacdaan dad akhlaaqle ayaa tiine aad ayaan idiin salaamayaa I one ♥love 💘
waaw waaw ilaahay ha ku xafido meel kasta oo joogtan horumar ayaan kuu rajeeenaa
@amaalbirimo4987
3 жыл бұрын
Aniga wan ogaya asad in oo ahen walaal xun oo yahay qof wanagasan I love you brd
@khaalidyare4252
3 жыл бұрын
Markaa title ka arkay xogaa vedeo ga xagiisa hore daawaday islamrkii dhamadka gaysaty waana fahmay inta aan ani camal la gaadin ismuujiya asad iyo ifraah one love💯💯💯
@hanimuhumed8160
3 жыл бұрын
comments ka ayaan ka fahmay saa wada daawaday
@khaalidyare4252
3 жыл бұрын
Hhhhh Marxapa
@Mohamett72
3 жыл бұрын
Xaga dambe geeyay Mise wa arkayba
@miskihaasen8401
3 жыл бұрын
Waa rumaysan wayey walahi marki hore
@inacabdi4835
3 жыл бұрын
Walhi wan naxay alx hada heshi tihan asad wa qof wangzn walhi weyan ifraxan walhi ayadob wa qof wngzn dad ana jecaylhyyy❤🌏💚
@ramlaruun8982
3 жыл бұрын
Wlhi run baan moodayay waan isku naxay wlley ani wadajirkiina jeclhy farxad kunolada🥰🥰🥰♥️👏
@hamzabusuri5763
3 жыл бұрын
Wllhi waa yaabay marka horay lkn ma amini in Asad waxan ku samehaayo iyo Aflagaado ma Aminin runtii Asad qof ka fcn maleh wllhi 🙈💓💓💓
@aaminomohamedaaminadaacad8595
3 жыл бұрын
Aniga walhi horay ayan ka fahmay in ay prank tahay walalo isku qurux badan isjecel farxadiinu hawarto 🤲 keep going pro & sister qaliya ❤👏
@ibrahimaraxman1111
3 жыл бұрын
Walaahi run ayaan moodaayay wanad naga gashatay mahadsanid wll mcn
@sahraomar6872
3 жыл бұрын
Asad are u singel mar dhaw waka baxer inschaa allaaah ❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@yazinyaska4891
3 жыл бұрын
wlhi wn garanayey inuu azad soo baxayo prank fashilmay😂
Wlhi Kal iyo laab ayan u qoslay kkkkkk ilove you wllshy ifrax and wllky asad noolaada 👏👏👏👏
@AxmadCismaanmaxamad
17 күн бұрын
Ma sha Allah walaahi waan iskunaxay❤❤❤
@mohayarevshawalul561
3 жыл бұрын
Masha Allah my brother ASAD HAGIO and my sister ifrax Aroos wacaan wil iyo ano gawar iyo ano insha Allah guys your wedding coming soon Always be together ❤ guys one love ❤ 😍 💖 ❣ 💕 💘 ❤ we love you guys
@nimcoabdi8036
3 жыл бұрын
Waad iga nixisay abaayo
@karoofficial4694
3 жыл бұрын
Walaahi bilaahi one minute ayaan ku fahmey waayo #ASAD# waaa qof qalbi fiican
@nicmamuxammad8686
3 жыл бұрын
Walhi markii aan arkaay waan naxaay
@kawsarchannel6308
3 жыл бұрын
Hhhh prankigii 1aad ee la igu sameeyo🤩😂😂😂😂😂
@qaalinuura3261
3 жыл бұрын
Ifraax siduu ciilkaga iihaayay waxan is lahaa hadagdagin ee videoga dhamayso lakiin finali waan farxay dadka guriga dhan ayan iskugu wacay waxan dhahay kalaya arka ifraax waa qof xun🤣🤣🤣🤣🤣 ifraax iyo asad waan idin wataa🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@ruuladheeman7490
3 жыл бұрын
hhhh dadka kurigan iskugu wacay kulahaa🤣🤣🤣
@nimcojamaal9006
2 жыл бұрын
Wan kanaxay wlhi ilhy iniguma keeno aamin aamin
@ariifali5914
3 жыл бұрын
Best Prank Aan Daawado Wlhi. Ifka And Asad Big Respect Wlhi
Пікірлер: 1,5 М.