#Barnaamijka_Tusmada_Sharciga #Qeybta_2aad
Barnaamijka Tusmada Sharciga qeybtiisan labaad waxa uu diiradda saarayaa su'aalahan: Maxay yihiin adeegyada ay bixiyaan xarumaha kaalmada sharciga? Sidee loola xiriiri karaa, yaase ay u adeegaan xarumahan? Faaiido intee la eg ayuu u leehayey nidaamka gargaarka sharciga bulshada.
Негізгі бет Raadsashada Kaalmo Shacriyeedka: Tallaabo & Faa’iidooyin
Пікірлер: 1