horta waxaad ogataan in uu san qofna qof islaamin karin illhy baa hanunka haya illhy ha hanuniyo u duceeya bas in uu illhy xaqa tuso
@abaayisaaq1321
6 ай бұрын
Qof ilaahey ayaa so xanuuni karo qof bilac aadin ah waxa uu so muslimin karo malahan illahy ha muslimoyo gabdhan aan ilaahey u barino
@mobulhanlyrics1720
6 ай бұрын
Saxib waqti in aad gabadhada siiso waa raganimo Thanks Libax From 🖤Switzerland Qas kutagera wlkyow
@YusufShukri-g8o
6 ай бұрын
Subxanallaah war xishoo Ina adeer Muslim baatahay gabadhana muslimi aduunka waalaga tagi
@XasanCabdi-vo5ik
7 күн бұрын
Gabadha wey muslim tay wll🥺
@AyaanmaxamedJamac
5 ай бұрын
War heedhahaya labanaa dhaa dhaan oo dabada kor uqaadqaadaya maantoodhan yaa nagu balamiyay😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MoBaashi
6 ай бұрын
SXP AAD AYAAN ULA DHACAY MAR WALBO STEP KA BILAABEYSAAN BISMILLAAH AYAAD LEE DAHY EREYADAS MCN KUWAD ADUNKAN WAX WALBO TARTIIB TARTIIB WAYE. AALAH HA IDIN XAFIDO🤲 P 2 NA WAA SUGEYNAA I.A 🥰
@NAJMOCaliHaaji
6 ай бұрын
❤❤❤❤😊
@deeqo1223
6 ай бұрын
Wll gabadha ka dhaadhici iney islaamto waayo adunka walaga tagayaa abkoow yaasheynii wa ee dhinteen annagana wan dhimaheynaa xaaskaga waa inaa janna macey la jeclataa wllky adine is ilaali oo ha ilaawin ilaheygii ku abuuray una labaheyno xagiisa oo ciida nagula aasaayo wax fiican noso gudbi
@genyobarre4487
5 ай бұрын
Klmkowpwmwm sorry to hear about the rain and I don’t think opening it again today so I 😂😂😂😂😅😂😅😅😂😅😂😅😂😅😂😅😅😂😅😂😅😂😅😅😅
@MAAKE2
6 ай бұрын
War saxiidow xaaskaa Muslims xijaab abaayad ugali please 😢
@SaidAdow-g1u
10 күн бұрын
Kisali nabi muxamed. Scw. Wllhi aduunka qiimo maleh. Gabadha muslimi oo ku dadaal haduu alle Islam ka wax
Пікірлер: 167