🤣🤣 Samira ani cml tahy mesha said oga Xanaqi lahayd qosol leeba ogabxday😂😂 family aan jecLHy atihin
@faisal.british
Жыл бұрын
Samira waa naag aqli badan waxad adiga wadid jabe jabey ayay uu aragta iis so adkey duqaa xafada. Team samira✌️✌️😂😂❤️❤️✌️✋good family's and strong.. love you all
@haniabuukar5160
Жыл бұрын
Samiiro cwa xaafadena washamsi kajiray wlhi waakaaga faideyay9tlfn subscribe kaaga saaray family aa jeclhy tihiim illh ha idin xifdiyo ❤🥰
@Culusowfamillyofficial
Жыл бұрын
Mahdsanid abyo😍
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
Ku Sali Rasulkeena Mohamed Scw Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤❤❤❤
@ubahmohamed97
Жыл бұрын
Caleyhi salatu wasalam ❤❤❤❤❤❤
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
@@ubahmohamed97 Allaha Ku barakeeyo walal Mahadsanid
@samirahassan8352
Жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤️
@sahantoosan9083
Жыл бұрын
@@samirahassan8352 Allaha Ku barakeeyo walal macan
@Football_ft613
Жыл бұрын
Culusow legend anoo xanaaqsan Waa iga qoslisiisay kheer allé haku siiyo 😂 family ka ilahay haku barakeeyo bro ❤
@nacimoomarsarmole8379
Жыл бұрын
Family aan jeclhy wlhi culusw feeroho ixa nun jiye🤣🤣🤣🤣🤣dhib bdnaa so isku kla ware adnan iyo hooyaded ❤❤❤❤
@jooga7379
Жыл бұрын
Kkk culusow wlhi funny tahay surwaal macawiis lagu qadanaayo stylkan 2023 muu hordhac uyahay 😂😂
@umuhamam4616
Жыл бұрын
Allah cafimad sariica hasiyo afnan yarey calosha i xanuuntay gortey tidhi xalay dhana indhahyga ku so jeday alle cafimad taam ah ha siyo Abyo afnan xaladeeda se waye
Masha alh afnaan diamond 💎 habaryar mcn soo bar bar cafimad cimri dheer ciwado alle ha kusiyo habaryar ❤ 😂😂😂😂 diraca marka gashay ay oo sas u jifatay naag uur leh ayaba u egatay 😂istaqfurullahi wlhi cawa qosol iguma harin
@hanadahmed4149
Жыл бұрын
culusow zxbow aan ku arkaba aan iska qoslaa ilaahy ha idin barakeeyo adiga familigaaga zxb
@hanaddahir5388
Жыл бұрын
Samiiro gabar fcn waaye Masha Allah isku waara
@myfamilyisekalthouma1009
Жыл бұрын
Saan haku samen aby wâlaalky wlh calosha iga horesay xalay ma jiifan nunada yar isbital u waday adig saana maskiin samiira Allaha isku keen xifdiyo Yaa rabbi family qurux badan 💯💯💯💯💯♥️♥️♥️♥️♥️
Пікірлер: 458