Subxaana.Allah ina Ayaanle sharkiisa Allaha na dhaafiyo. Lama yaabani ku been abuurashada culumadan uu hadda ku dhagan yahay oo hortiis baa wax looga badali waayay laakin waxaan la yaabanahay maalinka qiyaamo ina Ayaanle markuu Alle hortago muxuu ku hadli doonaa?!! Subxaana.Allah
@salebancabdulahi
6 ай бұрын
Cumarow bes kadheh wui dawakhay odaygu
@ilaaladaislaamka3845
6 ай бұрын
😂 hhh hye
@naasirkhadar8370
6 ай бұрын
Halkaa kaga wad suufiyda karbaash inta xaqa ay usoo laabanyaan
@yusufmohudein2787
6 ай бұрын
War wadaadka karbaashka bis ka dhaha, suufigaanna waxaan kala yaabay lakarinimadiisa, war qof qaldamay adi uma horeysidee waan qaldamay na dheh hadii kle karbaashka u adkeyso.
Пікірлер: 7