@@saadiasundus5748 ad bal ega qisadani wlhi waa xaqiqda ragena😏
@queenfoos506
4 жыл бұрын
Aniga kugu racsan yqy
@unknown-je3ql
4 жыл бұрын
Yaa nimca happy uxiisay🤭
@hafsoqurux4517
4 жыл бұрын
Aniga
@juweriahashi4515
4 жыл бұрын
Nimco happy wan u xiistay wlhi meeday plz 😳🔥
@qalbiwanaaginacisman8457
4 жыл бұрын
Team ismadhaanto iso booqda adinko mhdsnd qof walbo qoraalkeyga arka waxa ka codsana inaad 1k bis igaarsiisaan subscribe ha ila dhaafin walshiin ahay 🙏
@amiiirah8767
4 жыл бұрын
Horay soco waku saray
@MullaMadar
4 жыл бұрын
*Qalbi wanaag official* Waan kuu saaray qalbi wanaagey horay u soco ina adeer🙏💖
Cawada dhan waxaa raadihayey xaaska cusub ee big bro intee ku aragtay ileen caasho lif stayl aa ku arkay hhhhhh welcome to ismadhanto deeqa cadeey
@nasteexocali6436
4 жыл бұрын
Haaaaa wlhi waad ixasuusisey mahadsanid
@zureer5014
4 жыл бұрын
fooxizo wn ka XumaHaY xabiibti waxaY kugu zaMaYnyzo naaGtzi😢😭😭😭
@AnisoAbiAnisoAbi
4 жыл бұрын
Shekadii oo dhan marax ayaa ka dhigten sidii naagtan fero way ugu so birtay
@sahrahusein9171
4 жыл бұрын
Na uur ilaah baa haayo, nin iyo naagtiisa inaa kala geyso kuma fiicno !! I know inaa film tahay sheekada lakiin naago nimanka iney naagahooda ka furan jecel ma iska jiraan, nin aa naag iyo caruur ku xirneen iska raadso gabareey . Nin leyskuma heleyn karo
@lulunor7284
4 жыл бұрын
Relax abayo film un weye lkn dumar sidan oo kale in ay jiran ogada ayaa laga wadaa
@shaafiofficiallmedia687
4 жыл бұрын
Yaa ilaahay dartiisa subscribe igu caawiya
@ruwaydaayeeyo9870
4 жыл бұрын
Wuxu ku leeyahay xaaskayga waan jec lahay iyaduunba caruur ii dhalaysa dumarku waa daciiif
@umuraage2984
4 жыл бұрын
Ruwayda Ayeeyo😭😭😭😭😭wax ila dareemay adigaa ka jira damiir xumada faceen inaga reebtay ayaa wax loo qaata laheyn😪😪.
@ruwaydaayeeyo9870
4 жыл бұрын
@@umuraage2984 wll dumarku say iyagu isugu muuqdaan ayay ragna dhaafeeen waataa doqoniimadii riwaayadaha lagumatalayo allow na astur
@queentanya3787
4 жыл бұрын
Waa qiso dhaba oo aniga igu dhacdey nin yurub joogo baan is guursanay ana Yurub baan joogaa laakin isku wadan maanan wada degin weli ka dibna wuxuu sameeyey inuu Africa aado gabadh ayuu qudbosireystay ana maan ogeyn oo maba ka filaneyn taas waayo wuxuu i siiyey kalsooni aad u badan oo been ahayd waan jeclaana wuuna i jeclaa. Sanad ka dib ayuu Allah kashifay khiyaanadii laygu waday markaan ogaadeyna wuu furay gabadhii. Waxan arkay message uu u qoray oo dhahaya meel baan ku dejinaya bishiina 50$ ayaad kuso dirayaa oo biil ah markaan Africa imaadana xiligey doonto ha noqoto waan