@@quruxdiihablaha1234 haa wil uganda udhshay ayaa kabaxay last years
@NashaadHassan
4 ай бұрын
@@AliMoose-kj1yfDubai marabaaan miya qof sponsor kuu noqda mala huba warkaas aliyow
@AliMoose-kj1yf
4 ай бұрын
@@NashaadHassan anaga somalia ahaan waxeey nadhihi donaan ma ogi lkn wiil u dhashay Uganda lamaweydiin
@manqabojiye7043
4 ай бұрын
Hadii aan aniga iyo xaskeyga iyo wiilkeyga ku guleysano xaskeyga warqado wax barasho iyo paspor malaga rabaa horta ma jiraa family ku guuleystey lottery
@NashaadHassan
4 ай бұрын
Thanks wll aniga iyo inti xareystay ilaahey hanagu guuleeyo
@princemeham5862
4 ай бұрын
Asalaamu calaykum j'espère que tu vas bien from Djibouti 🇩🇯 je suis parmi dv lottery sélectionné donc je sais pas quoi faire je même pas passeport le pire je déjà décourager parce que j'ai case number 64 mille 😢 pouvez vous m'aidez
@anizaabdi5117
4 ай бұрын
Su'aalo ayan wataa 1.Sida caadiga school ma jiro qof dhigto 12 sano aniga 9 sano ayan dhiganayey hadhow Hadi la i weydiyo shime bilowday goorme ayana dhameysay sow dhib maha 2. Anigoo yar ayan qatay talal mana xasusto wuxu ahay hadan dhaho wan qatay caden ayey rabta hadan sheegine talal an qatay hadi la isiiyo mar kale dhib maku tahay caafimadka
Sxb waa mahdsantahy, aniga shahaada kenya qaxootimo ayaan ku sameeyay sidaad ogtahay ardayda qaxootiga waxbarasha kenya ayeey helaan, sidaa darteed suaasha ku soo celi
@abdifatahali2121
4 ай бұрын
Asc walal how much time is between the schedule interview from nvc when you got the email notification and the date of the interview. Thanks in advance
@sahrosaalimsuleyman7571
4 ай бұрын
Wll sual muhiim ah iiga soo jawab adoo mhadsn wll kwrn place of birth waxaa ka dhigtay gobalka anku dhashay for example lower shabele , passporkeygane waxaa igu qoran Afgoi waa magalo katirsan gabalka lower shabele marka hadaan ku guuleysto sameyn maigu yelaney oo Ds260 marka la buuxinayo wuxuu leyhy city of birth and state of birth meshas hadan ku saxo city of birth an ka dhigo afgoi statekane lower shabele maleegu qabsanaa hadhaw wllo
SXp shahaado copy oo seconder ah mala aqbali karaa anoo dugsi sare dhigto xareeyey dv
@akramdmt6928
4 ай бұрын
Asc zxp waxaan ku weydinayaaa qof aan shahaado dugsi sare heysan kwrn maxaa laga rapaaa
@reward7812
4 ай бұрын
asc sxb waxan ku weydiinaa gabadh ayan isla xareysanay mana isqabno ee dhibaato miyaa ka imaaneyso marka caafimaadka an mareeno in la ogaado gabdhnimadeeda madaama marka cafimaadaka la maraayo laga baarayo uur in ay leedahy ? taas oo ka dhigan inan isqabkeena been ka sheegnay?
@reward7812
4 ай бұрын
Sxb part two so samee
@saynabcali6288
4 ай бұрын
Asc wllY qof culegh dhigta oo ku xeraystay some uneversty oo aan shahado ischool haysan kawaram asaga ?!
@jeeni-goroyo5354
4 ай бұрын
Wll waxad kasoo hadashaa lacagaha lagu shaqeeyo marka la tago USA kharashaadka ku bixi kara single ama xaas bishii Iyo waxyaabaha laga shaqeeyo shaqoyinka xamaali ga ah/qofka aan waxbarasho sare haysanin uu ka shaqaynkaro.
@SulaikhaMahamut-gg2nh
4 ай бұрын
asc wll aad ban ku salamay waxann ku waydiyey aniga xaajigayga iyo 8 caruura oon dhalay baan kuxeraysanay shahaadona mahaysto ma xaa xala markas
@miskiabdirahman5470
4 ай бұрын
Aniga Ethiopia jamacad ka dhigtay dhalasho kuma qorna certificate maxa layga baahan yahay? O shahadada ku saabsan wasarada arimaha dibada Ethiopia miya kaso cadaynaya?
