#mulc #Wac2233 #myrights #mulc #expandingaccesstojustice
Mowduucan waxa uu diiradda saarayaa in la fahmo xaqa qofka uu u leeyahay inuu hanti yeesho uuna u isticmaalo sida sharciga waafaqsan.:
1. Waa maxay hantida qofka si gaar ah u yeelankaro ee mudan in la dhowro ( ilaaliyo)?
2. Waa maxay nuucyada hantida uu qofku yeelan karo oo ay tahay dowladu inay u ilaaliso?
3. Dastuurka Soomaaliya iyo Xeerar ka kale Dalka, sidey u ilaaliyeen Xuquuqda lahaanshaha hantida?
4. Heshiisyada Caalamiga ah sidey u ilaaliyaan Xuquuqda lahaanshaha hantida?
5. Shareecada Islaamka sidey u ilaalisay xaqa lahaanshaha hantida?
6. Xeerarka iyo dhaqanka soomaalidase ma ilaaliyey xuquuqda lahaanshaha hantida?
Негізгі бет #mulc
Пікірлер