ku imanayaa ee reerkayga ha burburin xaaskeygana yay maqlin arinkeena waayo waan jeclahay yada ee inaga business baa inaga dhexeeyo hadaad i fashilisid anigana sirihii aan kaa hayay baan banaanka keenaya. intaas markaan ogaadey isagii baan qabsadey markiibana wax kasta wuu sheegey sidaas baan sameyey buu dhahay gabdh ayaan qudbosireystay maxaa kugu kalifay markaan dhaheyna wuxu dhahay intaan wadankan joogey Kenya ayaan kacsi joogi waayey markaas intaan siigaysan lahaa mid laguso ciyaarey baan helay waanan qudbosireystay si xalaal ah. Anigii waan qaracmay waxaygana isiii baan dhahy wuu diidey wuxuna dhahy intaan adiga ku waayi lahaa yadaan furayaa gabdhiina wuu furey ee adigu waan ku xaal marinayaa ee ii ceeb qari reerkana hayso khaladkasna dib uma sameyn doono. Wakhti ka dib waan cafiyey anigo gubanaya wuxuu gabadhas ku sameeyey ayaan yadii la xidhiidhey waxana waydiiyey sidey wax u dhaceen mudo ka dib waxay dhahdey ninkan wuu i xumeeyey oo wuu i bikro jabiyey taas keliya kuma uusan eekaan ee wuxuu iga duubtay video tape wuxuna dhahy laba soo gal inaan ku ceebeyo iyo inaan ku qudba sireysto oo aad meel ii deganaato markaan rabana waxan rabo kaa helo oo anad iso raadin intaan yurub xaaskeyga la joogo. Waxay tidhi sidii baan ku yeelay dhibkaasna wuu ii gaystey ninkaagu. Aniga gabadhas xumaanta loo geystey way i dhibtay ninkiina waan iska furay markiiba waxan dhahy gabadhas wanaaji aad u xumeysay anigana amaan isii mudo 2 sano ah ka dib waan kala tagnay. Walina wuu i rabaa balse gabadhas somaliyed kor ahaan iyo qalbi ahaaanba iyo gabadh ahaanba lagu dheelay waan u hiiliyey waxan u hurey waxkasta. Anigana maanta Allah ayaa ducoqabe isiiyey laakin sas baan qaadey aanan nin danbe aminin. Filimkan wuxuu ka sheekaynayaa wax jira iyo sida dumarka qaar isu bahdilaan oo sharftooda shilimo u dhaafsadan iyo inay option noqdaan ee aanay priority noqon. Filimkana xaqiiqda ayuu ka hadalyaa ee gabdhaw is dhawra nin ku qudbosireystay kaa adkaa iyo mid ku farafareeyeyba ee gabadhaha Africa joogow is dhawra iskana ilaaliya nin qurbe ka yimi intuu meesha joogo ayuu kugu meel gaadhayaa
@ismahanyaray8670
4 жыл бұрын
Big Baro Bila Koofiyada alow Matus Laba arki Mayeh🤣🤣
@ishwaaqabdullahi2299
4 жыл бұрын
Fooxiso waa laku dhacay naa hee dhe 😂🤣🤣🤣😂🤣😂😂 wxaan maqloyaa Jano jano ku sug🤣😂
Omg ina aniga ahay fooxiso iskuma maleynaayay, ala ciil badan hadeey sidan kugu dhacdo 😢
@mohamedcase667
4 жыл бұрын
Ismadhaabto naagtaan Qeyla badanaa War tan kasara filimka
@sahrahusein9171
4 жыл бұрын
Mohamed Case hhh teeh? Hodan afrik?
