Mashallah maandeeq waa gabar qalbi fiican waxay ka fakiraysa wìilka walalkeed inuu aakhiradiis uu seegin oo dhaqankiis ka lumin
@SaafiCabdirashiid
5 ай бұрын
Nin raga hada tahay naakta islaan kadhig oo xijaab bar
@faadumomohamed-kx5bb
5 ай бұрын
Oo nagta muslim ma aha miya
@addehaji1768
5 ай бұрын
Xalimo dhigga ayan ku jeclahay ar xalimaa wan idin wataa😂
@MARYAN-sx6xz
5 ай бұрын
😊
@AbdiweliMohumed
5 ай бұрын
Walal adunkan wa Malmo yar Allah kacabso gabadan dumashideyn ah na so bandig adoo dinta islamka bara waxan as kushoreyni m qabto diinta islamka wan kuu nistaxeyna
@SACIDSERBIA
5 ай бұрын
Team sacid Serbia 🇷🇸 50k noo balan ah
@munadeheeye5751
5 ай бұрын
Siciid io maandeeq wllo is isladhashy miyaa ani mafahmine
@Amina-zt1gx
5 ай бұрын
Alaa kan hooyadhi weykuqasartee
@AsliMclnyare
5 ай бұрын
Yaahuu kan ixtiraam maleh balaayo kugu dhacday
@marwaanabdi5524
5 ай бұрын
Wuxu wa prank,,,ee habaarka jooji 😂
@NimcoAbdi-cb7ph
5 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@FgdtrHjchh
5 ай бұрын
Qof prank lagu sameynayo oo makrofan lagu dawa wado ar been badnaa😅😅😅
@Hassanabdi-iy8sw
5 ай бұрын
Wlhi dacad u qoslay Dad waln naga soqadeen
@cabdidhoorsane9875
5 ай бұрын
Challenge la sameynaa la dhahay prankiga waa loo dhex galiyey soomaalida wax ma fahmaan miyaa wax walbo War lee ka Keena qof waxii oo waqti soo galiyey daawada bes commentiga positive ka baxso intaas kugu filan dood maxaa ku galinaayo 😅😅😅😅
@DrmuhsinAbshire
4 ай бұрын
Anoo og inuu been yahay dawaday magarafoonka gacanta ay ku haysto firiya zxpta faar😅😅😅
@Aliinaliiban1780
4 ай бұрын
Durtaba iany isku dirto donaysa ku te nag somali haday ahan lahayd wey sixratay la dhilahaa wa lagu badalaya ku te qoyska faraxsan bay u quuri la dahay kulaha naa gabadha ma il bad wax kaga qaadi foolxumooy😂folxumo isku nacday dee
@Umuyousouf
5 ай бұрын
Akhas somali waxan ayey moden wax fican gaaladana khatar bay kadhigan war hedhe dadkan cadi maha. Malayacni
@MaxamedKhadar-q5p
5 ай бұрын
Wlhy kan waa nacas waxaa prank ahyn ayuu prnk ka dhigayaa war isla yaab nacas yahow
Пікірлер: 125