@ÈX.ÂĶ
4 ай бұрын
Dib ma uu eegi karta information kii aad ku xeysatay dv lottery wll😊
@fadumomalin7783
4 ай бұрын
Wll cunuga ila nol walidkano ma dhiman way nol yahin Lkn badiya ku nol yahin ani lee wax bara booska carurta ku xaraystay marka hadi alle qadaro o lay dorto maxaan layga bahan kara
@Inasaeed
4 ай бұрын
Zhp wxaa dhashay 2004 lkn wxan ku qorty 2000 mrka zhp mrkn ds260 aan xarysanyo mku sixi kraa ma dhib ba igga iman karta
@HabiiboHabiiboabd
4 ай бұрын
Waxan lotteryga yahay mid family ah , dhaman xogtii caruurta ma hayo aan u qoray , anigana bishii iyo malintii aan dhashay baa iga ma qan , wilina dhaman passorkii ma samaysan , marka maxaa xal ah ? Fadlan isoo jawab wlal
@quruxdiihablaha1234
4 ай бұрын
Hadera soo fiiriyey maalinta ay ku beegan tahay bisha intii aan ka dhashay hhhhhhhhhhhh sidii inaan helay baanba isugu diyaariyey
@maxamedibraahimmaxamed4645
4 ай бұрын
Waku salamay zhb waxa wata 2 su.aal 1, passaport iyo shahadad iyo dhalashada waxa igu qoran ibrahim lkn dv lottery waxa igu qoran ibraahim ma dhib iga iman karto ama ds260 ku sixi kara? 2, waxa ku xareystay some univerty course maxey iga bahantahay safarada ina ka kensado jamacada ? Thnks zhb
@abdullahabdi6092
4 ай бұрын
Sxb Mohamed waxaan ku weydiinaa ds260 ga hadaan furo sideen u xiraa anigoon submit dhihin
@maslahalihassan3191
4 ай бұрын
Sxb wxn ku xareystay in aan ahy bachelor degree ma wxa laiga raba oo kaliya shahadada jamacada mise documents ka oo idil. Mhdsnd ?
@abdimajidadannor5824
4 ай бұрын
qofkii taariikhda garan waayey waa loo xalirkara ha ila soo xiriiriro
@drsjihaanmushtaaqlaki6891
Ай бұрын
Anig rabo wall igcaawi
@abdimajidadannor5824
Ай бұрын
@@drsjihaanmushtaaqlaki6891 link waa whats ee iga sqabo
@sultan98abdi
4 ай бұрын
Please walal telegraph lagu wada xoriiro side ku helna
@MOHAMED20T4
4 ай бұрын
Insha alah selected so duceeya😊
@waayowaayo3097
4 ай бұрын
Insha allah ilahy dhamenten selected+approved ha inaga wada dhigo
@omerabdulkadir3541
4 ай бұрын
Su aahayda labaad waa sidan Documents _kayga waxbarasha soomaaliya waa 1986 - 1990 Kawaran waa old system _kii hore Bal noo faahfaahi farqiga udhexeeya system_Kan cusub ee waxbaraahada iyo system_kii dowladii kacaanka Mahadsanid walaal
@MohamedBullale
4 ай бұрын
Wasarada waxbarashada somali mar walba cogtada way heleysa document old waa ok dhib maleh waa ku mari karta interview
@omerabdulkadir3541
4 ай бұрын
@@MohamedBullale Saaxiib waad mahadsnatahay Tan labaad documents _ka waxbarashada soomaaliya wadanka aan kamarayo enterview _ga miyey ii dirayaan wasaaradda waxbarasha wadankaas, mise? Bal arintaa wixii aad ka ogtahay noo faafaahi, Maadaama ay jiraan dad heystay documents waxbarasho soomaaliya ah hadana enterview _ga ku qaatay wadamo kale sidaada oo kale Mahadsanid ustaad
@Khadiija-vz1zo
4 ай бұрын
Asc mohamed huuno waan ku salamay salaan kadib waxaan rabaa inaan suaal ku waydiiyo dv lottery ku saabsan mana rabo inay cid ogato see kula hadli kara
@MohamedBullale
4 ай бұрын
Instagram profile saaran igala soo xirir
@Abdiwalimenk-ls9xp
4 ай бұрын
Ustaadi wanku salamay intas kadib waxa ku weydina magacyadan Ii fiiri ma dhib aya ka imankaro Loterry magac aanku xareeye waa ABDIWALI MUKHTAAR MAHAMOUD Shahaadada waxa iku qoran Abdiwali Mukhtar mohamud Next question marka xareynaye loterry waxa dagana hodan hadane dharkinley documents waxa iku qoran dharkinley kaliya marka xareynaye address hodan ka dhigay gadal ka sameystay shahadoyinka marka so dagay dharkinley sidas address dharkinley ugu dhigay ustaadi please isojawab
@qaasimxusein3158
4 ай бұрын
Sxb work experience certificate sidee uso sameynsan karaa ma saxiix shirkad ma loo baahan yahay mise meelaha iskaga so sameystaa mise saxiix dowlad loo baahan yahay
@cabdibaasidmaxamedxassan9494
4 ай бұрын
Wll documents kaygoo dhan waa Ethiopian shahaado school dhalasho passport balse Jaamacdii waxaan ka dhigtay somaliland 4 ilaa 5tii sano udambeeyayna joogay markaa ma waxaa la iiga baahanayaa warqada dambi la aanta somaliland hadaan qaatana mala aqoonsan yahay?