@Mohamed_Abdi-aziz
4 жыл бұрын
Team big bro like ta ismoojiya,❤
@سوسوعبده-م4ح
4 жыл бұрын
35 minutes kadhiga ugu yaran 29 nagadaya ciyarta rer ismadhanto week ban idankasugna e wa maxay 18 minutes
@zainabfarax1992
4 жыл бұрын
taageere number 1 isma dhaanto😍🥰❤
@Faizafican3035
4 жыл бұрын
Waa uso roray uu so dhacay Lee I am first really
@mireyaretube800
4 жыл бұрын
Maanta ana ugu so horeeyay ani like idinka codsan maayo 60 qof oo kaliya idinka raba r 1k 160 qof oo kaliya iiga dhiman halka ki dhufo wll 👉 kzitem.info/news/bejne/062lvpl3qJxhdoY
Ismadhaanto horay u socda Lkn Filmka waxyar baa ka qaldan Naag ninkeedi la xiranaayo oo hadana guriga iska soo xiraneyso oo sababti loo xirayna aanan weydiinin askariga wax dhici karo maahan Bcoz riwaayada waxa loo sameynaya waa inay ka hadasho wax dhacay amaba oo hada taagan amaba horey u soo dhacay Marka walaalayaal ugu yaraan riwaayada ha noqoto mid macquul noqon karto Director-ka aad buu u dadaalayaa Mahadsanidiin Reer iyo Ismadhaanto Iyo bahda ku xiran🙏
Alla ninaaa nin muxuu qashin yahay 🗑 barwaaqaa kula socoto kuyeh 😩😩😩 foxisoy godkaga biyo kugu so galen Naaga naag neh waa ey eeydeeda hadaanba nag so xareesto waaye xitaa tan ila dhalatay 🥺🥺🏃♀️🏃♀️🏃♀️
@wilkaxafada5880
4 жыл бұрын
Hhhhh waa miid lo bahan yhy
@isseamin3756
4 жыл бұрын
Wlhi qoftaan xariifad waaye tan filin waaye lkn naago badan ragooda inay daaqada kala baxdo umaleenaaa kkkkkk waa ka cabsaday kkkkkk fooxiso waa udhamaatay
Kaafi waa nin casoo nin casna waxaa layifhi naagtada uga baq duulka cascas waxka naago jcl majiro buuro kamasna waa khaayimad waynaatay yaahuu lkn yidhi fooxiso waan jcly oo uu kujiciireeyay markaa caawa aad ayaan ufaraxsanay maadaaba oo fooxiso loo hiiliyay horta qisada filimku yayku socotaa calaadhaan waa ayo aktariintu ma pig bro iyo nimco mise fooxiso iyo kaafi way iskagakaaya qasmeenbe kasoo jwba reer ismadhaanto suaashaa
@ubahiinalove8347
4 жыл бұрын
Bilaash umu buurna naagta ku lahaa cunto ma cuni karo weeyna cunty lol 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nadiir7783
4 жыл бұрын
Big bro ilaahey ka baq markaad sexaneydo koofiyada iska dhig
@mohamudabdirashiid4097
4 жыл бұрын
Hahahahh
@ahmedabdinoor5245
4 жыл бұрын
😀😀😃😃😃😃😃😃
@nasteexocali6436
4 жыл бұрын
Hhhhh aduu illhey ka baq ninka ka deg
@kowsarkaftan1607
4 жыл бұрын
Fooxisooy waraa ku galay jin caman weyn guriga keensataye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@anaaross8089
4 жыл бұрын
Ismadhanto filimkan isbuuc ayaa sugayay 18 maxa waye barteka 19 so daya maxa
@ansalcisman6886
4 жыл бұрын
Caku nag nag maher afkeda ka soobixineyso cebbadana filinkan dadka an aqano ayubo ka shekenaya teda kale nagtan codkeda kuma heysto
@mudugaawiboy7830
4 жыл бұрын
Qudba siro waynaatay 😂😂😂😂 Kaafi abdi nin taalenti leh✌
@ebyanabdi4981
4 жыл бұрын
Kaafi abdi markaa socoto barwaqa kula socota ku lahaa lerarka maglada shidaa aa 😂😂😂😂😂
@saiidtatico2166
4 жыл бұрын
Intii somali ah please subscribe_ka ha iga xaasinina
@amalhaji6028
4 жыл бұрын
Wll please isma dhaanto sidan wax ka badala riwaayada waad nagu daajisaan marka fadlan noola soo dhakhsada waa tallow iyo codsi my Team ismadhaanto
@hamdasaidalihaldhaa213
4 жыл бұрын
Tan fooxiso ninka ka qaaday wlley saan kuu habaarayay inuu kugu dhacaan ka baqayaa waxaba inay riwaayad tahay wan iloobaa ciil baa canjuhu i buuxsamaan markaan aragaaga arkaba
@elmarwaanfellani7042
4 жыл бұрын
Kafi wa khayaanoole gabadhu shalay aroosay sidu ku maagay inu khayaamo.😭😭😭
@BS-bb4sp
4 жыл бұрын
Fooxisa taan ninkeed ka qaadaysa waan necbahay waayo gabadha ayay farxaded ku ciyaraysa
@dayowmedia512
4 жыл бұрын
War midaan buuran cod folxuma oo kafi shukansaneysoo...ayadha dan aya folxumo socoto eeh
Пікірлер: 352