@kunneyare9407
4 ай бұрын
Sxp aniga waxkaste way ii dhamaystiran yihiin laakiin xoogaha sawirka aan galaxy markaan diriyay ayaa website aaan ku fiiriyaya iyiri xoogahaa wuu yara dheeryahay anigoo weliba isla website koowaad ku hagaajiayay cabir ahaan iyo waxkaste oo looga baahnaaaba wuuxuna iisii raaciyaya waana lagu dooran karaa waaana lagu diidi karaa, caqabad ma igu noqon kartaa marka waxaa uu sheegaya anigoo weliba sawirka ku hagaajiyaya isla isla websitekooda, majadsanid sxp
@mohamedmohamuud6587
4 ай бұрын
Hadaan heesan shahaado ma wax dhib maa iga imaanaa
@Dreamy-M
4 ай бұрын
Waaba waxa ugu muhiimsan
@Abdifatahsuule7
4 ай бұрын
Zxb wxan ku weydiinayaa Warqada nootayada laga sameysto ee xaqiijinayo waqtiga dhalaty io inaa single tahy ma wxa jirto wasarad tiimabaraheda inaa soo saartid la rabo mise ma jiraan🤔🤔
@MohamedBullale
4 ай бұрын
Tasdiqin uma bahna
@xusencadan
4 ай бұрын
Walala aniga shahaado dhan ma heesto lottery waxaa ku xareestay vocational school iyada ayaa rabaa inaa xataa aan dugsiga farsamada gacanta ee buruuj inaa ka soo suub sado weligey ma baranin farsamo gacanta marka sidee yeelaa 😢wll ii soo jawaab waa codsi
@MohamedBullale
4 ай бұрын
Waxad shegatay la imow shahadeeda maalinta interview
@waayowaayo3097
4 ай бұрын
Wa ku salamay wll suaal waxaad kaso hadasha sida safarada lo doorto oo xogteeda loo helo marka bedelanayo safrada ta kale waraqaha cadeemaha dhalashada ama mid ksto support ducment kasta xge laga so qata iyo habka lo marayao
@MohamedBullale
4 ай бұрын
Video kle soo daawo
@saciidcarab317
4 ай бұрын
Walal hadaan haysto shahaado form four ee dowlada Somalia ina ID card kii examka haysto qasab miyaa ? Mahadsanid
@MowliidYare-hj6km
4 ай бұрын
Tliyow I have lost the email I filed with Dv lottery can I find a solution thnks pro 
@omerabdulkadir3541
4 ай бұрын
Asc walaal Waxaan heystaa documents _ka waxbarasha oo ah soomaaliya ah, wadanka aan rabo inaan enterview _ga kamaro, miyuu igu xirayaa inaan soo mariyo wasaaradda waxbarshada ee wadankaa, mise ? Walaalow waa top urgent ee jawaab igasii adoo raali ah Mahadsanid ustaad
Wllo waxn markan xareeynayey wxn qaldan magacayga o qof i xareynayye ba iga qalday passportkayga io shahadoyinkyga wa isku magac o hoda ba igu qoran halka hada magca u hodan iga noqdey mrka ds2060 maku badali karaaa dhib miya igaso gadhaya
@MohamedBullale
4 ай бұрын
N kaliya hadad ka tagtay ds260 ku sax
@MowliidYare-hj6km
4 ай бұрын
I have lost the email I filed with Dv lottery can I find a solution
@Buubshe
4 ай бұрын
Macquul ma tahay inaad dadka qaar aad caaeiso hal qofba ha noqgee oo aad ka cawiso hekida address si ay ugu fusudaato rajada
Пікірлер: 82